Webmaster

    Muxaadaro Axkaamta Jimcaha Sh.Muxamed Jawhari

    Gaalkacyo Dec 20,2014(SDN/QJ)-Muxaadaradaani oo ka dhacday Masjidka Abuu-hurayra ee Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Xaafada Israac ayaa waxaa soo jeedinayay Sh.Muxamed Jawhari waxaana uu kaga hadlay Axkaamta iyo Aadaabta Maalinta Qiimaha badan ee Jimcaha. Sh.Muxamed waxaa uu ugu horayn ka hadlay Qiimaha iyo Dheeraadka ay Maalintaani leedahay waxaana uu sheegay inay tahay Ciida Isbuuca Muslimiintuna ay…

    Read More

      Gudi Hoosaad ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Musuq Maasuqii ugu Xooganaa ku soo Saaray Hanti dhawrka qaranka

      Hargaysa 20.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddi-hoosaadka Golaha Wakiillada Somaliland u qaabbilsan Daba-galka iyo ilaalinta Hantida Qaranka, ayaa maanta Golaha soo hor-keenay Warbixin dhinacyo badan taabanaysa, isla markaana ka shiftay musuqmaasuq baahsan iyo maamul-xumo hadhaysay iyo Xafiiska Hanti-dhawrka guud ee Qaranka. Guddigan oo muddo baadhis ku waday hannaanka Hay’addani u shaqayso iyo sida ay uga hawl-gasho ilaalinta…

      Read More

        Taliyaha Booliska G.Sanaag Iyo Ciidamo Aad U Tira Badan Oo Uu Wato Oo Saaka Ka Horjoogsaday Xisbiga WADDANI Xafiis Uu Ka Furan Lahaa Degmada Huluul+Shacbiga Ku Dhaqan Degmadaasi Oo Ka Soo Horjeestay Ciidamada.

        Ceerigabo 20.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Siilaanyo ayaa saaka horjoogsatay xafiis ay masuuliyiin sar sare oo ka socda xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ay ka furi lahaayeen Degmada Huluul oo ka tirsan gobalka Sanaag. Wararka naga soo gaadhaya degmada Huluul ayaa sheegaya in wafti balaadhan oo ay hogaaminayso xoghayaha xidhiidhka arrimaha bulshada ee xisbiga WADDANI Marwo:Hinda…

        Read More

          Daawo: Xoghaya Ciyaaraha Xisbiga Wadani Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeisa Iyadoo Ka Hadashay Xaalada Uu Haatan Dalku Ku Sugan Yahay

          Hargeisa 20/12/2014(SDN/QJ)xoghayaha ciyaaraha xisbiga wadani ya  amaanta lagu soo dhaweyey magalada hargeisa iyadoo ka hadashay  xaalada siyaasaded  ee dalka waxa ay sidoo kale ka hadashay doorka ya dhalinyartu ku leedahay  bulshada iyadoo xukumada ku eedesay  inanay ka soo bixin doorkii dhalinyarta waxa ay sidoo kale baaq nabaded u dirtay dawaynaha rer boorama ee malmihi ugu…

          Read More

            Daawo:Sulaadka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo hadal Taarikhiya Ka Jeediyey Madal Lagu Taageeraayey Musharaxnimada Muuse Biixi Cabdi

            Hargeisa 20/12/2014(SDN/QJ)Shir ay manta isugu yimaden badiba hormoodka  salaadiinta cuqaasha iyo wax garadka beesha sacad muuse aya maanta ku yeeshay magalada hargeisa kulanaasi oo lagu taageraayey go,aankii ay gudida horumarinta beesha sacad muuse ku taageren musharaxnimada muuse biixi cabdi Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Daawo: Salaadiinta Boorama Oo Maanta SHir jaraaid Ooy Qabteen Cod Dheer Ku Sheegay Inaanay Gooni Isu Taaga Suldaan Wabar Ku Raacsanayn Iyago Xukuumada Ugu Baaqay In La Tix Galiyo Cabashadooda

              Hargeisa 20/12/2014(SDN/QJ)Salaadinta boorama ayaa shir ay  manta qabten  waxa ay sheegen inanay  suldaan  wabar  la qabin goositanka uu somaliland akaga goostay iyago sheegay  inanu suldaanku arinkaa kala tashan iyagoo xukuumadana ugu baaqay  in cashadoodii la tix galiyo hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Goor Dhawayd Gaadhay Dalka DJabuuti Iyadoo halkiaasi Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey(Sawiro)

                  Hargeisa 20/12/2014(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo si heer caalami ah loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti, iyada oo ay garoonka Diyaaraha ku soo dhaweeyeen Raysal Wasaaraha Dawlada Jabuuti Mudane  Cabdiqaadir Kaamil Maxamed oo hogaaminaaya Xubno ka mida Dawlada Jabuuti oo u badan wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha Dibeda Jabuuti mudane Maxamuud…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Saaka u Ambabaxay Dalka Djibouti Iyo Ujeeddada Safarkoodu la Xidhiidho

                  Hargeysa:Dec,20,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wafti sare oo uu hoggaaminayo, ayaa u amba baxay Dalka Jamhuuriyadda Djibouti. Safarka Madaxweynaha oo ay ku wehelinayaan Xildhibaano, Wasiirro, Wariyayaal iyo xubno kamid ah Xisbiga Kulmiye, ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo Wada-hadallo la sheegay inay Caasimadda Djibouti ku dhex mari doonaan Dhiggiisa Somalia oo la filayo in dhawaan…

                  Read More

                    Weekly Press Conference on the Progress of the Somali Government

                    Mogadishu, 20 December 2014 – The Minister of Information, Mustafa Duhulow, today addressed the media, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister discussed various issues: The appointment of the new Prime Minister, President’s visit to Kismayo, Somali Media Development, Humanitarian assistance, Security Operations,…

                    Read More

                      Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

                      Mogadishu, 20 December 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Magacaabista Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Madaxweynaha oo Booqday Kismaayo, Horumarka Warbaahinta Dalka, Arrimaha Gar-gaarka Bani’aadanimo, Howlgalo lagu sugayo Amniga, Horumarka Maamul u sameynta Gobollada Dhexe,…

                      Read More

                        6 die of starvation in ‘besieged’ Somali town

                        At least six people died of starvation over the past week in Somalia’s central Buloburde town as a result of an ongoing siege by Al-Shabaab militant group, the local chief said on Friday. “It is still difficult to transfer basic commodities into the town as Al-Shabaab militants continue to torch merchandize-loaded trucks and steal others,” Local…

                        Read More

                          Shariif Xasan Oo Villa Somalia U Jooga Sidii Xubno Muhiih ah uu Ugu Yeelan Lahaa Xukuumadda Cusub Iyo Magacyada Shakhsiyaadka uu Wato

                          Muqdisho:Dec,20,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha K/Galbeed Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa ku  sugan Madaxtooyada Somalia, isagoo kulamo kala duwan halkaas kula Lehh Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isal wasaaraha cusub ee dhawaan la magacaabay. Sida ay sheegayaan wararka ku dhaw Madaxtooyadu, waxa uu shariif xasan Sheekh Halkaas u joogaa sidii uu Golaha wasiirrada cusub ugu yeelan lahaa xubno muhiim…

                          Read More

                            Meydka 8-Carruur ah Oo 7-kamid ahi Walaalo ahaayeen Oo Laga Soo Saaray Aqalka Ku Yaalla Asutralia iyo Hooyadii Dhashay Oo Dilkooda Looga Shakiyey

                            Carnsi:Dec,20,2014(SDN/QJ)-Aqal ku Yaalla Dalka Australia, ayaa waxa laga helay Meydka Siddeed carruur ah oo Toddoba kamid ahi walaalo ayaayeen oo lagu dilay middi iyo Hooyadii dhashay oo dhaawac qabta. Sarkaal u hadlay booliiska ayaa sheegay inay Hooyadii ubadkan dhashay soo miyirsatay oo ayna hadda la hadlayso booliiska iyada o ku jirta Isbitaalka halkaas oo lagu…

                            Read More

                              Afar Kamid ah Soomaalida Ku Nool Findland Oo Lagu soo Rogay Xayiraad Aanay Dalkaas Kaga Bixi Karin

                              Helsinki:Dec,20,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Finland, ayaa xukun xayiraad ah kusoo rogtay afar qof oo kamid ah soomaalida dalkaas ku nool. Afartan qof oo dhammaandood haysta Dhalashada waddanka Finland, ayaa  lagu eedaynayaa dambiyo la xidhiidha inay maaliyad ku taageereen Ururka Al-shabaab oo reer Galbeedku dagaal kula jiraan. Maxkamadda magaalada Helsinki ee xarunta dalka Finland waxay xukunkan ku ridday…

                              Read More

                                Xukuumadda Turkiga Oo Amar Ku Bixisay In Xabsiga Lasoo Dhigo Sheekh Fethullah Gulen Oo Ay Si Weyn Isu Hayaan Madaxweyne Erdogan

                                Stanbul:Dec,20,2014(SDN/QJ)-Warqad lagu soo qabanayo Sheekh Sheekh Fethullah Gullen oo ah wadaad mustaafuris ku maqan, isla-markaana ay si weyn isku hayaan Madaxweyne Erdogan, ayaa waxa soo saartay Maxkamad ku taalla Dalka Turkiga. Mr Gulen oo ku nool dalka Turkiga ayaa waxaa lagu eedeeyay in uu aasaasay isla markaana uu hogaamiye u yahay urur hubeysan oo argagaxiso…

                                Read More

                                  Mgaalooyinka Hargeysa iyo Adis Ababa oo iskaashan doona

                                  Adis Ababa Dec 20,2014(SDN/QJ)- Duqa magaalada Hargeysa iyo dhigiisa Cabdiraxmaan Maxamuud Ceydiid Solteco iyo dhigiisa Adis Ababa ayaa kulan ay yeesheen iskula qaatay in labada Casimadood la maataaneeyo. Sidaa waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu ku sexeexan yahay Wakiilka Somaliland ee dalka Itoobiya Ayaanle Salaad Diiriye oo sidan u qornaa: “Maayarka caasimadda Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid…

                                  Read More