Goormaa La Qabanayaa Shirka Golaha Dhexe Ee Lagu Soo Dooranayo Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeenka ee Xisbiga Ucid ? DAAWO
Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa shaaciyey Wakhtiga la qabanayo Shir aan Caadi ahayn oo Golaha dhexe ee Xisbigaasi uu ku soo dooranayo Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeenka ee Xisbigaasi. Shir-jaraa’id oo ay ku qabteen Hargeysa Xoghayaha Golaha dhexe ee Xisbiga UCID Jiir Cali Madoobe iyo Masuuliyiin kale, ayaa waxay ku sheegeen…
