|

Buuga Waxqabadka ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Quruxdiisu waxay u Baahan Tahay in Ficil Rumooba Loo Bedelo DAAWO

Hargaysa 20.October 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Maalintiisii Labaad Galay Shirkii Kowaad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani .
Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Isla markaana ah Gudoomiyaha Xisbigaas oo la rajaynayo inuu Xilkaas ku wareejiyo Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa Khudbad dhinacyo badan leh ka jeediyay Madashii Shalay.

Comments are closed