Xildhibaan Nac Nac oo Sheegay inaan Loo Dhamayn Kulan Beesha uu ka soo Jeedaa u Samaysay Murashax Muuse Biixi Kana Jawaab Celiyey Hadal Bulshada Somaliland Dhibsadeen oo ka Soo Yeedhay Boqor Buur Madow DAAWO

Hargaysa 18. October 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Sheegay in aan loo dhamayn Kulan ay Xubno ka tirsan Beeshiisu u samaysay Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye. Xildhibaan Nac Nac ayaa Todobaadkii tegay shaaciyey inuu ka baxay Xisbiga Kulmiye Isla markaana ku Biiray Xisbiga Waddani….

Read More

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada oo Digniintii Ugu Cuslayd u Diray Shaqaalaha Dawlada Si aanay ugu Milmin Loolanka Xisbiyada

Hargaysa 18. October 2017 (SDN/QJ):- Kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen guddida sare ee hay’adda shaqaalaha iyo la-taliyeyaashooda sharci ayaa markii uu soo idlaaday waxaa saxaafada la hadlay gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada mudane Sharmaake Axmed Muxumed Geelle isagoona dardaaran, dardargalin iyo digniin ba u kala diray guud ahaanba shaqaalaha dawlada kuwaas oo ku aadan bilowga…

Read More

Magaaladda Berbera oo Sannadkan Madi ku Noqotay Xuska Maalinta Shuhadadii Xoraynta Dalka ku nafweyday DAAWO

Berbera 18. October 2017 (SDN/QJ):- Shalay Waxay ku beegnayd 33 Guuradii ka soo wareegtay Dagaalkii Burco duuray ee dhex maray Ciidankii Somalia iyo Cutubyo ka Tirsanaa Xoogagii xag u dirirka SNM. Dagaalkaas ayaa Ururkii SNM waxay ku weyday Abaanduulihii Ciidankaas watay alle ha u naxariistee Mujaahid Maxamed Xaashi Diiriye Lixle iyo Tiro ka mid ah…

Read More

Qaraxii Magaaladda Muqdisho oo Noqday Mucjisadii ugu weynayd ee Somalia soo Marta iyo Dad Raq Iyo Ruux halkay ku danbeeyeen la La’ Yahay!!

Muqdisho 18. October 2017 (SDN/QJ):- Qaraxii Muqdisho ka dhacay dhawaan ayaa lagu tilmaamay  in uu yahay qarixii ugu waynaa ee ka dhacay Soomaaliya. Waana weerarkii ugu dhimashada badnaa tan iyo burburkii 1991. Qaraxa ayaa ka dhashay gaadhi xamuul ah oo waxyaabo qarxa lagu xidhay oo ku dhex qarxay meel suuq ah oo aad u mashquul…

Read More

Mas’uul Sare Oo Ka Tirsanaa Wasaaradda Duulista Hawada Oo Xilkii Iska Casilay Kuna Biiray Xisbiga WADDANI

Hargaysa 18. October 2017 (SDN/QJ):- Cabdilaahi Axmed Caarshe oo ka mid ahaa shaqaalaha sare ee Madaarka Caasimadda Hargeysa ayaa xilkaasi isaga tagay si rasmi ahna ugu biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI isaga oo sheegay in dalku maanta u baahan yahay is baddal dhab ah oo saamayn ku yeesha nolosha umadda ee sicir bararka iyo…

Read More

Xogo Ku Saabsan Cida Ka Danbaysay Weerarkii Lagu Hoobtay ee Isgoyska Soobe ee Muqdisho

Muqdisho 18. October 2017 (SDN/QJ):- Wali waxaa socda hawlaha gurmadka ee lagu samato bixinayo dadkii tirada badnaa ee ku waxyeeloobay qarixii 14-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho, iyo dabcan sidoo kale baaritaan la xiriira sidii ay wax u dhaceen iyo ciddii ka dambaysay. Natiijada baaritaankaba ka hor dowladda federaalka waxa ay markiiba farta ku fiiqday…

Read More

Saraakiil Ajaanib ah iyo qalab casri ah oo la geeyey goobaha uu qaraxii Zoope ee Muqdisho burburiyey & Baadhista Dhacdooyin la Yaab Leh

Muqdisho 18. October 2017 (SDN/QJ):- Shaqaale ka socda UNSOM ayaa ka taageeraya Dawladda Federaalka ee Somalia ee Goobidda iyo Samatabbixinta dadka ku hoos jira goobaha ay ka dhaceen qaraxyadii 14-kii Oktoobar. QM waxay bixisay qalab takhasus iyo shaqaale si ay uga caawiyaan shaqaalaha Soomaaliya ee howlaha gurmadka ah ku jira   Kooxda QM ayaa siisay…

Read More

Sheekh Caan ka ah Somalia oo Si adag uga hadlay Qaraxii lagu dhamaaday ee Isgoyska  Zoobe ee Magaaladda Muqdisho DAAWO

Muqdisho 18. October 2017 (SDN/QJ):- Sheekh C.rashiid Cali Suufi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay Shacabkii lagu Xasuuqay Qaraxii Muqdisho, ugu horayn wuxuu soo jeediyey in lagu samro sida uu Alle ina faray, Wuxuu sheegay in kuwa dhibkaasi gaystay ay Xisaab adag hortaallo oo Qofka uu Dulmiga ku dilay uu Qabsan…

Read More

Mucjisada Wiil 17 Jir Ah Oo Pakistan u dhashay oo Soo Saaray Cilmi-Seynis Cusub Kuna Faanay Inuu Ka Wanaagsan Yahay Saynisyahankii Isaac Newton!!!

Karachi 18. October 2017 (SDN/QJ):- Wiil 17 jir ah oo dugsi sare ka dhigta dalka Pakistan, Shaheer Niazi, ayaa noqday qofkii koowaad ee soo saaray cunsur cusub oo ka tirsan korontada, waxaana cilmi baadhistiisa lagu soo daabacay majaladda arrimaha seynista lagu faaleeyo ee Royal Society Open Science. Inkasta oo fikradda muddo badan la yaqiinay, balse…

Read More

Hogaamiyeyaal Lagu Sifeeyay Dagaal Oogayaal oo Misana La siiyay Abaal Marinta Caalamiga ah ee Nabada & Qofka Qudha ee abid diiday in lagu Maamuuso Abaal marintaas!!

New York 18. October 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha dalka Miyanmaar haweenayda lagu magacaabo Aung San Suu Kyi ayaa noqotay hoggaamiyihii ugu dambeeyey ee liiska hoggaamiyeyaal tiro badan oo ku guulaystay abaalmarinta caalamiga ah ee Nabadda, laakiin lagu hungoobay kadib markii ay sabab u noqdeen ama huriyeen colaado lagu hoobtay. Suu Kyi ayaa dhalleecayn caalamiya loo jeediyey,…

Read More

Dumarka Maraykanka Oo Ku Maadaysanaya Lana Kala Saftay Dagaalkii Haweenka Trump Isku Qabsadeen Mansabka Marwada Koowaad Ee Qaranka!!

Washington 18. October 2017 (SDN/QJ):- Tan iyo markii ay soo baxeen is qabsashada ay isa sudheen haweenaydii hore ee Madaxweyne Trump iyo haweenayda uu wakhtigan qabaa iyaga oo isku qabsanaya ta loogu yeedhayo marwada koowaad ee qaranka waxa si weyn faallooyin uga bixinaya aadna arrinkaasi si gaar ah u soo jiitay haweenka guud ahaan waddanka…

Read More

16 Ka Tirsan Ururka PKK oo Ciidanka Turkigu ku Dileen Buuralayda Waqooyi ee Ciraaq

Ankara 18. October 2017 (SDN/QJ):- Saraakiisha ciidamada Turkiga ayaa sheegaya in ay 16 ka tirsan ururka PKK ku dileen Buuralayda waqooyiga Ciraaq  gaar ahaan gobolka Saab, ka dib markii ay u adeegasadeen diyaaradaha dagaalka iyo kuwa aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaano Darooniska.   Saraakiisha ciidanku waxa ay intaasi ku dareen in duqayntan cirka ah ee lala beegsaday…

Read More

Ciidanka Xorta ah ee Suuriya oo La Wareegay Gacan ku haynta Magaaladda Raqa

Raqa 18. October 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka soo baxay dalka Suuriya ayaa sheegay in ciidamada xorta ah ee dalka Suuriya la wareegeen magaalada Raqa ee dalkaasi, iyagoo taageero balaadhan ka helaya wasaaradda difaaca ee dalka maraykanka. Saraakiisha ciidamada maraykanka ee ku sugan aagga Raqa ayaa xaqiijiyey warkan iyagoo intaas ku daray in ay gaaf wareegayaan…

Read More

Kulankii Madaxtooyada iyo Dib-u-dhiggii Doodda Musharrixiinta Madaxweynennimo ee Saddexda Xisbi

Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):-Musharrixiinta Madaxweynennimada ugu tartamaya Xisbiyada UCID, Kulmiye iyo Waddani, oo Dood adag oo Fool-ka-fool ahi ku dhex-mari lahayd caawa ahaan Kulan-doodeed loo qorsheeyey in lagu qabto Huteel Green Plaz ee magaalada Hargeysa, ayaa baaqatay, isla markaana dib loogu dhigay 19-ka bishan aynu ku jirno. Faysal Cali Waraabe oo Jagada Madaxweyne uga…

Read More

‘’Xisbiyada Qaranka oo inaga noqda xisbiyo beleedyo waa khater soo fool leh!’’ Siyaasi Cabdi kariin Axmed Mooge

Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdi kariin Axmed Mooge Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa ka dayriyey in Xisbiyada qaran ee Somaliland u dhisanay u Xuubsiibteen inay dalka ku Celiyaan Habkii beelaha taasina ay Khatar ku tahay Geedi socodka Dimuquraadiyadda Somaliland. Qoraal kooban oo Siyaasi Cabdikariin Axmed…

Read More

Somaliland iyo Jeegaanta Siyaasadda! Falanqaynta Wargeyska Ogaal

Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Maalmahan waxa Masraxa beretanka hadal-hayntiisu ku badnayd erayga Jeegaan, oo Soomaalida qaarkood ay ugu yeedhaan ‘Qaanso-Roobaad’. Jeegaan, marka dhinaca Roobka laga eeggo Soomaalidu waxay tidhaahdaa ‘Gaagixiso’ waxay yidhaahdaan, Daruuro Biyo sidkoodu buuxo oo aad hoorrimaad u eegayso haddii Jeegaani isku jeeni- qaarto, dihasho lagama fisho. Markaasaa wada-jirkooda kuugu dambaysa, aragtida…

Read More

“Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, waa waayo-arag, waxaanan ku amaanaya inuu aqbalay go’aamadii Guddida Doorashooyinka Qaranka ee natiijadii 2003-gii, 2005-kii iyo 2010-kii..” Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Kulan Casho ah la yeeshay Guddiga doorashooyinka, Musharrixiinta Saddexda Xisbi, Guddoomiyaha Golaha Guurtida, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Taliyeyaasha Ciidammada, Guddoomiyaha Akaademiga Nabadda iyo Horumarinta iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, waxaanu kulankaasi daaranaa hawlaha doorashada innagu soo foolka leh iyo sidii loogu hoggaansami lahaa…

Read More