Ifafaalaha Go’aanka Maanta Baarlamaanka Somalia Laga Filayo iyo Cidda La Muquunin Doono
Muqdisho:Nov,24,2014(SDN/QJ)-Maanta oo Isniin ah, waxa Golaha Baarlamaanka somalia u ballansan yahay Mooshin xilka lagaga qaadayo Xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli, kaas oo laba goor ooh ore fashilaad ku dhamaaday, kadib markii mudanayaal tiro badan oo kasoo horjeedaa ay Fawdo geliyeen. Xalay iyo ilaa iyo shalay labada garab ee iska soo horjeedaa waxa ay kulamo gaar gaar…
