Xisbiga Waddani oo Toban Kun oo Dhallinyaro ah Ka Hawlgalinaya Ololaha Doorashada ee ay galayaan DAAWO

Hargaysa 17. September 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa shaaciyey in Xisbiga WADDANI uu diyaar garoobay olalahii Doorashada Madaxtooyada Somaliland, isla mar ahaantaana ay qaabeeyeen sida oo kale na ay qorsheeyeen qaabka ay u galayaan Ololaha Doorashada isaga oo sida oo kale na badka soo dhigay in ay…

Read More

Khilaaf Xoogan oo ka Dhex qarxay Wasaaradda Cusub ee Dhaqanka Iyo Dalxiiska iyo Shaqaalihii Wasaaradaas oo Cabasho la hor tagay Hay’ada shaqaalaha dawlada DAAWO

Hargaysa 17. September 2017 (SDN/QJ):- Waxa uu khilaaf xoogani ka dhex qarxay Madaxda ugu saraysa ee Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland kaas oo u dhexeeya Wasiirka wasaaradda dhaqanka iyo Dalxiiska iyo agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi oo Wasiirku xafiiskiisa ka xidhay.

Read More

“Inta Uu Jiro Hal Qof Oo Shacabka Ogaadeeniya Ah Oo Dhibaataysani Nama Dhibayso Geeridu” Qalbi Dhagax DAAWO

Muqdisho 17. September 2017 (SDN/QJ):- Waraysigii ugu dambeeyay intaan la qaban Taliyahii Ciidanka ONLF Cabdikariin Sheekh Muuse “Qalbi Dhagax” ayaa waxaa uu si adag ugu hadlay in aanay dhibayn dhibtay ay duurka ugu jiraan in uu hal qof oo Ogaadeeni dhibaataysan yahay.   Waraysigan ayaa noqoday  mid aad loogu xasuusto Qalbi Dhagax. https://www.youtube.com/watch?v=CecwF7d2oEw

Read More

Dawlada Dhexe ee Federaalka Itoobiya oo Shaacisay inay Boqolaal ka Tirsan Qoomiyada Oromada Xabsiyada u Taxaabtay Kuwaas oo Lug ku leh Dadkii Soomaalida ahaa ee Lagu laayay Haawaday

Addis Ababa 17. September 2017 (SDN/QJ):- Waxa la xidh-xidhay  Boqolaal qof oo  ka mid ah dad ku eedaysan  inay masuul ka ahaayeen dhimashada iyo barakaca ka dhashay xurgufta u dhexaysa degaannada  qowmiyadaha  Soomaalida iyo Oromada, sidaas waxa  shaaciyay  Jimcihii Wasiirka Isgaadhsiinta ee Itoobiya, Dr. Negeri Lencho Siday faafisay wakaalladda wararka  Itoobiya ee ENA, Wasiirka Arrimaha…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb Galay Qalin Jabinta Dufcadii 5aad Ee Jaamacadda Tima-cade ee Magaalada Gabiley SAWIRO

Hargaysa 17. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland  iyo Wafti uu hogaamiyey ayaa ka qeyb galay Xaflada Qalin Jabinta Jaamacada Timacade ee Magaalada Gabiley oo ay ka qalin jabiyeen Dufcadii 5aad.   Munaasibad balaadhan oo loo sameeyey qalin jabinta Ardayda Timacade ayaa waxaa goob joog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi…

Read More

Madaarada Somaliland oo Isugu soo ururay Gegida Dayuuradaha ee Caasimadda Somaliland ee Cigaal International Airport!!!

Hargaysa 17. September 2017 (SDN/QJ):- Madaarada Somaliland ee shaqaynaya ayaa u muuqda inay ku soo urureen wakhtigan garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa, ka dib markii ay dawladda Somaliland madaarka Berbera ku wareejisay dawladda Imaaraadka Carabta oo ka samaysanaysa saldhig milatari. Warar uu Wargayska Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland madaarka…

Read More

Guddoomiye ku-xigeenka Buuhoodle Oo Ka Hadlay Lacago Faalso Ah Oo Ganacsatada Lagu Dhacay Lagana Keenay Somalia!!

Buuhoodle 17. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Buuhoodle Jaamac Dheeg Cartan, ayaa ka hadlay  sicir barar iyo lacago faalso ah oo aad u saameeyay ganacsiga Buuhoodle isla markaana uu tilmaamay in ay sababtay in ganacsigii gobolku  uu istaagay oo dadkii meheradaha lahaa ay sheegeen in aanay waxba iibinayn, kadib markii lagu dhacay lacago faalso…

Read More

Macluumaad Wejiyo badan leh oo Ku saabsan Muslimiinta Rohinga ee Dalka Myanmar ee Xasuuqa ba’an lagu hayo

Myanmar 17. September 2017 (SDN/QJ):- Rohinja waa isir laga tiro badan yahay oo muslim ah, kana mid ah ah muwaadiniinta dalka Miyanmar oo aqlabiyadda dadkiisu ay aaminsan yihiin diinta Buudhiisam ka loo yaqaann. Inta badan ee dadka Miyanmar waxa ay cadow ku yihiin dadka muslimiinta ah oo ay u arkaan in ay yihiin dad diinta…

Read More

Gargaar Cunto oo Loo Diray Muslimiinta Rohinga ee Dalka Myanmar

Burma 17. September 2017 (SDN/QJ):- Dalka Indunisiya ayaa Gargaar Cunto ah u direy Muslimiinta Rohinga ee ka barakacay Gobolka Raakhiin ee dalka miyan-maar ka dib markii lagula kacay tacadiyo isugu jira dil iyo bara kicin,. Muslimiinta laga tirada badan yahay Rohinga ayaa waxay tacadiyo isir gumaad ah kala kulmeen Ciidamada dalka Miyanmaar iyo dadka Buudiiska…

Read More

Tuunisiya oo u Fasaxday Haweenka inay Guursan Karaan Ragga aan  Muslimiinta aheyn!!

Tunis 17. September 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Tunuusiya ayaa meesha ka saartay sharci dumarka u diidayay in ay guursadaan ragga aan Muslimiinta ahayn. Arrintan ayaa timid bil ka dib markii madaxweyne Beji Caid Essebsi uu ku baaqay in meesha laga saaro sharcigaas. Hadalkaas ayuu ku soo daray khudbaddii uu ka jeediyay maalinta qaran ee dumarka dalkiisa….

Read More

‘’Ma Haboona sii Socoshada Khilaafka Maraykanka Iyo Ruushku’’ Wasaaradda arrimaha Dibada Maraykanka

Washington 17. September 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arimaha dibadda dalka Mareykanka ayaa sheegtay in aanay haboonayn inay sii socdaan khilaafaadka u dhexeeya dalka mareykanka iyo Ruushka. Af-hayeen u hadashay wasaaradda arimaha dibadda dalka mareykanka ayaa waxay sheegtey in Xoghayaha arimaha dibadda dalka mareykanku uu aaminsan yahay in khilaafka siyaasadeed ee labada dal u dhexeeyaa ay haboon…

Read More

‘’Marnaba Ogolaan mayno In Gobolka Kurdistaan uu Noqdo dawlad Madax Bannaan’’ Madaxweyne Ordugan

Ankara 17. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Turkiga Mr: Rajab Dayib Ordugaan oo shir jaraa’id ku qabtay caasimada dalkiisa ee Ankara ayaa sheegay in dawlada Turkigu marnaba ogolaanayn in gobolka Kurdistaan noqdo dawlad ka madax banaan fadaraalka Ciraaq. Mr: Ordugaan waxa uu intaasi ku daray in aftida laga qaadi doono dadweynaha gobolka kurdistaan tahay mid aan…

Read More

Ingiriiska Iyo Talyaaniga oo Heshiis ku Gaadhay Joojinta Tahriibayaasha Ka Yimaada Liibiya!!

Roma 17. September 2017 (SDN/QJ):- Dalalka  Ingiriiska iyo Talyaaniga ayaa ku heshiiyey in laga shaqeeyo sidii looga joojin lahaa dalka Liibiya Tahriibinta dadka ee sharci darrada ah ee marinka ka dhigtey. Safiirka dalka ingiriiska ee dalka Liibiya u fadhiya oo kulan kula yeeshay Caasimada dalka Libiya dhigiisa dalka Talyaaniga u fadhiya Liibiya ayaa waxa uu…

Read More

Ugu Yaraan 25 Ruux oo ku Geeriyooday Badhtamaha Qaarada Africa kadib isku dhacyo dhex maray laba maleeshiyo Beeleed

Bar ya 17. September 2017 (SDN/QJ):- Qaramada midoobay ayaa sheegtay inay shan iyo labaatan Qof ugu yaraan ku dhinteen Kumanaan qof-na ay ku bara kaceen dagaal qowmiyadeed oo ku dhex maray labo maleeshiyo  Dalka Badhtamaha afrika. Warar kale oo ku saabsan dagaalkaasi ayaa waxay iyana sheegayaan in Toban qof ay ku dhinteen Konton kalena ay…

Read More

“Musharax Muuse Biixi Waxaan Isleeyahay Ruushka Intaan Joogay Iyo Inta Uu Isagu Joogay Waxa Laga Yaabaa Inta Uu Isagu Joogay Inay Badnayd, Maraykana Isagaa Iiga Horeeyey” Musharax Cabdiraxmaan Cirro

Burco 16. September 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Ciro) ayaa sheegay in Muuse Biixi, Musharaxa xisbiga Kulmiye uu qiray in arimaha dibada uu kaga fiican yahay Cabdiraxmaan Ciro, isla markaana Mushkilado badan oo dalka haysta xalkeeda uu u arko Somaliland oo aqoonsi Caalamiya hesha. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) waxa kale oo…

Read More

”Marka Ololuhu Bilaabmo Waxaanu Samayn doonaa Weriyeyaal aanu u astayno Xisbiyada Siyaasadda,Sideedaba Waxaa Laga Rabaa inuu Weriyuhu Dhex u ahaado Sadexda Xisbi Qaran” Wasiir Caddaani DAAWO

Hargaysa 16. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi galinta JSL Cismaan C/laahi Saxardiid(Cadaani) oo ay wehelinayaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Madaxdda Waxyaaha Wasaaradda ayaa Maanta Kulan la qaatay Shaqaale weynaha Wasaaradda Warfaafinta & Wacyigelinta. ”Inaynu Ummada Somaliland u Gudbino War sax ah oo Xaqiiqada ku Salaysan Isla markaana laga dheeraado Buun buunin”…

Read More

Maxay salka ku haysaa colaadda Soomaalida iyo Oromada? Iyo Warbixin ay Idaacada BBC Khasaarihii Ka Dhacay Haawaday Dusha ka Saartay Somaliland

Hargaysa 16. September 2017 (SDN/QJ):-Kumannaan qof ayaa ku barakacay colaadda u dhexeysa Soomaalida iyo Oromada Itoobiya. Weriyaha BBC Kalkidan Yibeltal ayaa maqaalkan ku eegaya waxa ay colaadda salka ku hayso iyo in la joojin karo. Adisu Arega oo u hadlay dowlad deegaanka Oromiya ayaa BBC sheegay in 18 qof oo 12 ka mid ah ay…

Read More

Madaxweyne Cusub oo Goor dhawayd Loo Doortay Maamul Goboleedka Hirshabeele!!

Jowhar 16. September 2017 (SDN/QJ):-Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle lagu doortay Madaxweynaha cusub ee maamulkaasi, kadib doorasho xiiso badneed ay ku tartameen ilaa sideed Musharax. Madaxweynaha Hirshabelle waxaa loo doortay Maxamed Cabdi Waare oo helay codad gaaraya 74 cod halka Musharaxii ay ku tartamayeen wareegii ugu dambeeyay Doorashada Daahir Cabdulle Cawaale uu…

Read More