
Hargeisa 20/12/2014(SDN/QJ)Salaadinta boorama ayaa shir ay manta qabten waxa ay sheegen inanay suldaan wabar la qabin goositanka uu somaliland akaga goostay iyago sheegay inanu suldaanku arinkaa kala tashan iyagoo xukuumadana ugu baaqay in cashadoodii la tix galiyo
hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
