|

Cali Guray oo dhaabadeeyay Sida Sharcigu Dhigayo in Khilaafka Ucid lagu Dhameeyo Iyo Qodobo ay ku Liqeen Danta Xisbiga iyo Jiritaankiisa DAAWO

Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Cali Maxamed Yuusuf oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Sharci-nimadiisa lagu Xalaalaynayo Shirweynaha Xisbiga Ucid ee la Go’aamiyey inuu ku qabsoomo Mudo 45 Cisho Gudahood ah oo ka bilaabmayay Khamiistii dhawayd ayaa si faahfaahsan uga hadlay Qaabka Sharci ee Khilaafka Xisbiga Ucid ka dhex taagan in loo maro ay ahayd iyo Qodobada ay ku liqeen danta iyo wada jirka Xisbiga.

Comments are closed