Webmaster

    Daawo: Xildhibanada Golaha Wakilada Oo Maanta Su,aalo Uu Wasiirka Maaliyadu Maarayn Waayey Ka Waydiiyey Miisaniyada Sanadka 2015

    Hargrisa 14/12/2014(SDN/QJ)Qaar  kamida xildhibanada golaha wakilda somaliland  ayaa  wasiirka  maaliayada c/casiis maxamed samaale  oo ka war bixiyenayey  miisaniyada sanadka 2015 iyo shaqalaha dawlada ayaa xildhibanadu su,aalo uu maare u waayey  waydiiyen Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporananews.com

    Read More

      Daawo: Xildhiban Cali Aareye Dadka Reer Boorama Xukuumadani Dhago Wax Maqla Ma Lahee Midnimadiina Ilaaliya Isbadal Khayr Qabaa Soo Socdee

      Hargeisa 14/12/2014(SDN/QJ)Xildhiban cali aareye oo ka mida xildhibanada golaha wakilada somaliland ayaa maanta ka hadlay  tabashadi odayaashi rer boorama ee xukuumadu  dhagaha ka furaysatay taasi  oo uu xildhibanku  ugu  baaqay  in  aan  dadka rer  boorama  ay  ilaaliya nabad  galyadooda iyo midnimadooda https://www.youtube.com/watch?v=7Ip1NJRNTAg&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Munaasabad lagu furayay Masjid wayn oo lagu qabtay Galdogb (Sawiro)

        Galdogob Dec 14,2014(SDN/QJ)-Munaasabadaani oo ay soo abaabushay Mu’assasada AlMinhaaj ayaa waxaa kasoo qayb galay Maamulka Degmada, Culumada, Golaha Guurtida, Waxgaradka, Ardayda, Haweenka iyo qaybaha kale ee bulshada Magaalada. Munaasabada oo Hadalo qiima badan lagasoo jeediyay ayaa dhamaan Dadwaynihii ka hadlay waxaa ay soo dhaweeyeen Masaajidkaan Cusub iyaga oo ilaahay uga Baryay cidii dhistay inuu ka…

        Read More

          Daawo Tabashada Reer awdal afar bilood bay maraysaa kuxigeenka Musharaxa madaxwayne ee Ucid

          Hargeysa Dec 14,2014(SDN/QJ)-Musharaxa madaxweyne ku-xigeenka ee xisbiga UCID Md Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa ka warbixiyay sida uu arkao xaalada ka dhalatay Hadalkii ka soo yeeray Suldaan Wabar iyo doorka Xukuumadu ay arinkaa ku leedahay. Musharaxa madaxweyne ku-xigeenka ee UCID ayaa sidoo kale reer Awdal u jeediyay in ay isku noqdaan oo ay la xisaabtamaan masuuliyiinta…

          Read More

            Suldaanka Beesha Irir Samaale:Arinta Gobolka Awdal ee uu Suladaan Wabar ka hadlay waa Siyaasad ee ma aha arin Dhaqan xaaladana ha la dejiyo(DHEGEYSO)

            Edmonton Dec 14,20149SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Beelaha Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa ka waramay xaalada ka aloosan Gobolka Awdal ee ka dhalatay hadalka dhawaanta ka soo yeeray Suldaan Abiikar Cilmi Wabar ee uu ku sheegay in Awdal ay ka baxday Somaliland. Suldaanka ayaa xukuumada Somaliland iyo Suldaankaba u jeediyay in ay xaalada dejiyaan isla markaana…

            Read More

              Abaabulka Mudaharaaddo Ballaadhan Oo Lagu Taageerayo Suldaan Wabar Oo Borama Ka Socda iyo Ciidamada Ammaanka Oo Heegan La Geliyey

              Borama:Dec,14,2014(SDN/QJ)-Dhallinyarada iyo Xubno kamid ah Cuqaasha Gobolka Awdal, gaar ahaan kuwa ku Nool Magaalada Borama ayaa ku Hawllan Qorshe ay ku dhigayaan Mudaharaad Ballaadhan oo ay kaga soo horjeedaan Ciidamo Tiro Badan oo Xukuumaddu Halkaas Geysay. Sida uu sheegayo wariyaha Qurbejoog.com uga soo warrama Gobolkaas, waxa Habeenkii xalay Magaalada Laga Dareemayey Dhaqdhaqaaqyo xooggan oo ay…

              Read More

                Xulashada Ra’isal Wasaaraha Somalia Oo Gebogebo Ku Dhaw Iyo Magacyada Xubno Tiro Yar Oo Midkood Lagu Dhawaaqi Doono

                Muqdisho:Dec,14,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga Helayo aqalka Madaxtooyada Somalia, waxa Gebo gebo maraysa Xulashada Liiska Laga dhex xulanayo Cidda noqon donta Ra’isal wasaaraha soo socda ee Somalia. Wararka ayaa intaas ku daraya in Haatan uu Madaxweynuhu iska dhaafay xulashada Xubno 7-Ku dhaw oo uu markii hore doonayey inuu mid ka doorto, kuwaas oo codsiyadoodu xafiiskiisa…

                Read More

                  Madaxweyne Al-bashiir Oo Ku Tiiq-tiiqsaday Tallaabadii Mackamadda ICC-du ku Hakisay Dambigii Isaga Ka Dhanka ahaa

                  Khartoum:Dec,14,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dalka Islaamiga  ah ee Sudan Xasan Al-bashiir ayaa si ku tiiq-tiiqsi leh uga Fal celiyey Tallaabadii dhawaan Maxkamadda Dambiyada Dagaalka ee ICC-du ku Hakisay Damiyadii loo Haystay Saraakiil Reer Sudaan ah oo uu isagu Hormuud u ahaa. ICCda ayaa 2009-kii ku eedaysay Cumar Xasan Al-Bashiir inuu 2003-dii ka gaystay dambiyo gobolkaasi, hasayeeshee waxa uu…

                  Read More

                    “Ma Qarsanayno wada-hadal somaliland waa La Gelaynaa Cid aan uga fasax qaadanayno oo fiiso ii siinaysa inaan Hargeysa la Hadlaana ma jirto” Cali Khaliif

                    Nairobi:Dec,14,2014(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Maamulka Dibad-wareegga ah ee  Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka Hadlay Xidhiidhada uu la leeyahay Maamulka Puntland iyo Xukuumadda Somaliland, isagoo Tabasho badan ka sheegtay Dhiggiisa Puntland oo uu dhaliilo badan u jeediyey. Cali Khaliif Galaydh oo la Hadlay Jaaliyadda Maamulkiisa ee Magaalada Nairobi, ayaa  sheegay inaanay mudnayn in shacabkiisu soo dhaweysto Maaulka…

                    Read More

                      Hablo Soomaaliyeed Oo Haysta Dhalashada Dalka Australia Oo Ku Biiray Kooxda ISIL

                      Mousil:Dec,14,2014(SDN/QJ)-Qaar kamid ah Warbaahinta Waddanka Australia, ayaa Baahiyey wararka laba Hablood oo soomaaliyeed, kuwaas oo ku Biiray Ururka Daacish. Hablahan ayaa Da’dooda lagu kala sheegay 18-sano iyo 20-sano, ayaa la sheegay inay u socdaaleen si ay ugu biiraan kooxda ISIS ee ka dagaalanta dalalka Suuriya iyo Ciraaq. Labadan gabdhood oo ka tagey magaalada Sydney ayaa…

                      Read More

                        Economic and Political Development Prerequisite the Enactment of National Political Parties

                        Somaliland won the war against the vicious regime of Siyad Barre. Above and beyond, Somaliland gained hard earned peace through State formation and institutional building. The country, in due course bourgeoned and flourished to build its democratic pillars, national currency, public institutions, and armed forces. Although, the country has not yet been recognised by any…

                        Read More

                          Hargaysa oo lagu Gardaadiyay Darmaan Iyo Dalxiis waa Buug Cusub Oo Laga Qoray Taariikhda Iyo Suugaanta Cabdi Qays Sawiro

                          Hargaysa 14.Dec 2014 (SDN/QJ)- Munaasibad si heer sare ah loo agaasimay oo aanay u kala hadhin labeenta Bulshada Somaliland, ayaa lagu soo bandhigay Buug loogu wan-qalay DARMAAN IYO DALXIIS oo lagu ururiyey Taariikhda iyo Fanka Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdi-Qays) oo kaalin mug leh ka soo qaatay Fanka iyo Suugaanta Soomaalida isla markaana si weyn…

                          Read More

                            Duqay Iyo Waxgarad ka soo jeeda Gobolka Taleex oo ka Cawday Saamiga Gobolkooda ee dawlada

                            Hargeysa, 13 Dec 2014 (Ogaal)- Madax-dhaqmeedka, Odayaasha iyo waxgaradka Beesha Faarax Cali ee Nuur Axmed eek u dhaqan deegaanka Taleex, ayaa sheegay inay ka cabanayaan xumayn ay kula kacday xidhiidh u dhaxeeyay xukuumadda Somaliland iyo beeshooda, isla markaana waxay tilmaameen in Maayirkii waday xidhiidhka beeshooda laga eryay xilkii oo aanay aqbalayn cid kale. Wakiil Caaqil…

                            Read More

                              Xaqiiqada 20 Hab ee CIA Maraykanku ku Ciqaabaan Maxaabiista ku Jirta Jeelka Argagixisada ee Guantanamo Bay

                              Washington 14.Dec 2014 (SDN/QJ)- Waa qaybtii labaad ee warbixintii Aljazeera ka soo koobtay warbixinta Kongareeska Maraykanku ka soo saaray hab-ciqaabeedkii CIA u mari jirtay maxaabiista ay ku tuhmayaan in ay xidhiidh la leeyihiin waxa ay ugu yeedhaan Argagaxisada; warbixintan oo uu Geeska Afrika soo turjumay ayaa lagu soo bandhigay 20 ka mid ah ciqaabahaas iyo…

                              Read More

                                “Haddii aad na doonaysan si is leeg oo konton iyo kontona wax inoogu qeybiya” La Taliyaha Madaxweyne Fu’aad Aadan Cade

                                Hargaysa 14.Dec 2014 (SDN/QJ)- La Taliyaha Madaxweynaha ee Gobolada Barri ee Somaliland Fu’aad Aadan Cadde ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya , waxaanu tilmaamay in mar  walba Somaliya ka warwareegayso in lala hadlo oo qadiyada iyo madax banaanida Somaliland lagala hadalo, waxaanu xusay in haddii si toos ah loola hadlo oo shuruudo lagu…

                                Read More

                                  Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somalia oo Wada Hadal uga Furmayo Dalka Jabuuti

                                  Hargaysa 14.Dec 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu u socdaalo dalka Djabuuti, halkaasi oo uu wada hadal kula yeelanayo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud. Ma jiro war rasmi ah oo Xukumadda ka soo baxay oo ku aadan Socdaalka Madaxweynaha balse xogaha laga helayo Socdaalka Madaxweynuhu u bixi doono ayaa sheegaya…

                                  Read More

                                    “Qiyaastii in ka fog kilomitir ayaa la dhigay askar badan oo ay ku jiraan RRU. Si looga fogaado isku dhac, waxaan go’aansaday inaan gurigayga iska tago.” Gudoomiye Cirro Warbixin Xiiso leh

                                    Hargaysa 14.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka hadlay cabsi uu sheegay inay shacabka ku hayaan ciidamada RRU ee Booliska Somaliland. Sidoo kale xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka tirsan golaha wakiilada ayaa isna dawladda Ingiriiska ugu baaqay inay joojiso maalgelinta ciidamada RRU. Shabakadda caalamiga ah…

                                    Read More

                                      Maxkamada Dhagaraha Adduunka oo Joojisay Dunuubtii ka dhacday Gobolka Daarfur

                                      Khatuum, 14 Dec 2014 (SDNl)-Maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ICC ayaa ku dhawaaqday inay joojisay baaritaanadii dambiyada dagaal ee ka dhacay Gobolka Darfur ee dalka Sudan, kuwaasoo loo heystay Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir iyo saraakiil kale. Dacwad oogaha Maxkamada  haweenayda lagu magacaabo Fatou Bensouda ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ka sheegtay inay joojineyso…

                                      Read More