|

BURCO: Budhcadka Habeenkii Dadka Dhaca oo Dhibaato ku Haya Bulshada iyo Digniinta Maamulka Gobolka Togdheer DAAWO

Burco 30, September, 2016-(SDN/QJ):-Maamulka iyo laamaha amaanka ee Gobolka Togdheer ayaa digniin u diray Dhalinyarta habeenkii shacabka ku dhaca magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.

Kulan ay isku yimaadeen Laamaha amniga Togdheer ayaa waalidiinta looga digay inay caruurtooda kadaba yimaadaan marka lagu qabto falalka Budhcadnimo.

HALKAN KA DAAWO FARIIMAHA GUDDOOMIYAHA GOBOLKA

Comments are closed