Ceerigaabo 25.Jan 2015 (SDN/QJ)- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa meel fagaare ah kala hadlay dadweynaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo.
Gudida Heerka Qaran ee Dib u dhiska Wadada Ceerigaabo oo Fagaaraha Nuura ee Magaalada Ceerigaabo kula hadlayya Shacabka ku nool Magaaladaas ayaa ku canaantay Sida ay ka qayb qaadashadoodu tahay
