“Author Archive”
Stories written by akguled

Cambaarayn hadalkii Riyada iyo Indha-adayga ahaa ee ka soo yeedhay M/weyne Xasan Shiikh Maxamuud arrinta ay DP World ku maalgalinayso Dekedda Berbera

Hargaysa 21,Sep 2016 (SDN/QJ):-Jamhuuriyadda Somaliland waxay si weyn ula socotaa in Xukuumadda ka talisa Villa Somaliaoo uu ugu horreeyo M/weyne Xasan Shiikh Maxamuud ay si toos ah iyo si dadbanba gacanta ugula jiraan arrimo ka dhan ah nabadda, wada jirka, horumarka, dhaqaalaha iyo siyaasadda Qaranka Somaliland. Waxaannu ognahay in ay soo abaabulaan kooxo ay ugu talo-galeen inay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Go’aan Dawladu ka soo Saartay Deegaanka Degmada Ceel Afweyn ee Sababta u ahayd Shaqaaqo Khasaare Nafeed Sababtay

Ceel Afweyn 21,Sep 2016 (SDN/QJ):-Ka dib shaqaaqadii ka dhacday deegaanka kor ku sheegan oo keenay dhimasho iyo dhaawac ay sabab u tahay khilaafka dhulka, daaqa iyo deegaamayntu, ayaa dawlada JSL ka soo saartay go,aamada hoos ku xusan si ay deegaankaas uga hirgasho nabad waarta, wada noolaansho iyo baad iyo biyo wadaag loo siman yahay. UJEEDOOYINKA […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Maxkamada Dastuuriga ah u Gudbiyay Dacwad Iyo Xukuumada oo ka Hadashay DAAWO

Hargeysa 20, September, 2016 –(SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa dacwad u gudbiyay Maxkamada Dastuuriga ee Somaliland. Dacwadan Xisbiga Waddani u gudbiyay Maxkamada Sare ayaa la xidhiidhay cabasho ay ka muujiyeen  qaraarkii madaxwaynaha Somaliland ku kala qaaday Doorashooyinka Wakiilada iyo baarlamaanka Somaliland. Kulan  Albaabadu u xidhanyihiin oo ay wada yeesheen Masuuliyiinta Xisbiga Waddani iyo Guddoomiyaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxwayne Siilaanyo oo Maxkamada Sare u gudbiyay Qoraal Fasiraad Sharci ah

Hargeysa 20, September, 2016 –(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Maanta u gudbiyey qoraal Codsi dib-u-eegida Qaraarkii Fasiraada ee Maxkamadda Dastuuriga ah. Waxaanu u qorsaa sidan:- Ku: Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah Hargeysa Og: Dalladda Ururrada Bulshada Rayidka ah (Sonsaf) Hargeysa Og: Akaademiga Nabadda iyo Horumarinta (APD) Hargeysa Og: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Hargeisa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddoomiyaha Guddida Diwaangalinta oo Ka Hadlay Go’aanka Madaxweynaha ee Kala qaadista Doorashooyinka DAAWO

Hargeysa 20, September, 2016 –(SDN)-Guddoomiyaha Guddida Diwaangalinta iyo kala reebista Ururada iyo Xisbiyada Cabdirisaaq Ciyaale ayaa ka hadlay go’aanka Madaxweynaha ee kala qaadista Doorashooyinka iyo Walaaca Beesha Caalamku ka bixisay. Cabdirisaaq Ciyaale oo arrimahaasi ka hadlaya Halkan ka DAAWO

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mudaharaad Ka Dhan ah Beesha Caalamka oo Hargeysa ka Dhacay

Hargeysa 20, September, 2016 –(SDN)-Saaka waxaa Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Hargeysa isku soo baxay qaar ka mida shacab magaalada Hargeysa oo taageersan Qaraarkii Madaxwayne Siilaanyo ku kala qaaday Doorashooyinka wakiilada iyo Madaxtooyada. Shacabka Mudaharaadayay Ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay ku taageerayaan Go’aankii madaxwaynaha Somaliland iyagoo beesha caalamkana u gudbinayay in madaxwayne Siilaanyo qaatay Go’aan wanaagsan. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Magacyada 11 Xubnood oo Madaxwayne Siilaanyo u magacaabay Guddida Sare ee Jaamacada Hargeysa

Hargeysa 20, September, 2016 –(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo Summadeedu JSL/M/XERM/249-4264/092016 tahay ku magacaabay Guddida Sare ee Jaamacadda Hargeysa (Board of Trustees for University of Hargeisa) oo ka kooban 11-xubnood. Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu dhaqangeliyey oo uu saxeexay wax ka bedelka iyo kaabista ay Jaamacada Hargeysi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Warbixin la Xidhiidha Dhagaysigga Dacwada Maxkamada Caalamiga ee Hague ee Somalia iyo Kenya

Hargeysa 20, September, 2016 -(SDN.Qurbejoog)- Afar qareen oo caalami ah ayaa maanta bixiyay Jawaabta Soomaaliye ee ku wajahan diidmada Kenya ay dooneyso in ay isku hortaagto in Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladdu ay gasho kiiska muranka soohdinta badeed ee Soomaaliya iyo Kenya. Waxaa xusuus mudan in ay dacwadda badda ay marka hore Maxkamadda u gudbisay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga WADDANI oo Mawqif Adag Ka Istaagay Muddo Kordhinta Wakiilada+ Taageeray Go’aankii Ay Beesha Caalamku Ka Istaagtay Muddo Kordhinta Doorashooyinka DAAWO

Hargaysa 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Kulan ay wada-yeesheen madaxda,hoggaanka iyo guddida fulinta Xisbiga WADDANI, ayaa waxa laga soo saaray War-Murtiyeed ku saabsan Mawqifka Xisbiga WADDANI ee dib-u-dhaca Doorashada Wakiilada Somaliland, waxaana sidoo kale si aada looggu taageeray go’aankii ay beesha caalamku ka soo saartay Muddo Kordhinta Arrimaha Doorashooyinka Somaliland. War-murtiyeed Waxa uu Xisbiga Waddani shir ku qabsaday […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dhagaysiga Dacwada Xisbiga Ucid,Badheedhaha Gudoomiyaha Maxkamada Distooriga ah iyo Dooda labada Dhinac halka ay ku Sal Leedahay DAAWO

Hargaysa 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Maxakamadda sare ee JSL ahna Maxakamadda Distooriga ah ee qaranka ayaa si rasmi ah u bilowday dhegeysiga dacwad xaasaasi ah oo u dhaxaysay guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe iyo garabka uu hoggaaminayo musharraxa kumeel gaadhka ah ee xisbigaasi Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »