Tahriibayaal Lagu Qiyaasay 200-Qof Oo Badweynta Meditarenian-ka Ku Geeriyooday
Lampedusa:Feb,12,2015(SDN/QJ)-Sida ay Baahisay inkabadan 200-qof oo muhaajiriin ah, ayaa ku geeriyooday Badweynta Mideterinan-ka, kuwaas oo doonayey inay Gudaha u galaan Qaaradda Yurub. Qaramada Midoobay ayaa wareysatay dadkii ka soo badbaaday oo ay soo qaadeen ilaalada xeebaha Taylaaniga iyagoo biyaha dulsabeynaya. Waxay sheegeen in tiro badan oo muhaajiriin ah oo saarnaa doon yar ay qaaday badda…
