Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Ayaa Shaaca Ka Qaaday In 26 Feb Ay Dib Wadahadalada Somaliland Iyo Somalia Ka Furmi Doonan Dalka Turkiga
Hargeisa 11/2/2015(SDN/QJ)_Wasiirka arimaha dibada Somaliland maxamed biixi yoonis ayaa maanta hor tagay gudida arimaha dibada golaha wakilada Somaliland iyadoo kulankaasi ay warbaahntu dibad jog ka ahayd ayaa arkii kulankaasi soo idlaaday waxa saxafada la hadlay wasiirka arimaha dibada Somaliland maxamed biixi yoonis isagoo ka warbixiyey waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee ay kulankaasi kaga soo wada hadleen …
