Berbera 09.Fen 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin, ayaa si adag u cambaaraysay xadhiga Wariye Maxamed Cabdilaahi Soofadhiiste oo ka mid ah Tafatiraha Shabakada Berbera today iyo Telefishanka SOMALI CHANNEL, kaas oo todobaadkan ay Ciidamadda Booliska Magaaladda Berbera ay xabsiga u taxaabeen.
https://www.youtube.com/watch?v=tlV6TjAcnr0
Gudoomiyaha Ucid ee Gobolka Saaxil oo Si adag u Canbaaraysay Xadhiga Weriye Soofadhiiste Daawo
