Berbera 23.Dec 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdi samad Cumar Maal ayaa Kormeer ku soo maray Xarumaha ay ka socoto hawsha diiwaangelinta Muwaadinka ee Ka Socota Gobolka Saaxil Gaar ahaan Magaalada Berbera oo u Muuqata Mid si Luudis ah ku socota waxaanu la kulmay Madaxda Laamaha Dawlada.
Berbera Hawsha Diiwaangelinta oo si Gaabis ah ku Socota iyo Dooda Wasaaradda Arrimaha Gudaha DAAWO
