Hargeysa,31Aug,2015(QJ/SDN)- Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa maanta markii ugu horreysay ka sheekeeyay taariikh ku saabsan haamaha shidaalka ee Berbera, Haddba Boobe ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hargeysa arrintaasi iyo mawqifka xisbiga waddani ee haamaha kaydka ee shidaalka kaga hadlay..
Warkaas Oo Faahfaahsan Halkan Hoose Ka Daawo:
QJ/SDN:Hargeysa
