Guddoomiyaha Baanka Oo Soo Kormeeray Dedaalo Hoos Loogu Dhigayo Qiimaha Dollarka Oo Saraakiisha Baanku Ka Wadaan Magaalada Hargeysa
Hargeysa:Jan,14,2015(SDN/QJ(-Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi, ayaa maalintii shalay soo kormeeray Iskudayo Baanku lacago doolar ah suuqa ku geliyey, kuwaas oo lagula dagaalamayo Qiimo koror ayaamahan laga dareemayey Lacagta Doollarka. Lacagahan Dollarka ah ee Baanka dhexe suuqa geliyey, ayaa waxa ku dadka shacabka ah loogu beddelayey lacagaha kaashka ah ee ay hayaan, iyadoo…
