Webmaster

    Daawo:Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Soo Dhawwyey Go,aanadii Ay Golaha Guurtidu Ku Soo Afjareen Jareen Khilaafkii Golaha Wakilada

      Hargeisa 23/111/2014(SDN/QJ)Wasiirka Maaliyada Somaliland C/casiis Maxamed Samaale  Ayaa  Soo Dhaweeyey  Go,aanadii aya Golaha guurtida Somaliland Ku xaliyeen  Khilaafkii  Inta Mudada Ah  Ka Taagnaa Golaha Wakiilada  Isagoo Wasiirku Golaha guurtida Somaliland ugu Hanbalyey  Guushasi Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanewws.com

    Read More

      Xisbiga wadani Laantiisa Uk oo kulan balaran la qatay Gudoomiye ku Xigeenka Kowaad Axmed Muumin Seed iyo Xaruuntii Xisbiga ee Laanta Brent oo la ansaxiyey

      London23Nov14(SDN/QJ)Kulan balaran oo ay isagu yimadeen xisbiga Wadani laantiisa Uk ayaa waxa ka qabsomay Galbeedka London ,kulan kan oo uu ka soo qayb galay Gudoomiyaha Kowaad ee Xisbiga Wadani Mudane Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha Xisbiga Wadani Marwo Yasmiin kulankan oo isku jira xogwaraysi xisbiga Uk laantiisa London oo dhamaan Lamaha Xisbiga ee London ka…

      Read More

        WAKIILADA XISBIYADA SOMALILAND OO GACANTA ISULA TAGAY DOOD KU DHEXMARTAY KALSAN TV DAAWO

        London Nov 23,2014(SDN/QJ)-Barnaamij dood ah oo ka baxay TVga Kalsan oo lagu casuumay masuuliyiin kala metelayay xisbiyada Somaliland ayaa aheyd mid kulul oo hadalo dhiilo colaadeed xanbaarsan la isku adeegsaday. Barnaamijkan oo ay labada xisbi ee Kulmiye iyo Wadani ragii metelayay ku soo bandhigeen afkaar ay ka madhan tahay laxajeclo wadaniyad, halka Masuulkii qudha ahaa…

        Read More

          Kenya: Maasai Group Wants Somali Herders Out

          A group of women on Wednesday night drove 2,000 camels from farms in Kajiado. The Iloodokilani Maasai women said the camels, which belong to Somali herders, spread diseases to their livestock. The group of more than 200 women walked in the night for 80km, heading to county commissioner Harsama Kello’s office to ask him to…

          Read More

            Militants claim Kenyan bus attack

            The bus was travelling to the capital, Nairobi, when it was stopped in Mandera county, not far from the Somali border. Gunmen separated out non-Muslims by asking passengers to read from the Koran, officials and witnesses said. Those who failed were then shot in the head, the BBC reported. Al-Shabab has carried out a series…

            Read More

              Why Somaliland Wants to be an Independent Sovereign State

              It has been twenty three years plus since when Somaliland Withdrawn its Independence from Somalia. The case was denied by the International Community to consent this self-determined, democratic, stable country as a Nation State. The elected government of Somaliland led by the incumbent President Silanyo officially declared again to keep this self-governing State a self-regulating…

              Read More

                Shirkii Sannadalha Ahaa Ee Xisbiga Wadani oo Maanta Qabasomay Iyo Xafiis Cusub Oo Xadhiga Laga Jaray Magalada Orebro iyo Taageeraya​al Ka Soo Diga Rogtay Xisbiga Kulmiye +Sawiiro

                Orebro Nov 22/11/2014/ waxaa maanta sii rasmi ah uu furmay shirkii sannadlaha ahaa ee xisbiga wadaani laanta sweden,shirka oo ahaa mid sii heer sare ah lo soo agsiimay waxa ka so qeyb galay taageeryasha xisbiga oo dhan iyo taagerayal cusub waxa kale oo ka soo qeyb galay masuuliiyiin aay ma mid yihiin hogaanka xisbga iyo…

                Read More

                  Mudane Ka Tirsan Wakiillada Somaliland Oo Sheegay In Wasiirka Ciyaaruhu Ka Hor Istaagay Tartan Kubadda Cagta ah Oo Uu Ka Qaban Lahaa Gabiley

                  Hargeysa:Nov,23,2014(SDN/QJ)-Mid kamid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in Wasiirka Ciyaaraha uu ka hor istaagay Koob kubadda cagta ah oo uu ka hirgelin lahaa Magaalada Gabiley oo uu kasoo jeedo. Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye, ayaa waxa uu sheegay in wasiirka ciyaaruhu uu si cad ugu diiday inuu Koobkaan…

                  Read More

                    Meydadka Dadkii Shabaabku Ku Laayeen Kenya Gudaheeda Oo Lasoo Bandhigay, Loona Daad-gureeyey Nairobi

                    Nairobi:Nov,23,2014(SDN/QJ)-Dadkii Rayidka ahaa ee shabaabku Shalay laayeen Gudaha Dalka Kenya ayaa Meydadkooda lasoo Bandhigay loona qaaday dhinaca Magaalada Nairobi oo lagu aasi doono. Dadkan oo tiradooda lagu sheegay 28-ruux, ayaa dhammaantood ahaa Masiixiyiin, waxana lagu laayey deegaanka Jilicow oo   15km u jirta Mandhera. Dadka la laayay, ayaa gaadhi bas ahaa ka raacay Degmada Mandhera, waxayna…

                    Read More

                      Golaha Muslimiinta Kenya Oo Ku Baaqay In La Beddelo Hoggaanka Ammaanka Mombassa

                      Mombasa:Nov,23,2014(SDN/QJ)-Goleweynaha Muslimiinta Dalka Kenya, ayaa baaq ay soo saareen ku sheegay in loo baahan yahay in la beddelo Madaxda Laamaha Ammaanka Mombasa. Golahan oo lagu magacaabo SUBKEM ayaa laanta ay ku leeyihiin Deegaanka Gaarisa waxa ay ku baaqeen in baahi weyn loo qabo sidii loo beddeli lahaa hoggaanka xukuumadda u qaabilsan ammaanka Mombasa. Culmaa’udiinkan ayaa…

                      Read More

                        “Qof Shaqadiisa Qabsan Waayayey in Mudo-Kordhin lagu casuumo Ma ogolin,Waxa meesha Yalaana waxa weeyaan in laga Hawl galo Sidii Doorasho u dhici Lahayd.” Cabdirashiid xasan mataan.

                        Hargeysa:Nov,23,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Ucid ayaa ka Hadlay Muddo-kordhin loo sameeyo Madaxweynaha Somaliland oo haatan ka cago-jiidaya qabashada Doorashada, waxana ka si gaar ah uga Hadlay Hadal uu dhawaan Xildhibaan Dheeg Siiyey Warbaahinta oo u dhignaa inay Guurtidu diyaar ula tahay Muddo-kordhin haddii laga codsado. Musharraxa Jagada Madaxweyne-ku-xigeen ee Xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan oo arrintan ka Hadlay…

                        Read More

                          Salaadiinta Beesha Gudoomiye Cirro oo ka hadlay Go’aankii Golaha Guurtida ee Maaraynta Khilaafka Wakiilada DAAWO

                          Hargaysa 23.Nov 2014 (SDN/QJ)- Salaadiinta Gobolada Togdheer,Sanaag,Saaxil iyo Hargaysa oo Shir Jaraa’id ku qabtay Huteel Ambassador ee Magaalada Hargaysa ayay ku hambalyeeyeen Go’aankii Golaha Guurtidu ka soo saaray Khilaafkii Golaha Wakiilada. Salaadiinta Madashaasi ka hadlay oo ay ka mid ahaayeen Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani,Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar,Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray,Ugaas Xuseen Geele Abokor,Suldaan…

                          Read More

                            Laamaha Amaanka ee Gobolka Saraar oo Gacanta ku dhigay Harima Cad si Tuugo ah looga saarayay Gobolkaas

                            Caynaba 23.Nov 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka amaanka Gobolka Saraar, ayaa gacanta ku soo dhigay nin si sharci darro ah u soo ugaadhsaday Harimo-cad, isla markaana waxa la sheegay inuu ninkaasi uu watay gaadhi kuwa raaxada ah oo uu ku sitay saddex Harimo cad oo aad u yar-yar. Isu-duwaha Wasaarada Deeganka Gobolka Saraar oo shalay warbaahinta la…

                            Read More

                              Tahriibayaal Tiro badan oo Somaliland ku Wareejisay Waddanka Itoobiya .DAAWO

                              Wajaale 23.Nov 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Laanta socdaalka ee Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali yuusuf (Ina Cambaro) oo ay wehelinayaan saraakiil ka tirsan xafiiskiisa oo labadoo maalmood ee u dambeeyey socdaal ku marayeye Deegaanada Galbeedka Somaliland ayaa Dhiggiisa Dalka Itoobiya ku wareejiyey tahriibayaal Itoobiyaan ah oo gaadhaya ilaa Boqol ruux, kuwaas oo dib looga celiyey Somaliland….

                              Read More

                                Ciyaartooy uu Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Xabsiga u taxaabay iyo Sababaha keenay Xadhigooda

                                Hargaysa 23,Nov 2014 (SDN/QJ)- Kooxda kubadda cagta ee magacoodu yahay Tigers islamarkaana katirsan dhalinyarada degan xaafadda Liinka Booliska ee magaaladda Hargeysa oo muddo dhawr cisho ah safar ciyaareed ugu maqnayd magaaladda Burco ee gobolka Tog-dheer ayaa xalay  maray soo gelayeen magaaladda Hargeysa loo taxaabay saldhiga Macalin haaruun ee kuyaal Bariga magaaladda Hargeysa. Dhalinyaradan ka timid…

                                Read More

                                  Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo ka Fal Celiyay Hadal ka soo Yeedhay Xildhibaan Dheeg,Guurtidana uga Digay Mudo kordhin

                                  Hargaysa 23,Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa si kulul uga jawaabay hadal uu sheegay in xildhibaan Dheeg oo golaha guurtida ka tirsani ku soo hadal qaaday, oo ah in Faysal sheegay in muddo kordhin loo samayn doono xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, marka uu wakhtigu ka dhammaado. Faysal, oo isagoo jooga magaalada…

                                  Read More

                                    Tacsi:Marxuum Maxamed Cabdilaahi

                                    Tacsi Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun   Anagoo ah qoyska reer Ahmed Abdi Qadhabo, Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, Ku xigeenka Wakaalada Qurbojoogta DDSI, Mudane Bashiir Maxamed Cabdilaahi oo Aabihii : Maxamed Cabdilaahi dhowaan ku geeriyoodey magaalada Addis-Ababa ee Dalka Itoobiya. Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu marxuumka Jannadii ka waraabiyo. Qoyskii, Qaraabadii ,…

                                    Read More

                                      Somalia Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed expresses his deepest condolences to the families of friends of those killed in the terrorist bus attack today in Kenya’s north

                                      Mogadishu, 22 November 2014 – Today Prime Minister of Somalia, H.E.Abdiweli Sheikh Ahmed expressed his deepest condolences to Kenya following the killing of 28 bus passengers on their way from Mandera to Naorobi. “My heart goes out to our Kenyan brothers and sisters on this tragic day,” said H.E. Abdiweli Sheikh Ahmed. “My Government and…

                                      Read More

                                        President Hasan “Progress will continue, with a priority on Vision 2016, for the good of Somalia”

                                        Mogadishu -The President of the Federal Republic of Somalia, HE Hassan Sheikh Mohamud and the ‘one Somalia’ delegation yesterdat returned to Mogadishu after attending the High Level Partnership Forum in Copenhagen, Denmark. Reflecting on the two-day meeting which was called to affirm progress against the milestones set out in the New Deal Somali Compact, acknowledge…

                                        Read More