Webmaster

    Genel Energy and Sterling Energy Operations in Somaliland

    The break-away territory of Somaliland sees test drilling for oil as possible by 2015 as many companies start exploring activities : Two PSAs covering five blocks: SL-6, SL-7, SL-10A, SL-10B, SL-13 Genel 75% interest and operator in blocks SL-10B, SL-13 (East Africa Resource Group 25%) Genel 50% interest and operator in blocks SL-6, SL-7 and SL-10A (Sterling Energy 40%,…

    Read More

      Yuusuf Garaad Oo Si Cilmiyeysan Uga Hadlay Khilaafka Hoggaanka Dawladda Somalia Ugu Sarreeya

      Muqdisho:Nov,25,2014,(SDN/QJ)-Tifaftirihii Hore ee Idaacadda BBC-da, haatanna kamid ah Siyaasiyiinta Somaliyeed, Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa si xikmadaysan uga Hadlay Khilaafka maalmahan Hadheeyey Hoggaanka Xukuumadda Somalia. Yuusuf Garaad oo qormo dheer kaga Hadlay arrintan, ayaa tilmaamay inaanay Hoggaanka Soomaalidu waxba ka baranin Casharrada ay ka dhex arkaan Wakhtiga, isla-markaana aanay ka faa’iidaysan dhibaatooyinka Nolosha ee Soo…

      Read More

        “Ta aanaan ka Gam’aynin aniga iyo Inta aan xiskooda lala isticmaalini waa Dib-u-hunguraynta Xukuumadd Ee Reer A/Dhagax “Xildh. Jaamac Riyo

        Hargeysa:Nov,25,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Jaamac Riyo oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Ka Hadlay Xod-xodasho ay Xukuumaddu dhawaanahan ku Hayso shacabka Reer A/Dhagax oo uu Mudanuhu Dhalasho ahaan kasoo jeedo, waxana uu tilmaamay in dhaqanka Xukuumadda ee Deegaanadaasi yahay mid aan caqliga saliimka ah gelaynin. Xildhibaanka oo shalay warbaahinta La Hadlay, ayaa sheegay in tallaabooyinka ay…

        Read More

          Cali Khaliif Oo Faahfaahiyey Sababta Xasan Sheekh Dhabarka Ugu Jeediyey Maamulkiisa Ma-dhalayska ah

          Washington:Nov,25,2014(SDN/QJ)-Cali Khaliif Galaydh oo sheegta Madaxweynaha Khaatumo, ayaa Ka Hadlay Cago-jiidka  Maamulkiisa kasoo wajahay Dawladda Federalka somalia oo uu tilmaamay inay Hagratay. Cali Khaliif oo la Hadlay Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay inuu aaminsan yahay In Xasan Sheekh aanu ka Gudan Waajibkii Shacabka Khaatumo ku  lahaayeen, “Dadka Khaatumo way ka dheregsan yihiin inay Aayahooda ka tashadaan…

          Read More

            Duqaymo Diyaaradaha Kenya U Geysteen Shacab Xoolo-Dhaqato ah Oo Ku Sugan Gudaha Somalia

            Beled-xaawo:Nov,25,2014(SDN/QJ)-Kadib Xasuuqii ay Kooxaha Shabaabku Sabtidii ina dhaaftay ka Fuliyeen Gudaha dalka Kenya, ayaa waxa Militeriga Kenya ay qaadeen Weerarro jawaab ah, kuwaas oo ay ku waxyeeloobeen Shacab Xoolo dhaqato ah, kuwaas oo ku dhaqan Deegaanada ku Dhaqan Xuduudda Dalalka somalia iyo Kenya. Gudoomiyaha degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo Yuusuf Kaanti ayaa sheegay in diyaaradaha…

            Read More

              Cali Gurey Oo Diiwaanka Mujaahidiinta Ka Saaray Wasiir Xirsi Oo Dhawaanahan Isku Soo Darayey

              Hargeysa:Nov,25,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Maxamed Yuusuf(gurey), ayaa deedafeeyey sheegashada Wasiir Xirsi ee la Xidhiidha inuu ku jirey Mujaahidiintii Dalka Usoo Halgantay ee SNM. Cali-gurey oo shalay warbaahinta la Hadlayey, ayaa sheegay inaanu xasuustiisa ku jirin Xirsi oo kamid ahaa Mujaahidiintii Dagaalka lasoo Gashay Taliskii Siyaad Barre, waxana uu ku adkaystay inaanu sinaba…

              Read More

                Waaxda Shaqada iyo Shaqaala XR.W oo tababar usoo xiray Shaqaale ka tirsan Xafiiska

                Muqdisho, 24, Nov, 2014(SDN/QJ)-Waaxda Shaqada, Shaqaalaha iyo tababarrada ee  Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, ayaa tababar soconayay hal maalin oo ku saabsan kor u qaadidda aqoonta xirfadlayaasha u qabatay qaar kamid ah shaqaalaha Xafiiska, kaa soo qeyb ka ah barnaamijka tayeynta iyo tababarrada shaqada iyo shaqaalaha XRW ee uu ku dhawaaqay Xoghayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Mudane C/qaadir…

                Read More

                  RW. Cabdiweli: “Mooshinkaan sharci darrada ah wuxuu caqabad ku noqday geeddi socodka hiigsiga 2016”

                  Muqdisho Nov 24, 2014(SDN/QJ)-.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, oo caawa war- murtiyeedeed uu ka soo saaray xaaladda dalka uga waramay marxalada siyaasasadeed ee hadda taagan, caqabadaha uu mooshinku ku keenay hiigsiga 2016, iyo kala qaybsanaanta uu ka dhex abuuray golaha shacabka. Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayey saxaafadda ayaa wuxuu tibaaxay in…

                  Read More

                    Women not equal to men: Turkey’s Erdogan

                    Turkish President Recep Tayyip Erdogan on Monday declared that women are not equal to men and launched a bitter attack against feminists in Turkey, claiming they reject the concept of motherhood. Speaking at a summit in Istanbul on justice for women, the devoutly Muslim president said that biological differences between women and men meant they…

                    Read More

                      Marxuun La Dhashay Madaxweyne Siilaanyo oo Ingiriiska ku Geeriyooday iyo Madaxda Qaranka oo Safaf u GalayTacsi u dirida Madaxweynaha DAAWO

                      Hargaysa 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxda Qaranka JSL oo uu ugu horeeyaan Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil & Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir, Madaxda Axsaabta Qaranka, Xildhibaanada labada Gole Baarlamaan, Golaha Wasiirada, Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida, Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka, Ururada samafalka Wadaniga ah iyo Qaybaha kale ee  Bulsho-weynta Somaliland ayaa…

                      Read More

                        Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka oo amaan u diray Mudanayaasha Mooshin diidka ah ee Hakiyay Damacii Madaxweynaha

                        Muqdisho 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Ra’isal wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa bogaadin u jeediyey xildhibaanadii maanta iyo maalmihii ka horreeyey hor istaagay mooshin ka dhanka ah xukuumadda u hoggaaminayo oo la  horgeeyey golaha baarlamaanka Soomaaliya. Cabdiweli Sheekh Axmed oo galabta Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in uu rumeysan…

                        Read More

                          Go’aano uu Gudoonka Baarlamanka Somaliya ka Soo Saaray Khilaafka Hadheeyay Fadhiyadii Golahaas

                          Muqdisho 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Baarlamaanka federaalka ah Pro Maxamed Sheekh Jawaari ee Soomaaliya ayaa buuqii maanta oo Isniin ah ka dhacay Baarlamaanka ka soosaarey War-saxaafadeed, kaas oo wax badan ka iftiiminaya wararka sheegaya in Mooshinka la qaybiyey Xildhibaanaduna ay haystaan muddo shan maalmood ah. Shir guddoonka ayaa ka soo sheekeeyey dhibaatooyinkii hareeyey Mooshinka xukuumadda ka dhanka ah,…

                          Read More

                            Midowga Reer Yurub Oo Dhaleeceeyey Dil-wadareedkii Ka Dhacay Gudaha Kenya

                            Mandhera:Nov,24,2014(SDN/QJ)-Midowga Reer Yurub, ayaa si kulul u cambaareeyey xasuuqii dhawaan loo geystay Shacab ku sugnaa Gudaha Dalka Kenya, kuwaas oo dilkooda ay sheegatay Kooxda Al-shabaab. Ururku waxay ku Baaqeen in si degdeg ah Maxkamad loola tiigsado dadkii  ka dambeeyey Dilkaas iyo waliba cidda loo filayo inay soo abaabuleen. Bayaan ay maanta soo saareen midowga Europe…

                            Read More

                              “Saaxiibka Xukuumadu Waa Bishoo Sadexee intii Suuqa ha isa Seegina” Cali Guray oo la Hadlay Wasiir Cukuse DAAWO

                              Hargaysa 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa ku dooday in Xeer nidaamiyaha uu Wasiirka Warfaafintu sheegay in lagu abuurayo Gudi anshax marisa Warbaahintu uu yahay Sharci daro. Mujaahid Cali Guray waxa uu Xusay in Xeerka Saxaafadu uu yahay mid dhaqan gal ah waxaa kale oo uu…

                              Read More

                                Fashil Markale Ku Habsaday Fadhigii Baarlamaanka Somalia iyo Nuqulladii Xil-ka-qaadista Oo Mudanayashu Jeexjeexeen

                                Muqdisho:Nov,24,2014(SDN/QJ)-Fadhigii Maanta ee Golaha Baarlamaanka Somalia oo la horkeenay Mooshin ka dhan Xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli, ayaa fashi ku dhamaaday Markii saddexaad oo xidhiidh ah. Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya iyo Ku Xigeenadiisa, ayaa isaga tagey Xarunta Golaha Shacabka, kadib markii laga horjoogsaday inuu si caadi ah uu u shir guddoomiyo kalfadhiga Baarlamaanka. Shaqaalaha Baarlamaanka, ayaa waxay…

                                Read More

                                  DAAWO:KHUDBADII XILDHIBAAN REYTE EE SHIRKII XISBIGA WADDANI EE SWEDEN

                                  Orebro Nov 23,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali oo haatan ka mida xisbiga Wadani ayaa dalka Sweden uga qeybgalay shir ay dalkaa ku qabteen xisbiga Wadani ayaa waxa uu ka jeediyay khudbad uu si ba’an uGu weeraray hogaanka madaxweyne Axmed Siilaanyo. Xildhibaanku waxa uu sidoo kale amaan dusha kaga tuuray Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada isla markaana ah Guddoomiyaha xisbiga…

                                  Read More

                                    Mooshinka Xaqdaradda Ah Waa Mid Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud Iyo Xulufadiisu: Uga Soo Horjeedaan ‘Xisaabtanka Iyo Geedi Soconka Nabada’

                                    Dulucda arimaha la isku haysto Soomaaliya, waxaa abuuray ama sii horinaayo – waa hugriga wayn ee uga jira shisheeyaha deegaanka Soomaaliyeed iyo khayraadkiisa oo leh dhul istaraajiyadeed oo Bad, Beri iyo Cir ka hodana ah. Si kastaba ha ahaatee, waxaa QurboJoogta Waqooyiga America isla dhexmarayaan,  in Wasiiro ka tirsan Xukuumada Prime Minister Abdiweli Sheik Ahmed, oo…

                                    Read More