Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray wershad cusub oo samaynaysa Taangiyada biyaha ee Gamuur Plastic factory SAWIRO/DAAWO
Hargaysa 09. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylci) ayaa Maanta oo ay bishu tahay 09-09-2017 xadhiga ka jaray wershad cusub oo samaynaysa Taangiyada biyaha ee Gamuur Plastic factory, wershadaas oo laga hirgeliyay Waqooyiga magaalada Hargeysa, gaar ahaan Xaafada Sheedaha. Warshadan cusub ee laga hirgaliyay ayaa waxay samayn doontaa taangiyada…
