Webmaster

    A Drown Man Catches At A Straw

    I wish I could be a poet who adorns and worships beauty – pageants from Borama.  Praise and admire those pageants with heavenly bodies that are in their puberty stage.   Blessed with romantic eyes that are  dressed with bushy eyes brows, rosy cheeks, and golden smile.   Those pageants that are born and raised in Borama;…

    Read More

      “Xukuumaddanu ha iska dayso fal celinta degdeg ah qof wax tirsaday oo meel galay Somaliland waxba ma yeeli karo” Faysal Cali Waraabe

      Hargaysa 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo safar ugu maqnaa dalalka jabuuti iyo ethopia ayaa galabta dib ugu soo laabtay Dalka . Waxaana madaarka hargaysa kaga hor tagay masuuliyiinta ugu saraysa xisbiag ucid oo uu hor kacayo murashaxa madaxweyne ee xisbiga ucid Aqonyahan Jamaal Cali Xuseen  . Murashaxa Madaxweyne Ku…

      Read More

        Xukuumada oo Xisbiga Waddani u diiday Xaflad uu qabsanayay iyo Gudoomiye Cirro oo Sheegay in arrimahani Muujinayaan Hungada Kulmiye Akhri

        Berbera 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Siillaanyo aanay lahayn awoodd ay ku xakamayso Taageerayaasha ku soo biiraya Xisbiga WADDANI ee ka soo diga-roganaya Xisbiga taladda haya ee KULMIYE. Guddoomiye Cirro ayaa hadalkan ka sheegay Munaasibad uu maanta Xisbiga WADDANI u qabtay Taageerayaal…

        Read More

          “Wasiir Samaaloow bal ukuur gal Cabashada Reer awdal Waa Warsame Indhooloow soo Indha indhee Abaarta Awdal ku Dhacday” Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle oo Soo Qufay Tabashada Reer Awdal DAAWO

            Hargeisa 18.Oct .2014(SDN/QJ)- Xildhiban Axmed Yaasin Sheekh Cali Ayaanle oo Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Ku abtirsada Xisbiga Kulmiye kana Soo Jeeda Gobolka Awdal ayaa maanta si qoto dheer uga hadlay Qadiyada Tabashada ee Gobolka Awdal Waxa uu Xildhibaanku Soo taxay Tabashada Gobolkiisa iyo Sida Xisbigiisa Kulmiye ugu Guuldaraystay inuu Bulshada Gobolkaasi…

          Read More

            Daawo: Musharaxinta Xisbiga Ucid Oo Maanta Qaaban Hore Looga BaranSiyaasiyiinta Iyo Musharaxiinta Xisbiyada Wakhti Kula Qaatay Ganacsatada Suuqa Hargeisa

            Hargeisa 18/12/2014(SDN/QJ)Labada Musharax ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka ucid ayaa maanta qaaban hore looga baran musharxinta iyo siyaasyiinta waxay  bulshada kala duwan u raacen basaska magaalada  hargeisa iyagoo intaa ka dib suuqa magaalada hargeisa dadka kun ganacsada wakhti kula qaatay Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              MUSUQ MAASUQ….CUDUR HOOG INA AAFEEYEY

              Muqdisho Dec 18,2014(SDN/QJ)-Musuq-maasuqu waa mid ka mida cudurada ugu gunta iyo gudaha weyn ee dalkeena dhinac walba ka ragaadiyey. Wuxuu naafeeyey dib u dhiskii dalka, koboca dhaqaale iyo dhammaan adeegyadii bulshada. wuxuuna dadkii u horseeday naafanimo joogta ah. Hoggaan xumida iyo hufnaan la’aanta maaliyadeed ama shaqo ayaa fursad siiya cudurkaan alla xumayga ah. Sidoo kale…

              Read More

                Taageereyaashii Raiisul Wasaare C/Weli Sheekh Axmed oo ogaaday in Puntland xilkiisa dooneysay kana shaqeysay riditaankiisii

                Muqdisho Dec 18,2014(SDN/QJ)-Taageereyaashii Raiisul wasaare C/Weli Sheekh Axmed oo dhawaan baarlamaanka Soomaaliya kalsoonidii kala noqday ayaa haatan ku baraarugay ujjedadii dhabta aheyd ee maamul Gobileedka Puntland ka lahaa taageeradii maamulkaas u muujinayeen xiligii ay is hayeen madaxweynaha Soomalaiya. Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka miro dhaliyay dedaal ay u galeen saacado ka dib kolkii la riday…

                Read More

                  DAAWO:Raiisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo wareysigiisii ugu horeysay ku sheegay qorshihiisa iyo naxdin ka muuqatay

                  Muqdisho Dec 18, 2014(SDN/QJ)-Raiisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Md Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa bixiyay wareysigiisii u horeeyay oo uu ku soo bandhigo qorshihiisa ku wejahan xukuumada cusub iyo waxa uu is leeyahay aad qabatid mudada uu xilka hayo. Raiisul wasaaraha ayaa sidoo kale waxa wejigiisa laga dheehan karayay walaac faro badan oo uu ka…

                  Read More

                    Taariikh Nololeedka Ra’isal Wasaaraha Cusub Ee Somalia Oo Shalay La Magacaabay

                    Muqdisho:Dec,18,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu dambayntii shalay ku dhawaaqay inuu xilka Ra’isal wasaaraha xukuumaddiisa  ku aaminay Cumar Cabdirashiid Cali sharma’arke ooh ore jagadan usoo qabtay. Hadaba halkan waxanu idiinku haynaa Taariikh Nololeedka Ra’isal wasaaraha cusub ee Soomaaliya loo doortay oo aan dhegaha bulshada ku cusbayn, waana sidatan: Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke waxaa dhalay…

                    Read More

                      “Suldaanka(wabar) Waxanu Leenahay Haddii aad katimi Maraykan oo Carruurtaadii iyo Ehelkaagii aad halkaas geysay, waa inaad ka daysaan bulshada Hagardaamada iyo.” Wasiir Waran-cadde.

                      Hargeysa:Dec,18,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa weerar afka ah ku qaaday Suldaan Wabar oo dhawaan ku dhawaaqay arrin ka dhan ah qaranimada somaliland, isla-markaana ciidamo Hubaysan Buuraha la galay. Wasiir Warac-cadde oo shalay ka hadlayey Garoonka Cigaal xilli uu kasoo laabtay safar uu ku tegay dalka Ethiopia, ayaa si cad u weeraray…

                      Read More

                        Maamul-goboleedka Puntland Oo Si Weyn Usoo Dhaweeyey Magacaabista Ra’isal Wasaaraha Cusub Ee Somalia

                        Garowe:Dec,18,2014(SDN/QJ)-Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa noqday Maamulkii koowaad ka mid ah maamuladda somalida oo si hufan usoo dhaweeya Magacaabista Ra’isal wasaaraha Cusub ee Somalia oo shalay la magacaabay. Ra’isal wasaare Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo dhalasho ahaan kasoo jeeda, ayaa waxa warsaxaafadeed maamulkaasi soo saaray ku shegay inuu ixtiraam badan u hayo, isla-maraana si heer…

                        Read More

                          Xaflad Xisbiga Waddani Saaka Kusoo Dhaweyn Lahaa Taageerayaal Cusub Oo Kaga Soo Biiri Lahaa Magaalada Berbera Oo Xukuumaddu Joojisay Iyo Cidda Amarkaas Bixisay

                          Berbera:Dec,18,2014(SDN/QJ)-Sida ay qurbejoog.com u xaqiijiyeen Saraakiil sare oo ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, waxa xukuumaddu habeenkii xalay joojisay Munaasibad ballaadhan oo Xisbiga Waddani ugu qorshaysnayd inuu Maanta oo Khamiis ah kusoo dhaweeyey Taageerayaal kaga soo biirayey Magaalada Berbera, taas oo lagu qaban lahaa Hutel Mansor Berbera. Sarkaalkan ayaa intaas ku daray in xukuumadda,…

                          Read More

                            Taariikhda Maraykanka Wiil uu dhalay Bushkii Weynaa oo Isu taagay Hogaaminta dal Weynaha Maraykanka

                            Washington 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyihii hore ee Gobolka Florida Ninka lagu Magaabo Jeb Bush, oo ah Wiilka Labaad ee Madaxweynihii hore ee Maraykan George H. W. Bush, sidoo kalena ay Walaalo yihiin Madaxweynihii hore ee Maraykan George W. Bush ayaa shalay shaaciyey suuragalinimada inuu si rasmiya u shaaciyo inuu isu soo taago jagada Muraxsahaxnimo Xisbiga…

                            Read More

                              51 Doonyood iyo Hal Markab oo Sifo Sharci daro ah uga Kalluumaysanayay Xeebaha Somaliland oo la Xidhay

                              Berbera 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha guud ee ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan ayaa  sheegay in ciidankiisu hawlgal ay qaadeen ay ku soo qabqabteen dad ajaaniib ah oo si sharci darro ah kaga kalluumeysanaayay xeebaha maamulkakaasi. Taliyaha ayaa sheegay in 51 doon oo laga leeyahay dalka Yaman iyo markab laga leeyahay dalka masar…

                              Read More

                                “Xisbiga Kulmiye ayaa Qabyaallada Inoo Keenay Ilaa Halkii Lagu Soo Dhisay Dib Loogu Celiyana Innaga Dhammaan Mayso” Xoghaye Ku-xigeenka Xisbiga UCID Mustafe DAAWO

                                Washington 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xoghaye ku xigeenka Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Ee UCID Mustafe Axmed Sheekh Cismaan ayaa shaaciyey in Xisbiga uu ka tirsan yahay ee UCID ay taageeraan, isla markaana ay garab taagan yihiin  guud ahaan-ba Shacbiga reer Somaliland, gaar ahaanna Inta Aqoonta iyo aragtida dheer leh. Xisbgia UCID maaha sida Xisbiga KULMIYE ee…

                                Read More

                                  Wasiir Warancade oo Luuqad adag Kula Hadlay Qurbejoogta kuna Sifeeyay Fidno Wadayaal,iyo In aanay Garanayn Waxa la isu Yahay DAAWO

                                  Hargaysa 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaaradda Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Faahfaahin ka bixiyay Socdaal uu Isaga iyo Taliyaha Sirdoonka Somaliland in Mudo ah ugu Maqnaayeen Dalalka Kenya iyo Itoobiya. Wasiir Cali Maxamed Warancade Waxa uu ka Hadlay Arrimo ay ka Mid Yihiin Wada hadalo ay la Yeesheen Madax iyo…

                                  Read More

                                    “Beelna anigu uma ahi Musharax waxaanse Musharax u ahay Somaliland oo dhan” Wasiirka Arrimaha Dibada DAAWO

                                    Hargaysa 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay Go’aankii ay Shalay Guddida Beesha Sacad Muuse ee HOODAALE ay ku kala reebeen Musharixiinta Beeshaasi ee Xisbiga KULMIYE, waxaanu tilmaamay inuu Musharax yahay marka uu Madaxweyne Siilaanyo hankiisa Siyaasadeed dhamaysto. Wasiirka Arrimaha dibaddu waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu Shalay…

                                    Read More