Webmaster

    Meeliishaadka Shabaabka iyo kuwa Dawlada Soomaaliya oo Haween iska laayay, qiso ugub ku ah dhaqan colaadeedka Soomaalida

    Tiyeegloow Dec 12,2014(SDN/QJ)-Meliishaadka kooxda Al Shabaab ayaa horaantii todobaadkan laba ruux oo haween ahaa madaxa uga jaray degaanka Tiyeegloow. Kooxda Shabaabka ayaa qabtay labadan haween oo midkood aheyd askeriyad ka mida ciidamada dawlada halka ta kalena ay aheyd haweeney u dhaxday askari ka mida ciidamada dawlada. Ciidamada dawlada oo arinkan ka jawaabay ayaa hawlgalo ay…

    Read More

      Seven Somali women killed in ‘barbaric’ attacks

      At least seven women have been killed in “barbaric” attacks in Somalia after Shebab insurgents beheaded a soldier’s wife, prompting revenge executions of women close to the Islamists, elders said Thursday. The Al-Qaeda-affiliated Shebab earlier this week snatched two women — a soldier’s wife and a chef for the government troops — before chopping the…

      Read More

        Masuuliyiinta Amniga Somalia Oo Awaamiir Culus Kusoo Rogay Dadka Gaadiidkooda Kireeya

        Muqdisho:Dec,12,2014(SDN/QJ)-Masuuliyiinta ugu sarraysa Wasaaradda Amngia qaranka Somalia, ayaa awaamiir culus kusoo rogay dadka iyo shirkadaha Gaadiidkooda  sii koreeya. Masuuliyiinta wasaaradda Amnigu waxay sheegeen inaan wax gaadiid ah la kirayn Karin ka hor inta aan ogaysiis la siinin Wasaarada amniga si wax looga ogaado dadka gawaadhida laga kiraynayo. Afhayeenka Wasaarada Amniga Qaranka Maxamed Yuusuf Cismaan oo …

        Read More

          Kooxda Daacish Oo Hal Milyan Oo Dollar Duldhigtay Meydka Wariye Maraykan ahaa Oo ay Hore Madaxa Uga Gooyeen

          Mousil:Dec,12,2013(SDN/QJ)-Ururka Islaamiga ah ee Daacish, ayaa ku dhawaaqay  Qoyska Sawir qaadidihii Maryakanka ahaa ee James Foley looga Baahan yahay inay iska Bixiyaan Hal milyan oo dollar si ay u helaan Meydka Wiilkooda ooh ore madaxa Looga Goooyey. Sida lagu shaaciyay Buzzfeed saddex nin oo dhalinyaro ah ayaa isku dayay in ay ka shaqeeyaan heshiiska ay…

          Read More

            How an American Teen Becomes a Suicide Bomber for ISIS

            Which city is America’s biggest hotbed for terrorists? If you’re thinking New York or Los Angeles, you’d be mistaken. Think middle America. Dozens of young men and women have left Minneapolis-Saint Paul in recent years to join Islamic terrorist groups overseas. Most of these U.S. passport holders hail from the Twin Cities’ large Somali Muslim…

            Read More

              Wasiirro Xukuumaddu u Igmatay Arrinta Suldaan Wabar Oo Natiijo La’aan ah, Saraakiil Madaxtooyadu Qolujeed u Dirtay Oo Faro madhan soo Laabtay iyo Salaadiinta Oo Cadsi Cusub Keensaday

              Borama:Dec,12,2013(SDN/QJ)-Jawiga Magaalada Borama ayaan wali isbeddel laga dareemin tan iyo intii uu Suldaan Wabar sheegay inuu qaddiyadda Somaliland dhinac iska dhigay, waxana aan wali natiijo kasoo bixin Kulamo isdaba joog ah oo Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u dirtay Halkaas. Wasiirrada ayaa kulamo badan la qaatay Salaadiinta iyo waxgaradka Reer Borama, waxana laga wada…

              Read More

                Wasiir Xirsi Oo Sharraxaad Ka Bixiyey Farsamo Cusub Oo Dhiska Waddooyinka Loo Isticmaali Doono Iyo Baahidii Daamurka Oo Meesha Kasii Baxaysa

                Hargeysa:Dec,12,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali XaajiXasan, ayaa faahfaahin ka Bixiyey Agab cusub oo dhawaan dalka la keenay, kaas oo lagaga maarmi karo Daamurkii Waddooyinka dhiskooda loo isticmaali jirey. Wasiirka ayaa sheegay in agabkan cusub oo tijaabo ahaan maalintii shalay loogu bilaabay waddada u baxda dhinaca Jaamacadda Hargeysa, uu yahay mid qiimihiisu jaban yahay, isla-markaana…

                Read More

                  Dadka Ku dhaqan Magaalada Nairobi oo Xaalada dalkooda loogu soo Qoray Dameero Tiro badan oo Suuqa lagu soo daayay

                  Nairobi 12.Dec 2014 (SDN/QJ)- Shacabka Reer Kenya, ayaa Waxaa la Yaab ku noqday Markii Shalay Subax ay  ku soo tooseen indhahana ku Kala Qaadeen Dameero tiro badan oo magaalada Nairobi ku dhaqan, kuwaas oo ay dushooda ku qoran tahay qoraallo lagu muujinayo in dadka ka niyadjabsan yihiin Xaalladda ammaan ee Dalkaas. Qoraalkaas oo xili habeenimo…

                  Read More

                    “Anigu bari dhawayto waanigii tabliiqa u baxay ee jeelka Hargeysa ku jiray,waxaan runtii aan ku soo arkay..” Waayihii Xamarje ee Jeelka Hargaysa iyo Dhacdooyin Xannuun badan

                    Hargaysa 12.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyihii hore ee gobalka togdheer Md:Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamar-je),ayaa ka hadlay xaalada ay ku sugan yihiin maxaabiista jeelka weyn ee magaalada Hargeysa,waxaana uu sheegay in ay tahay wax xuquuqul insaanka ka baxsan in qof Islaam ahi uu muddo Labaatan sano ah uu jeel ku jiro iyada oo aan wax xukun…

                    Read More

                      Wax ka Baro Labaatanka Nooc ee Maraykanku u Ciqaabo Maxaabiista ku Jirta Jeelka Guantanamo Bay

                      Washington 12.Dec 2014 (SDN/QJ)- Warbixintii uu soo saaray golaha odayaasha Maraykanku ee ka hadlaysay hababkii ka baxsanaa bani’aadamnimada ee ay wakaaladda sirdoonka Maraykanka ee CIA u ciqaabtay maxaabiista lagu xidhay Guantanamo Bay ee tuhunnada la la xidhiidha argagaxisada loo qabtay intii ka dambaysay weerarradii 11 Sebtamber 2001da lala beegsaday dalka Maraykanka. Hababkan arxan darrada ah…

                      Read More

                        Heshiis Gundhigiisu Yahay Daryeelayo Dadka ku Nool Xadadka Labada Waddan ee Itoobiya iyo Kenya oo Qallinka lagu Duugay

                        Nairobi 12.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadaha Ethiopia iyo Kenya ayaa kala saxeexday Heshiis ujeeddadiisu tahay sidii fursado loo siin lahaa dadka shacabka ah eek u Nool Xuduudda labada waddan. Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo heshiiskan ka dhawaajiyay ayaa sheegay in uu wax badan ka tari doono xasiloonida iyo sugida amniga deegaanadaasi oo muddooyinkan dambe xaalad colaadeed ka…

                        Read More

                          Qormo Xiiso leh :Yaxaas: Habar dugaag iyo Hogaamintii Gaanne

                          Saxardiid: laakiin siddee ku helaysaa ama ku heshaa? Burgal:  cumaamadayda iyo afkayga. Saxardiid: sidee yacnii..? Burgal: alxamdulilaah, kirro lama waayo. Hala yaabin dadkuba waa wada sidaa. Saxardiid: ka hor maxaad ahaan jirtay? Burgal: kaari baabuurta hawdka kireeya. Saxardiid: maxaad odhan jirtay markaad rakaabka wax u sheegayso ee aad doonayso inay gaadhiga raacaan? Burgal: Wallaahi hadduu…

                          Read More

                            Soo dhaweyntii aqoonyahan / musharax Jamal Ali Xusen ee Birmigham UK oo horseeday in Xisbiga UCID ay ku soo biiraan Xubinihii ugu cad-cad Xisbiga Kulmiye ee Middlands UK + sawiro

                            Birmingham Dec 11,2014(SDN/QJ) Masuuliyiin ay ka mid yihiin Gudoomiyayaasha Xisbiga UCID ee dalka UK, Gaar ahaan Magaalada Birmigham ,Gudoomiyaha Garabka Haweenka, madaxda sare-sare ee Laamaha xisbiga UCID ee UK, Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Birmigham iyo qaar isaga kala yimi magaalooyinka waaweyn ee UK, ayaa Murashax – Jamaal Cali Xuseen kala qayb galay shir balaadhan oo soo…

                            Read More

                              Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Kilalka Bishigo Ee Koonfurta Itoobiya Iyo Kulamadii ay la qaateen Wufuudii kala duwanayd

                              Adis-ababa 12.Dec 2014 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland sida oo kalena ah Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro) oo uu wahelinaayo guddoomiye ku xigeenka aqalkaasi Md:Baashe Maxamed Faarax, oo socdaal ku jooga dalka Itoobiya si ay uga qayb galaan xuska qoomiyadaha dalkaasi Itoobiya isla mar ahaantaana ku socday marti qaad ay ka…

                              Read More

                                Daawo: Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Maanta Ka Hadlay Hawada Somaliland Ee Dawlada Somalia Gacanta Loo Galiyey Iyo heshiisyada Ay Xukuumadu La Soo Gasho Shirkada Macdanta Baadha

                                Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)afhayeenka xisbiga wadani xildhiban ibraahin mahdi buuba ayaa maanta ka hadlay  hawada somaliland ee somalia lagu wareejiyey  sidoo kale waxa uu xildhibaanku  ka hadlay  heshiisyada ay xukuumadu la soo gasho shirkadaha baadha shidaalka somaliland iyadoo aanay waxa ay  kula heshinayso  aany umada u soo bandhigin Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More

                                  Lacagtii dalka Ruushka oo qiime beeshay sanad gudihii

                                  Moscow Dec 11,2014(SDN/QJ)-Raiisul Wasaaraha dalka Ruushka Dmitriy Medvedev ayaa markii u horeesay qiray in hoos u dhac balaaran ay soo wejahday lacagta Ruushka ee ruble. Hoos u dhaca ayaa khabiiradu u aaneeyeen laba arimood oo saameyn weyn ku yeeshay dhaqaalaha dalkaasi guud ahaan. Dawladaha reer Galbeedka ayaa cunaqabateyn ay dul dhigeen dalka Ruushka waxa ay…

                                  Read More