Hargaysa 17. February 2017 (SDN/QJ):- Marwo Faadumo Siciid oo ka tirsan Saraakiisha Xisbiga Waddani ayaa waxa ay tilmaantay in Maanta ay Been Noqotay arrimo badan oo Xukuumaddu ku doodaysay inay ku Jiraan Heshiiska Imaaraadka ee Saldhiga Milateri, Waxayna Dhaliil u soo Jeedisay Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaddiisa.
https://www.youtube.com/watch?v=vtyuTfsSyuY
