Webmaster

    Daawo: Xoghayaha Xaquuqal Insaanka Xisbiga Ucid Oo Si Adag Uga Hadlay Tacadiyada Ka Dhaca Dalka Xukuumada Ku eedeyey Inay Ka Kow Tahay Tacadiyadaa

    Hargeisa  11/12/2014(SDN/QJ)Xoghayaha xaquuqal insaanka xisbiga ucid ayaa manta xukuumada madaxwayne siilanyo ku  eedeyey  inay  ku tumatay  meelna kaga dhacday xuuquda muwadiniinta somaliland sidoo kalena waxa uu xukumada ku eedey inay meel kaga dhacday xuquuqdi saxafadmadaxbanan Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Oo Maanta Kulan Sagotina Ku Qaabilay Safiirku Xigenka Dawlada Ingiirka U Fadhiya Dawlada Etopia Oo Shaqadii laga Badalay(Sawiro)

      Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxmaed Silaanyo waxa uu Xafiiskiisa ku qaabiley xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku xigeenka Ingiriiska u fadhiya Dalka Ethiopia gaar ahaan Addis ababa Mr Chris Allan. Dalka u yimid sidii uu u sii macasalaamayn lahaa Madaxweynaha iyo Shacbiga Somaliland ee uu muddada dheer la soo shaqaynaayey isaga oo loo la dalacsiiyey awgeed…

      Read More

        Wasiirka Madaxtooyada Ayaa Maanta Ka Qayb Galay Dhismaha Wadada Jaamacada Hargeisa Oo Qalab Casriya Lagu Dhisayo

        Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa saaka ka qaybgalay dhismaha WADADA Jaamacada Hargeysa oo la bilaabay ka dib balanqaadkii Madaxweynaha ee ahaa in jaamacada Hargeysi yeelato Wado laamiya, Wasiirka oo balanqaadkaasi ka dhabeeyey ayaa waxa uu goobjoog ka ahaa bilowga dhismahan oo noqday mid casriya oo ay shirkad cusubi ku guulaysatay taasi…

        Read More

          Daawo:Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Ayaa Maanta Ururka Dhalinyarada Sonyo Ku Eedeyey Inay Ka Been Sheegtay Shirwaynaha Dhalinyarada Balse Goonta Ay Xukumadu Ku Ololaysanaysay

          Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada xisbiga wadani ayaa maanta ka hadlay  shirwayihi ururka dhalinyarada sonyo ay  u fartay  maalintii shalayto ahayd  isagoo ku dhaliilay  in shirwaynahaasi aanay u dhamayn dhalinyarada somaliland  sidoo kale inaanu  shirku  ahayn  mid dhalinyaro  balse ay xukuumadu ka ololaynasayso Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidisaporanews.com

          Read More

            Guddoomiyaha UCID xaq miyuu u leeyahay in uu ku hanjebo in uu dawlad kumeel gaar ah ku dhawaaqidoono hadii doorashooyinku dib u dhacaan?

            Hargeysa Dec 11,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md Faysal Cali Waraabe oo dhawaan ka hadlay in aan dooroshooyinku dib u dhicin ayaa waxa uu sheegay in uu meel marinayo heshiis hore uu ula sexeexday Guddoomiyihii hore ee Kulmiye oo haatan ah madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo. Guddoomiye Faysal oo aan haatan u sharaxneyn xilka Madaxweynaha ayaa ku…

            Read More

              Guddoomiye Ilka Xanaf Oo Hay’adaha Dambi Baadhista Uga Digay Inay Dadka Xabsiyada Mudd-dhaaf Ugu Haystaan

              Muqdisho:Dec,11,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somalia Caydiid Ilka-xanaf, ayaa uga Digay Ha’yadaha dambi baadhista inay maxaabiista ay gacanta ku hayaan si sharciga ka baxsan ugu haystaan xabsiyada dalka. Guddoomiyaha ayaa dhawaaqan kasoo baxay kaga jawaabayey cabashooyin kasoo yeedhay ehallada iyo qaraabada dadka maxaabii shaan loo soo qabqabtay oo muddo dhaaf xabsiyada loogu haysto. Ilka Xanaf oo…

              Read More

                “Madaxweynaha Saaxiib Baanu ahayn markaa waxan is idhi bal sanadkaas odaygu haku dhiso, Laakiin Geed Baa laba dible la iigu xidhay,” Muuse Biixi

                Hargeysa:Dec,11,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, ayaa ka Hadlay arrimo  badan oo ay ugu muhiimsan yihiin Dabarka iyo caqabadihii ku yimi Hankiisii madaxweynenimo ee Bilowgii sanadkan uu bannaanka soo dhigay, balse  guuldarraystay. Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi oo u warramayey TV-ga Universal, ayaa sheegay inuu ku qancay in aqlabiyaddii xisbiga Kulmiye kasoo horjeedsatay Muujinta Hankiisii uu…

                Read More

                  Akhri Magacyada Wasiirro Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Quud-darraynaya Xilka Ra’isal Wasaaraha Somalia Iyo Qaarkood Oo Muqisho Ku Sugan

                  Muqdisho:Dec,11,2014(SDN/QJ)-Qaar kamid ah xubnaha Golaha Wasiirrada Maamulka Puntland, ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho, waxana y gucle ugu jiraan sidii loogu magacaabi lahaa Ra’isal wasaaraha Somalia oo haatan  ku mashquulsan Xulashadiisa. Wararkan ayaa intaas ku daraya in xubnahan ka tirsan Wasiirada Puntland oo dhowaan safar ku tagey magaalada Muqdishu kulamo la qaateen la taliye-yaasha aadka ugu…

                  Read More

                    Kenya Oo Ka Cadhootay Tacaddiyo Ciidankeedu Geystaan Oo Al-jazira Laga Sii Daayey, Baadhitaanna Dalbatay

                    Nairobi:Dec,11,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Kenya, ayaa shaacisay inay ashkato ka Gudbisay warbixin dhawaan TV-ga Al-jaziira ka Baahiyey Hannaanka Ciidanka Sirdoonku ula macaamilaan dadka ay xidhaan iyo dilal sharcidarro ah oo ay si hoose u geystaan. Dacwaddan ayaa la gaadhsiiyey golaha warbaahinta Kenya,waxana ay codsatay in baadhitaan lagu sameeyo Wariyayaasha Jasiira oo sameeyey Warbixin Documentary ah xukuumadda ku…

                    Read More

                      Gudoomiye Muuse Biixi oo aragtidiisa ka dhiibtay Xubno Wasiiro ah oo Hankooda soo bandhigay+ Dabeecada Kulmiye ee Saxaafada DAAWO

                      Hargaysa 11.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay ka hadlay sida uu u arko kulan qado sharaf ahaa oo ay dhawaan wasiirada arrimaha dibadda iyo maaliyadda Maxamed Biixi Yoonis iyo Cabdicasiis Maxamed Samaale Hargeysa, ku qabsadeen kaas oo ay ku cadeeyeen inay kalkan taageerayaan Madaxweyne Siilaanyo balse marka…

                      Read More

                        26 qof oo Qoomiyada Oromada Itoobiya oo Somaliland laga Tarxiilay iyo Gaadiidkii Siday oo Dawladu sheegtay inay la wareegtay DAAWO

                        Hargaysa 11.Dec 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland ayaa dib ugu Celiyay dalka Itoobiya Tahriibayaal u dhashay dalkaasi oo Sifo Sharci daro ah ku soo Galay Gudaha Somaliland kadib markii ay ka soo Gudbeen Magaalo Xuduudeedka Togwajaale. Taliye ku Xigeenka Laanta Socdaalka ayaa ka waramay hawl galkaasi.

                        Read More

                          Dadweynaha Ku dhaqan Deegaan ka Tirsan Gobolka Awdal oo Macdan baadhis ka socota oo Shirkada hawshan Wada iyo Xukuumadaba ugu baaqay inay Joojiyaan Hawlgalkooda DAAWO

                          Boorama 11.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madax-dhaqameed iyo waxgaradka degmadda Dilla ee gobolka Awdal, ayaa ugu baaqay shirkad Shiine ah oo macdan ka baadhaysa tuulo hoos timaada degmadda Baki ugu baaqay inay ka baxdo gobolka maadaama oo aanay heshiis sharci ah oo baarlamaanku ansixiyay aanay dalka ku iman.

                          Read More