|

Cabdiqaadir Jirde:Madaxweynuhu Xeer uu diiday ayuu Madaxweynuhu ururo laguma furi karo

Hargeysa (QJ) – Siyaasi Cabdiqaadir Jirde oo ka tirsan madaxda sare ee xisbiga Wadani ayaa maanta Hargeysa ku soo noqday isla markaana ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka.

Cabdiqaadir Jirde ayaa sharaxaya sida Madaxweyne Biixi uu u maroorsaday sharciyadii dalka iyo waxa ka dhalan kara.

 

Comments are closed