Toga Ergo 01.Sep 2014 (SDN/QJ)-Inkastoo Qorshahoodu ahaa inay Tuulada Saax dheer ku qabtaan Caleemo saarka Hogaanka Khaatumo ayaanay u Suuro gelin isla markaana ay Nafahooda la carareen kadib markii ay ku waa bariisteen Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka ee Somaliland oo ka soo dhaqaaqay Tuulada Kala baydh ee Gobolka Sool.Waxay Cali Khaliif iyo Mas’uuliyiintii la Socotay ay Deegaanka Toga Ergo oo Saaran Xuduudka ay Wadaagaan Somaliland iyo Itoobiya ku qabteen Xaflad deg deg ah oo Caleemo saar.
Masuuliyiintii ka soo qayb galay Caleemasaarka ayaa waxay ka hadleen Xaalada khaatumo,Puntland,Soomaaliland iyo Dowlada Federaalka Soomaalia.
https://www.youtube.com/watch?v=Swuxzz3B1ms
Toga Ergo SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
