Hargaysa 06.June 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijka Qanci dadkaaga oo uu soo Qabanqaabiyo Telefishanka HCTV ayaa Waxaa Xalay Ardayda Jaamacadaha Somaliland Su’aalo Tiro badan ku Weydiiyeen Prof Axmed Ismaaciil Samatar.
Barnaamijka Qanci dadkaaga,Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Wixii ay Kala Muteen Ardayda Jaamacaduhu DAAWO
