Wareysi dheer oo aanu Cali Sanyare la yeelanay oo noqday hadalheynta u badan ee Akhristeyaasha, ka bogo qeybaha uu ka kooban yahay
Geneva Feb 10,2015(SDN/QJ)-Waxaanu bishii Janawari ee sandakan la-yeelanay wareysi dheer,Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali -Sanyare) , oo ahaan jiray Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ah ee xukuumaddii UDUB ee Madaxweyne Daahir Rayaale ,oo dhinacyo badan ka taabtay xaalada hadda somaliland ku sugantahay. Wareysigaas oo taxana ah wuxuu maqalkiisa iyo daabacaadiisuba soo baxeen 30…
