Webmaster

    Madaxweyne Ku Xigeenka oo ka qayb galay Kulan abaal marino lagu Gudoonsiiyay Suxufiyiin iyo Xubno kale

    Hargaysa 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka ayaa maanta ka qayb galay Kulan loogu magac daray abaal marinta sannadka ee dadka guud iyo daryeelka Bulshada. Kulankan Waxaa ka qayb galay Xubno Wasiiro ah Waxaana Halkaasi abaal marino lagu gudoonsiiyay Xubno kala duwan oo Ururka Soo agaasimay Kulankaasi uu Abaal marino ku gudoosiisayay Koox Suxufiyiin ah….

    Read More

      Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Cusub ee Hanti dhawrka Guud ee Qaranka DAAWO

      Hargaysa 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka JSL ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Dhisme cusub oo loo dhisay Xarunta Hanti-Dhowrka guud ee Qaranka. Xadhig ka Jarista Dhismahan Waxaa Madaxweyne ku Xigeenka ku Wehelinayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale, Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud C.risaaq Khaliif Axmed Hanti dhawraha Guud ee Qaranka…

      Read More

        Daawo:Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Arinta Ka Aloosan Gobalka Awdal Ee Dhawaan Suldaanku Ku Dhawaaqay Inuu Somaliland Ka Goostay

        Hargeisa 13/12/2014(SDN/QJ)afhayeenka xisbiga mucaaridka ah  ee wadani ibraahim  mahdi  buuba ayaa maanta ka hadlay  sulaanka boorama ee ku dhawaaqay  inuu ka goostay somaliland isagoo xildhibanku  eedasi  dusha uga tuuray  xukuumada axmed maxamed siilanyo  sidoo kale  waxa uu ka hadlay hawada somaliland https://www.youtube.com/watch?v=UYp3si8W2tY&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Dagaal ka Dhacay Deegaan ka Tirsan Gobolka Sanaag iyo Maamulka Gobolka oo ka Hadlay

          Ceerigaabo 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Hal qof ayaa la sheegay in uu ku dhintay shan qof kale  in ay ku dhaawacmeen dagaal shalay subaxnimadii dhex maray laba beelood  deegaanka Dhaadeedda oo ka tirsan  gobolka Sanaag, sida uu noo xaqiijiyay  badhasaabka gobolkaasi Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo xalay telefoonka ugu waramay Dawan isagoo ku sugan magaaladda Hargeysa….

          Read More

            Xisbiga Waddani oo tagaeerayashii ugu baladhnaa ku soo bandhigay Magalada London oo ka soo jedaan Gobolada Somaliland oo Dhan Halkan ka daawo sawiradii

            London 13Dec14 (SDN/QJ)Waxa caasimada wadankan Uk ee London  lagu qabtay xaflad aad u saraysa oo lagu soo dhawaynayey  boqolaal tageerayaala oo ku so biray xisbiga wadani Laantiisa Uk  tageerayaashan oo ka soo jeeda dhamaan shacabka reer Somaliland Gobaladiisa oo dhan Sida Gobolka Maroodi Jeex , Gobolka Hawd ,Saraar ,Awdal ,Buhoodle , Sool , Sanaag ,…

            Read More

              Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

              Mogadishu Dec 13, 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Baarlamaanka oo Kalsoonidii kala laabtay Xukuumadda, Horumarka Dhismaha Garoonka Diyaaradaha, Bilad Sharaf la guddoonsiiyey Hay’ada Elman, Horumarka Tayeynta Ciidanka XDS, Horjooge Al-Shabaab oo gacanta Dowladda lagu…

              Read More

                Askar Ka Tirsanayd Ciidamada Puntland Oo Ku Geeriyootay Qarax lagula Eegtay Duleedka Galgala

                Galgala:Dec,12,2014(SDN/QJ)-Qarax xooggan oo shalay gelinkii dambe ka dhacay Waddo ku taalla Deegaanka Galgala ee Maamulka Puntland, ayaa waxa ku naf waayey saddex kamid ahaa ciidanka Daraawiishta Puntland, iyadoo tiro kalena ku dhaawacmeen. Qaraxu wuxuu ka dhashay miino kuwa dhulka lagu aaso ah sida ay  warbaahinta u xaqiijiyeen qaar ka tirsan saraakiisha ciidamada daraawiishta Puntland. Askarta…

                Read More

                  Boqolaal Qof Oo Lagu Casuumay Arooska Gabadh Siilaanyo Dhalay Oo Cidhiidhi Geliyey Garoonka Hargeysa iyo Tigidhada Oo Laga Bixinayo Qasnadda Dawladda

                  Hargeisa:Dec,13,2014(SDN/QJ)-Boqolaal kamid ah Qurbejoog dibadaha ka yimi oo ujeeddadoodu tahay inay ka qaybgalaan Arooska Gabadh uu madaxweyne Siilaanyo  dhalay oo dhawaan Arooskeedu dhici doono, ayaa Mashquul geliyey Garoonka Cigaal International Airport. Sida aanu xogta ku helayno dadkan lagu casuumay Arooska Inanta madaxweynuhu dhalay ooh ore madaxtooyada dhexdeeda munaasibad kale ugu qabsatay, ayaa dadka lagu casuumay…

                  Read More

                    Ahlu Sunna iyo Ciidamada Dawladda Oo Dagaal Saaka ku Dhexmarayo Deeggaanka Dhuusa Mareeb Xudunka Khilaafkooda

                    Dhuusa marreeb:Dec,13,2014(SDN/QJ)-Dagaal ayaa saaka salaadii hore ku dhexmaray ciidamada Ahlu sunna iyo Kuwa Dawladda aagga Dhuusa marreeb, waxana uu daba socday mid shalay ka dhacay Duleedka Magaalada Guriceel. Wararka halkaas laga Helayo ayaa sheegaya in dagaalku u socdo, iyadoo ay jireen Dhaawacyo iyo dhimasho ka dhashay, waxana saaka dagaalku u bilaabmay si kedis ah, iyadoo…

                    Read More

                      Madaxweynaha Uganda Oo Baaq Muhiim ah Usoo Jeediyey Hoggaamiyayaasha Reer Afrika

                      Nairobi:Dec,13,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Uganda Museveni, ayaa baaq muhiim u ah qaaradda Afrika oo ah inay iskaga Baxaan Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC-da usoo jeediyey Hoggaamiyayaasha Qaaraddan xukuma. Mudane Musevini oo ka qaybgelayey Xuksa Sanadguuradii 51-aad ee kasoo wareegta xorriyaddii dalka Kenya ay qaateen ayaa carrabka ku adkeeyey in Maxkamaddani ay si gaar ah u eegato Madaxweyneyaasha reer…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Tamashle Gaaban kusoo Maray Goobo Dadku Ku Caweeyaan Oo Hargeysa Gudaheeda Ku Yaalla iyo Jawigii Ku Xeernaa

                        Hargeysa:Dec,13,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo), ayaa Fiidkii hore ee Xalay booqashooyin gaagaaban oo kedis ahaa ku soo maray Goobo Dadweynuhu Habeenkii ku caweeyaan iyo  Meelo ay ku kulmaan oo  ku yaalla Badhtamaha caasimadda Hargeysa. Safarkan gaaban ee Madaxweynaha ayaa mid saxaafadda lagala dhuuntay, waxase wararku sheegayaan inay wehelinayeen Marwadiisa iyo xubno kale oo ka…

                        Read More

                          Book explores Somali immigrant experience

                          The story of Hamse Warfa begins in a place not unfamiliar to many immigrants in Minnesota: Mogadishu, the capital city of Somalia. But where that story culminates (at least for now), is quite unique: with a memoir Warfa released last month: “America Here I Come: A Somali Refugee’s Quest for Hope.” Growing up,  Warfa was financially better…

                          Read More

                            Tirsigii 3-aad Dhibaatooy​in Cakiran ee dabray Dhalinyara​da Somaliland iyo Fashilaada Qaawan ee dul hoganeysa Xukuumada Siilaanyo

                            Somaliland dhalinyarada ay da’doodu ka yar tahay 30 jirka waxaa lagu qiyaasaa Boqolkiiba 65% , ardeyda dugsiyada Somaliland dhigta guud ahaan sida Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare waxay Gaadhayaan ilaa iyo 220,000 oo ardey, Ardeyda dhigata 21- ka  Jaamacadood ee Somaliland waxay gaadhayaan Ilaaa iyo 27 ,000 oo ardey, kuwaas oo aan ceelna u-qodneyn cidina  umaqneyn.Taas oo hadana…

                            Read More