Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qaybgalay Xaflad loo sameeyay 100 arday oo ka qallin jebiyay Jaamacada Caafimaadka ee Addis ababa Medical University College .
Xaflada Qallin Jebinta ardaydan Waxaa kale oo ka Qayb galay Madax iyo Mas’uuliyiin ka Socday Golayaasha Qaranka .
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
