Maxaad ka Ogtahay Kooxda ugu Qaalisan Saaxada Kubada Cagta ee Wakhtigan?
Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Badanka way adkaataa in kooxda ciyaartooyada ugu qaalisani joogaan la odoroso, balse hadana marka loo eego qiimaha ciyaartooyadeeda lagu heli karo waa wax iska fudud. Waxaana booskan badi ku loolama labada naadi ee reer Spain ee Barcelona iyo Real Madrid oo la odhan karo wakhtigan waa kooxaha ugu adag kubada…
