Khilaaf Ka Dhex Aloosan Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Iyo Xoghayaha Guud Ee Xisbigaasi Iyo Halka Uu Salka Ku Hayo + Xoghayaha Oo Ka Hadhay Safarka Gobolada Galbeedka Khilaafkaasi Awgii
Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):- Khilaaf Culus ayaa maalmihii u dambeeyay ka dhex aloosan Gudoomiyaha, Ahna Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf, Waxaanu Khilaafkaasi sababay in Xoghayuhu ka baaqdo oo uu ka hadho Waftigan Hadda ay Masuuliyiinta sare ee Kulmiye…
