Uncategorized

Burcad Badeed India lagu maxkamadeynayo iyo Arday Soomaaliyeed oo u turjumeysa

Pune Mar 23,2012(SDN)-Dawlada dalka India ayaa waxa ay dalkeeda ku maxkamadeyneysa tiro burcad badeeda oo ciidamadoodu ku soo qabqabteen hawlgalo ay qaadeen.

Xeer ilaaliyeyaasha dalkaas ayaase caqabad kala klamay Burcad ay hayaan oo aaney is afgaraneyn.

Ardeyda dalkaa wax ka barata ayaa dhawaan mushaharo loo qoray si ay markaa ugu turjumaan Burcada.

Ardayda ayaan si toosa ula macaamili doonin Burcada,balse aqbalay in ay booliska gacan siiyaan.

Tiraba dhawr jeer ayay booliska dalkaasi isku deyeen in ay maxkamada geeyaan burcada balse safaarada Soomaaliya ayaan la soo xaadirin cid ragan u turjuma.

SDN-Pune

contact@somalidiasporanews.