Webmaster

    Kulan uu Madaxweyne Siilaanyo la Qaatay Golaha Deegaanka ee Magaalada Sheffield ee Aqoonsaday Somaliland DAAWO

    Hargaysa 15.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa hadhimo sharafeed uu ku maamuusayo qasriga madaxtooyada ugu sameeyey wefti ka socda dalka Ingiriiska, gaar ahaana golaha deegaanka Sheffield city council. Weftigan oo ujeedada booqashada dalka Somaliland ku yimaadeen ayaa ah inay si toos ah ugu kuurgalaan xaalada dhabta ah ee Somaliland. Intaasi…

    Read More

      “Waxay Xukuumaddani tidhaahda Misaaniyadii ayaanu kordhinay, waxa ay ugu yimadeen 75-Milyan,waxayna imika yidhaahdan waxa aanu marinaynaa 250 waa beentooda” Xildhibaan Siciid Warsame

      Hargaysa 15.Jan 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Guddida Kheyraadka Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), kana tirsan Xisbiga Waddani, ayaa sheegay inay dhawaan soo bandhigi doonaan siddeed wasiir oo guryo dabaqyo ah ka dhistay hantida qaranka. Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), oo Wargeyska Geeska Afrika u waramay ayaa sidoo kale waxa uu eeddo u jeediyay…

      Read More

        Buuhoodle oo ay Isugu Tageen Somaliland,Punt land iyo Somalia iyo Wasiir Xaglo Toosiye oo Digniin adag ku dhawaaqay DAAWO

        Buuhoodle 15.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland, Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. Wafdiga ayaa ka qaybgalaya xaflad lagu caleemasaarayo Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo lagu wado inay Buuhoodle ka dhacdo barri oo Khamiis ah. Wafuud ka kala socota maamulka Somaliland iyo dhulka is-maamulka Soomaalida Itoobiya…

        Read More

          Aqoonsi la’aanta Somaliland,Sida ay Halis ugu tahay Xasiloonida iyo Ammanka Mandaqadda Warbixin Lafo Gur ah

          Hargaysa 15.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wargeyska La Nouvelle Chronique oo ka mid ah warbaahinta ugu faca-weyn ee ka soo baxday dalka Faransiiska, isla makraana si gaar ah u falan-qeeya siyaasadaha caalamka, ayaa todobaadkan warbixin dheer ka qoray horumarka Somaliland iyo halista beesha caalamka ka soo waajihi karta aqoonsi la’aanta Somaliland.   Warbixinta ayaa lagu sheegay in…

          Read More

            “Marka ay Xukuumaddani la hadasho Somalia waataas Somaliland toobad keentay ayaa la Yidhaa,Waxaan is leeyahay malaa toobadaas ayey wax ka jiraan” Xildhibaan Mataan Hoori

            Hargaysa 15.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Aadan Muxumed Hoori (Mataan), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Waddani  ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin uu mawqif adag ka taagnaa qadiyada Somaliland marka ay noqoto Somaliya, marar badana uu ka diiday inuu wax wada hadal ah la furo Somaliya, balse…

            Read More

              Kooxo Hubaysan oo Taageersan Suldaan Wabar oo soo Weerar ku soo qaaday Ciidanka Qaranka iyo Waraaqo Diiwaangelinta lagu diidan yahay oo Boorama lagu daadiyay

              Hargaysa 15.Jan 2015 (SDN/QJ)- Koox Maleeshiyo ayaa  soo weerartay xero ciidamada Somaliland ku leeyhiin deegaanka Holhol ee koonfur galbeed Borama, waxaanay ku rideen rasaas. Ciidanka Somaliland wax jawaab ah kamay bixin rasaastaas kooxdii weerarka soo qaadayna iyaga oo aan wax khasaare ah gaysan ayay dib uga noqdeen deegaankii ay ka soo galeen Somaliland, waxaanay u…

              Read More

                Oo Miyaanu Ilaahay Odhan “ Inamal-Mu’minuuna Ikhwa’ah”..? By: Mohamed Hassan Daacad

                Waxa Hada uun fooda laga soo qaaday Salaadii Casar,Qofkastaana wuxuu soo Gutay Afartii Ragcadood ee Waajibka ahaa,Waxaana uu Ilaahay u bandhigtay Xaajooyinkiisa gaar ahaaneed ee Aduunyo iyo Aakhiraba. Qof kastaaba Niyad ahaan wuu faraxsan yahay,waxaanu dareemayaa Xasilooni Jidh ahaaneed,Maskax ahaaneed Iyo Niyad-sami xoogan.taas-na waxa u sabab ah iyada oo Ilaahay waafajiyay mid ka mid ah…

                Read More

                  Somali and Libyan Fighters Killed in Sinjar

                  A Peshmerga commander says they have killed a number of militants of African origin in clashes around Sinjar, northern Iraq. Commander Bahram Doski told BasNews from the Sinjar frontlines that they have been involved in fierce fighting in recent days and have killed scores of foreign Islamic State fighters in the area. “In recent days…

                  Read More

                    Human Rights Centre Calls On Ethiopian Authorities to Release Detained Somaliland Journalist

                    Yusuf Mohamed Hasan, editor-in-chief of Somaliland Sun website, went missing in 24th December 2014 at Jigjiga, Ethiopia, and was later confirmed detained, according to Somaliland Sun journalist. Yusuf visited Addis Ababa, the capital of Ethiopia, for private reasons, journalist told Human Rights Centre. He was arrested in his way back to Somaliland through Jigjiga, the…

                    Read More

                      Mareykanka oo ka digay xeebta Muqdisho isla markaana sheegay in Shabaabku khtar ku yihiin Kenya iyo Jabuuti

                      Washington Jan 13, 2015 (SDN/QJ)-Dawlada Mareykanka ayaa digniin ay u jeedisay muwaadineenta safarka ku maraya aaga xeebaha Soomaaliya khaasatan xeebta Muqdisho. “Khatartii afduubka marakiibta weli wey ka jirtaa xeebaha Soomaaliya, khatartu waxa ay gaarsiisan tahay ilaa 1,000 mile oo cabirka badda ilaa Kenya iyo Yemen”ayaa lagu yiri qoraal Mareykanku soo saaray. Mareykanka ayaa sidoo kale…

                      Read More

                        Somaliland: Patriots proud of peace

                        Somaliland has become a bastion of democracy and stability compared with Mogadishu and other areas in the war-torn south, writes Christopher Adams.   A street scene in Hargeisa, Somaliland. Photo / Christopher Adams From the back seat it appears as if the bus has been taken over by multicoloured ghosts. The clothing worn by the…

                        Read More

                          Xeer Ilaaliyaha Somaliland Oo Shaqadii Ka Joojiyey Garsoorihii Laalay Kiiskii ka Dhanka ahaa Wargeyska Hubaal Iyo Taliye Fadal Oo Dabada Ka Riixaya Culayska Lagu Hayo Saxaafadda

                          Hargeysa:Jan,14,2015(SD/QJ)-Waxa si lama filaan ah uu Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka somaliland Xasan Axmed Aadan shaqadii ugu joojiyey Xuseen Maxamed Jaamac oo  ah Garsoorihii dhawaan laalay  kiiskii loo haystay Wargeyska Madaxa Bannaan ee Hubaal. Xeer ilaaliyaha ayaa sida ilo xogogaal ahi noo xaqiijiyeen  isagoo fulinayo Cabasho iyo catow tiro badan oo Taliye Fadal ka muujiyey…

                          Read More