Hargaysa 29.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha C.laahi Abokor Cismaan ayaa Meel adag iska taagay Xadhiga lagula Kacay Madaxdii Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil.
C.laahi Abokor Waxa uu ku Hanjabay in Hadii ay Xukuumadu Joojin Weydo falalka ay Haatan Gacmaha kula Jirto ay dhici doonto in raga arrintan dabada ka riixaya ee ka soo jeeda Gobolka Saaxil ay Hargaysa ku yimaadaan iyagoo Kaarayaal Gaboodsanaya.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA C.LAAHI ABOKOR
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/C.laahiAbok29M.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
