Sheekh Aadan-Siiro Oo Soo Jeediyey In La Adkeeyo Xuduudka Somaliland La Wadaagto Itoobiya DAAWO

Hargaysa 16. September 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Dadkii Soomaalida ah ee Qoomiyadda Oromada ee Dalka Itoobiya ay Toddobaadkii hore ku laayeen Magaalada Hawaday. Sheekh Aadan-Siiro waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay Sida uu u arko inay Dawladda iyo Shacabka Somaliland uga gaashaaman karaan dhibaatooyinka…

Read More

Arday Ku dhacday Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Maanta La Shaaciyey oo Jejibiyey Xaruntii Wasaaradda Waxbarashadda ee Caasimadda Hargaysa DAAWO

Hargaysa 16. September 2017 (SDN/QJ):-Ardayda fasalada afraad iyo siddeedad ee loo soo dhajiyay imtixaankii shahaadiga ahaa ayaa hada dhigaya mudaharaado.   Wararku waxaa ay sheegayaan in ardaydan mudaharaadaysaa ay yihiin ardaydii dhacday imtixaanaadkii shahaadiga ahaa. Waxa kale oo ay wararku intaas ku darayaan in badi ardayda dugsiyada sare ee fasalada afraad ay badankoodu daateen imtixaankii…

Read More

Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Ka Warrantay Xaaladda Dad Ku Sumoobay Jaad Dhulka Oromada laga Keenay – Waraysi DAAWO

Jig-Jiga 16. September 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa shaaca ka qaadday in ugu yaraan 23 Ruux oo cunay Jaad Sumaysan oo laga keenay Deegaanka Oromada Itoobiya ay xanuunsadeen, isla markaana Dhakhtarrada loo dhigay Xanuunka ay ka qaadeen Qaadka Sumaysan ee ay Cuneen . Wasiirka Xafiiska Adeegga Bulshada iyo Horumarinta Shaqaalaha Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya Axmed…

Read More

Aas Wadareed Magaaladda Jig Jiga Loogu Sameeyay Dadkii Soomaalida ahaa ee Lagu Laayay Deegaanka Haawadey ee Gobolka Oromada Itoobiya

Jig-Jiga 16. September 2017 (SDN/QJ):- Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaa maanta aas qaran  loogu sameeyay xabaalaha gidhibka ee caasimada deegaanka jigjiga   dadkii shacabka somalida ahaa ee sida axmuqnimada  ah loogu xasuuqay hawaday ee deegaanka oromada dadkaasi oo ay tiradoodu dhantahay 40 qof ayaa maanta waxa lagu aasay xabaalaha gidhibka 18 qof. Waxaana aaskan qaran…

Read More

Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Luuqad adag kula Hadlay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo & Madaxda Dawladiisa ee Sharciga Gacanta ku qaatay DAAWO

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Shaaciyey Dhamaadka Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha ee Guud ahaan Gobolada dalka. Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Mudane C.qaadir Iimaan Warsame oo ka hadlayay Munaasibad lagu shaacinayay dhamaadka hawlgalkii Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha ayaa u Mahadnaqay Cid kasta oo kaalin ku lahayd dhamaytirka qaadashadii kaadhka codbixiyaha Waxa uu Gudoomiyaha Komiishanku…

Read More

Murashax C.raxmaan Cirro Oo Mar Labaad Balan Qaad Culus U Sameeyey Ciidamada Qaranka Somaliland Kana hadlay Mushkilada ka taagan Dekeda Berbera DAAWO

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Waxa uu Mar labaad ku Celiyey Balanqaad sas ku riday Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye oo ku wajahan inuu Lacag badan u Kordhin doono Ciidamadda qaranka Somaliland hadii uu hogaaminta dalka ku guulaysto. Mudane C.raxmaan…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ee Waddani oo Soo Bandhigay Sawirada Garsoorayaal ka Tirsan Maxkamadaha Somaliland oo Ku Jeeni qaaran Astaanta Xisbiga Kulmiye & Gef Sharci oo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Galay DAAWO

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Haldoor Barkhad Jaamac Batuun ayaa sheegay inay tahay gef sharci in xubno ka mid ah Bah’da garsoorku ay u ololeeyaan xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye. Xoghayaha Caddaalada ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxa uu Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan…

Read More

Garsoorka Somaliland Oo Looga Digay Inay Ku Milmaan Xisbiyada, Xilli Shaqaalihii Kale Ee Dawladdu U Ban-baxay Taageerada Xisbiga Kulmiye

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa soo saaray Wareegto uu Bahda Garsoorka ugaga digayo inay ku milmaan Siyaasadda Dalka isla-markaana dhex galaan Xisbiyada Qarankan. Wareegtadan ayaa Guddoomiyuhu wuxuu ku sheeyay inay Mabnuuc tahay in Bahda Garsoorku dhex gasho Siyaasadda, kuna Milmaan Xisbiyada, sidaa darteed Ciddii dhex gasha laga…

Read More

“Qof Maanta Damiir Leh Oo Ku Hadhay Xisbiga Kulmiye Ma Jiro” Marwo Faadumo Siciid DAAWO

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- La taliyaha Murashaxa Madaxweynaha WADDANI ee arrimaha dibadda Marwo Faadum Siciid oo ka hadlaysay Madal uu Xisbigeedu ku qaabileyay Taageerayaal ka soo Jeeda Gobolka Saaxil oo ku soo Biiray Xisbiga Waddani ayaa cod dheer ku sheegay in ay ku faraxsan tahay in beeshii ay ka soo jeeday ay gebi ahaan…

Read More

Dawlada Ingiriiska oo Balan ku qaaday inay Diyaarinayso 60 Goob Jooge oo la socon doona Qaabka ay u dhacdo Doorashada Madaxtooyada Somaliland & Tirada Dadkii isu diiwaangeliyey Codbixinta Doorashadda oo uu Sheegay!

London 14. September 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Ingiriiska ayaa balan qaaday inay 60 ergay oo xoogan oo caalami ah u soo diri doonto doorashada madaxtooyada Somaliland si ay u kormeeraan doorashadaas November la qorsheeyay inay qabsoonto. Sidaas waxa ku dhawaaqay wasiirul dawlaha Ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo dalalka barwaaqo sooranka Rory Stewart oo toddobaadkan Baarlamaanka Ingiriiska…

Read More

Wasaaradda Arimaha Dibada Somaliland Oo Sheegtay Inay Wufuud Caalami Ah Iman Doonan Doorashada Madaxtooyadda Kana Hadashay Sida ay u aragto Shir uu Dr Bulxan kaga qayb galay Turkiga oo ay ku Wada Hadlayeen aqoonyahanada Somaliland Iyo Somalia DAAWO

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul dawlaha Wasaaradda Arrimaha Somaliland Prof Maxamed Mixile Boqore ayaa sheegay inay la soo Xidhiidheen wufuud badan oo Somaliland u imanaya sidii ay Goob jog uga noqon lahaayeen doorashadda Madaxtooyadda ee la filayo inay Somaliland ka dhado 13-ka November ee sannadkan.

Read More

Muxuu Dr Bulxan Kala Kulmay Shirkii Aqoon-yahanka Somaliland iyo Somalia ee Turkiga Kadib Markii ay Joogsadeen Wada hadaladii u dhexeeyey Somaliland Iyo Somalia? DAAWO

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Waxa dhawaan magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku qabsoomay wejiga labaad ee shirkii aqoonyahanka Somaliland iyo Somaliya oo hore dalkaas uga qabsoomay. Shirkan oo socday laba maalmood, waxa labada aqoonyahan ee Somaliland iyo Somaliya dhex joogtay dawladda Turkiga oo wada hadalada labada dal gogosha u fidisay si ay u fahanto…

Read More

Duqii Hore ee Magaaladda Berbera Isla Markaana ah Siyaasi aad Looga Danbeeyo oo Shaaciyey inuu Ku Biirayo Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Maayirkii hore ee magaalada Berbera Cabdale Maxamed Carab (Cabdale Sandheere) ayaa shaaca ka qaaday in uu sitoosa ugu biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, islamarkaana uu ka baxay xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye. Cabdale Sandheere ayaa sidan ku sheegay shir jaraa’id oo uu warbaahinta kula hadlay isaga oo ku sugan…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid oo eedaymo Culus u Soo Jeediyey Dalada Ururada aan Dawliga ahayn ee Sonsaf Kuna Gacan Saydhay Qorshe ay Daladaasi wadatay DAAWO

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa eedaymo u soo Jeediyey Dalada Ururada aan dawliga ahayn ee Sonsaf oo ku marti qaaday Kulan lagu shaacinayo Guddida Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo ay Sheegeen in aanu Sharciga dalka meel ka soo gelin. https://www.youtube.com/watch?v=wrIAH0f2s_A

Read More

‘’Dhardhaaraada oo La Kala Bedelaa Dheriga ma Macaaneeyaan’’ Dareenka Shacabku ka Bixiyeen Isku Shaandhayntii u Danbaysay ee Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland, wuxuu habeenimadii Isniintu soo galaysay isku shaandhayn ku sameeyay xubno ka tirsan xukuumadiisa. Go’aankan Madaxweyne Siilaanyo oo muddo la sugayay, waxa lagu eekaysiiyay badhasaabo iyo maareeyayaal, waxaana dabcan la garwaaqsan karaa in Madaxweynuhu talaabadan qaaday ka dib dhaliilo uu arkay oo kaga yimid bulshada, kuwaas oo sabab u…

Read More

Khasaaraha Dhimasho ee Qoomiyada Oromadu u Gaystay Ganacsatada Qaadka ee Magaaladda Haawaday,Tirada Somaliland u dhalatay,Deegaanada ay Dhalasho ahaan ka soo Jeedaan , Cida leh Gaadiidka la Gubay & Halka uu Salka ku hayo Dagaalkani

Haawaday 14. September 2017 (SDN/QJ):- Tirada dhimashada dadkii Soomaalida ee lagu laayay magaalada Haawadey ee gobolka Oromia waxay maraysaa 36 qof, 9 gaadhi oo la gubay. Dadkaa dhintay waxa u badan beesha Samaroon oo 13 qof ah, 4 Ka soo Jeeda beesha Ciidagale ah iyo 5 Habar Awal ah, halka inta Kale ay Yihiin Dad…

Read More

“Markii Madaxweyne Cigaal Uu Soo Dhigay Golahii Wasiiradda Gobolnimada Saaxil Muuse Biixi Waxa Uu Ahaa Wasiirkii Kaliga Aha Ee Diiday, Markii La Qaybinayay Kuraasta Muuse Waxa Uu Ahaa Ninkii Yidhi 3 Kursi Wax Ka Badan Berberi Ma Yeelan Karto” Siyaasi Saleebaan Ibraahim DAAWO

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Saleebaan Ibraahim oo ka tirsan mas’uuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan dekeedda Berbera oo qarka u saaran in albaabada loo laabo. Siyaasi Saleebaan Ibraahim oo warbaahinta kula hadlay magaalada Burco ayaa waxa uu yidhi “dekedda berbera maanta way xidhantay,…

Read More

Shirkada Dp World ee Dekeda Berbera Maamusha Oo Ganafka Ku Dhufatay Qoddobo Madaxweyne Siilaanyo U Dhiibay Ergo Wasiiro Ah!!

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda DP World, ayaa ganafka ku dhuffatay qaraar Xukuumadda Somaliland rabtay inay kusoo af-jarto muranka iyo khilaafka ka dhex aloosmay todobaadkan ganacsatada iyo maamulka Shirkadda DP World ee Berbera. Khilaafkan hadda ee labada dhinac oo si rasmi ah usoo shaac-baxay Axaddii Doraad, kaddib markii maamulka Shirkadda DP World Berbera usoo…

Read More