Dhoola Tuska Xisbiga Kulmiye ee Ololaha Doorashadda oo Wareegiisii Labaad galay & Hanaanka Taageerayaashiisu u soo Baxeen DAAWO

Hargaysa 25. October 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga talada dalka haya  ee kulmiye oo Maalintiisii labaad ee ololaha doorashadu ay ahayd maanta ayaa Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka Waxa uu ku soo bandhigay Dhoola Tus xoogan oo Siyaasadeed Isla markaana uu ku Muujinayo Cuddudiisa ku wajahan Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda.

Read More

Wasiir Ku Xigeen,Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Sanaag,Siyaasi Miisaan Culus ku leh Gobolka Sool & Safiir Hore oo Hada is Casilay DAAWO

Hargaysa 25. October 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Goor dhawayd Magaaladda Hargaysa ku Shaaciyey inay iska Casileen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Wasiir Ku Xigeenkii Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Gudoomiye Ku Xigeenkii Gobolka Sanaag, Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Khayraadka Biyaha iyo Safiirkii Hore ee Somaliland ee Dalka Jabuuti.

Read More

Wasiirka Qorsheynta Somaliland Oo Ka Hadlay Inuu Iska Casilayo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 25. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Qorshaynta qaranka Somaliland Qabyatire ayaa beeniyay inuu iska casilayo xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Islamarkaanna wuxuu sheegay in warkaa beenta ah ay faafiyeen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani. Wasiirku wuxuu sidaa ku sheegay waraysi uu siiyay telefishinka Eryal Tv ee Magaaladda Hargeysa.

Read More

Dawlada Jabuuti oo La Wareegtay Hantidii Ganacsade Geele Arab & Ergo ku soo Hungoobay Dhexdhexaadinta Xukuumadda Jabuuti Iyo Ganacsade Geele Arab DAAWO

Hargaysa 25. October 2017 (SDN/QJ):-Dawlada Jabuuti ayaa la wareegtay Hantidii Ganacsade Axmed Cismaan Geele- Arab waxaana dalka Jabuuti tegay Madax dhaqameed iyo Mas’uuliyiin kale oo ka soo Jeeda beesha ganacsadahan waxayna sheegeen inay ku soo Hungoobeen wada hadal dhex dhexaadineed oo ay ku rabeen inay Xal ka gaadhaan Khilaafka laba geesoodka ah.

Read More

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Ku Celiyey inay Guriga Murashax Muuse Biixi Albaabkiisa Garaacaan si ay Cod uga Helaan Kana Jawaabay Baqo ka Warwarka Xisbiga Kulmiye ee Balanqaadkii Korodhsiimaha Mushahaarka Ciidanka DAAWO

Ceerigaabo 24. October 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xrisi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in Xisbiga talada haya ee Kulmiye ka qayliyey Qorshe ay Waddani ahaan dejiyeen oo ay Bulshada Reer Somaliland kula xidhiidhayaan Khadka Taleefanka inta Taleefan sidata iyo mid ay Dadka Guryohooda ku garaacayaan, isla markaana kaga codsanayaan inay Codkooda Siiyaan…

Read More

Taliska Booliska Somaliland oo amaro adag Ka soo Saaray Gaadiidka Ololaha ee Xisbiyadda Qaranka ee Xiliga Habeen-nimo & Shilal ka Dhashay Banaan baxa Axsaabta DAAWO

Hargaysa 24. October 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidanka booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan oo ay Weheliyaan Saraakiil Sare oo Ka Tirsan Ciidanka Booliska ayaa ku amray Ciidanka Booliska Somaliland ee Gobolada Iyo Degmooyinka dalku inay Talaabo Sharci ka qaadaan Xisbigii ku Xadgudba Wakhtiga Cusub ee Komiishanka Doorashooyinku u dejiyeen in Xisbiyada Qaranku iyo Taageerayaashoodu…

Read More

Madaxweynaha Maamulka Punt Land oo Xilkii ka Xayuubiyey Taliyihiisii Ciidanka Booliska Kadib Markii uu Toogtay Taliye Ku Xigeenkiisii DAAWO

Garowe 24. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Punt Land Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa Xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidamada Booliska Puntland Cabdiqadir Shire Faarax (Ereg) kadib Markii uu Toogtay Taliye ku Xigeenkiisii. https://www.youtube.com/watch?v=FsGk5Wj1IbQ

Read More

Wacdaro Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Ka Sameeyay Magaaladda Burco & Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis oo Weerarkii ugu Cuslaa la Beegsaday Murashax Muuse Biixi DAAWO

Burco 24. October 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu Hogaaminayo Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis Iyo Mas’uuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer ayaa taageerayaasha xisbigaas  ee gobolka Togdheer gaar ahaan magaalada Burco kala qayb galay isu soo baxa ololaha doorashada madaxtooyada. https://www.youtube.com/watch?v=Wq177Yj9tDQ

Read More

Taliyaha Boolis Maamul Goboleedka Punt Land oo Ku-xigeenkiisii Ku Dhex-toogtay Shir Nabadgelyada Lagaga Tashanayo

Garowe 24. October 2017 (SDN/QJ):- Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya Bile Faarax Cali, ayaa ku dhaawacmay rasaas uu riday Taliyaha Booliska Puntland Cabdiqadir Shire Faarax (Ereg). Rasaastaas oo la sheegay inuu ku waday Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdillaahi Faraweyne. Xabbadda haleeshay Taliye ku-xigeenka Booliska Puntland Xalay, ayaa kaga dhacday jilibka. Wararka, ayaa…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo Oo La Baaxaa-degaya Culaysyo-siyaasadeed Oo Gudaha Iyo Dibadda Dalkiisa Ah

Muqdisho 24. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Shalay dhaw u dhoofay magaaalada Kampala ee dalka Uganda socdaal qeyb ka ah safar uu ku tagi doono qaar ka mid ah waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa madaxda dalka Uganda kala hadli doona arrimo badan oo ay ka mid tahay…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Ku Dhawaaqay Isbedel ay Ku Sameeyeen Saacadaha Ololaha Xisbiyadda & Sababaha Keenay DAAWO

Hargaysa 23. October 2017 (SDN/QJ):-Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta Wax ka bedel ku sameeyay Saacadaha Xisbiyadda Qaranka loo ogol Yahay inay sameeyaan Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland. Afhayeenka Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Siciid Cali Muuse iyo Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Eng C.qaadir Iimaan Warsame oo Maanta Kulan Warbaahineed ku qabtay Xarunta Guddidda Doorashooyinka ayaa Sheegay inay Wax…

Read More

Nuxurka Khudbad Murashax C.raxmaan Cirro u Jeediyey Kumanaan ka Mid ah Shacabka Caasimadda ee Taageersan Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 23. October 2017 (SDN/QJ):-Fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Caasimadda dalka ee Hargaysa ayaa waxaa isugu soo baxay Taageerayaal Tiro badan Waxaana Halkaasi Khudbad uga Jeediyey Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro & Madax kale. Musharraxa Madaxweynaha Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa u mahadceliyay taageerayaasha guud ahaan gobollada dalka isugu soo…

Read More