Duufaanta Irma ee Faraha Baas ku haysay Gobolka Florida oo Hoos u Dhacday,Khasaaraha ay Sababtay & waddooyinkii isu rogeen webiya Biyo ah DAAWO
Florida 12. September 2017 (SDN/QJ):- Daadadka ayaa gaadhay laba Fiit, in ka badan hal miylan oo guri ayaa bilaa laydh ah. In ka badan 6.3 milyan oo qof ayaa loo sheegay inay isaga baxaan guryahooda. Duufaantan IRMA ayaa hore cagta u soo marisay jasiiradaha Kiribiyaanka, kuna dishay 27 qof. Dabaylo xoogan oo ay duufaantu wadato…
