Yaa la Odhan Karaa Wuu Ku Guuleystey Doodii Musharixiinta Madaxweynaha Somaliland? Iyo Dhaliilaha Dooda ka Muuqday & Wixii ay ku Wanaagsanayd!!!
Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):- Habeenkii xalay waxaa dood fool ka fool ah isugu yimid saddexda Musharax ee u tartamaya xafiiska Madaxweynaha Somaliland. Dooda ayaa u dhaxaysey: Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Xisbiga Waddani Faysal Cali Xuseen (Wareebe) Xisbiga UCID,Muuse Biixi Xaaji Cabdi Xisbiga Kulmiye Dooda waxaa soo qaban qaabiyey urur lagu magacaabo Inspire Group, waxaana…
