Guddoomiyihii Baanka Soomaaliya Oo Sifo Aan La Caddaynin Dalka Ku Joogta, Khudbad Ay Ka Jeedisay Madal Saylici Fadhiyey & Weedhahadii Buuqa Abuuray DAAWO

Boorama 07. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee Baanka dhexe ee Soomaaliya Marwo Yusur Cabdiraxmaan Faarax (Abraar) oo ka mid ah Aqoonyahannada Reer Somaliland, ee aaminsan Mabda’a Midnimada Soomaaliya, ayaa khudbad ka jeedisay Xaflad loo sameeyay Arday ka Qallin-jebiyey Jaamacadda Camuud ee Magaalada Boorama. Yusur Abraar oo Maalmihii u dambeeyay la sheegayey inay Somaliland timid,…

Read More

Shirkadda Dp World oo Qalab Badbaado Ku Soo Rogtay Qof Kasta oo Galay Dekedda & Buuq ka Dhashay

Berbera 07. September 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta Shirkadda DP WORLD, ayaa Amarro Cusub Kusoo Rogay Dadka Macaamiisha u ah Dekedda Berbera ee Wax Kala Soo Dega Amaradan Ayaa Waxay Dul Dhigtay Cid Kasta Oo Dani Kaga Xidhanto Dekada Berbera Sida Wakiilada Shirkadha wax Kala Soo Dega Dekada Berbera, Shaqsiyaadka Alaabo Uga Soo Degto Dekada Berbera Mukhalasiinta…

Read More

‘’Aniga Hadii ay Cirro Iyo Muuse Soo Baxaan Dalka waan ka Haajirayaa Markaas Walaalayaal Aniga ha ii Hiilininee Idinku Isu Hiiliya’’ Gudoomiye Faysal DAAWO

Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu Somaliland ka Haajiri doono hadii ay Talada dalka midkoodkood ku soo baxo Isla markaana uu noqon doono Tabliiqi Isagoo Xusay inuu go’aankiisan xitaa gaadhsiiyey Safiirka Ingiriiska ee Somaliland iyo Somalia. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe…

Read More

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Somalia oo Shir Deg Deg ah ka Yeelanaya Go’aankii Dawlada Somalia ee Dhiibitaankii Qalbi Dhagax & Qodobo ay isla gaadheen DAAWO

Muqdisho 07. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah ka leh go’aanka kasoo baxay Xukuumada Soomaaliya ee ku aadanaa Dhiibistii Dowlada Itoobiya loo gacan geliyay in C/Kariin Muuse Qalbi Dhagax oo katirsanaa Jabhada ONLF. Golaha Wasiirada ayaa difaacay go’aankii ay ninkan ugu gacan galiyeen dowlada Itoobiya, waxa ayna ku…

Read More

Boqortooyada Sucuudiga oo Wax Lagu Qoslo ku Tilmaantay inay Isu soo dhawaadeen Dalka Iran!!

London 07. September 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Sacuudiga ayaa beenisay wax kama jiraana ku tilmaantay hadal warbaahinta Caalamka dhawaan baahiyeen oo ku aadanaa in ay isku soo dhawaanayaan Xukuumada Sacuudiga iyo tan Iiraan. Wasiirka arimaha dibadda Sucuudiga Caadil Al-Jubayr oo Warbaahinta kula hadlay magaalada London ayaa wax lagu qoslo ku tilmaamay hadal haynta ah in ay…

Read More

Wasiirul Dawlihii Hore ee Madaxtooyadda Somalia oo Iftiimiyey Nooca uu ahaa Heshiis Dhex maray Xukuumadii Xasan Sheekh Iyo Dawlada Itoobiya DHAGAYSO

Muqdisho 07. September 2017 (SDN/QJ):- Sida lagu sheegay warka ka soobaxay dowladda, waxaa golaha la horgeeyay nuqulka heshiisyo ay dowladda federaalka Soomaaliya la gashay dowladda Ethiopia 7-dii June 2015-kii kaas oo dhanka Soomaaliya uu u saxiixay Wasiirru Dowlihii Madaxtooyada Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ee dawladdii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More

“Buurmadow waxaan leeyahay Hadhuudhkayaga ayaa sidii Ciidanka u Safan..” Caaqil Dayib Cabdi Ciidle DAAWO

Wajaale 07. September 2017 (SDN/QJ):- Caaqil Dayib Cabdi Ciidle oo ka mid ah madax dhaqameedka Gobolka Gebilay ayaa Mar uu Shalay ka hadlayay Soo dhawayn Magaaladda Togwajaale loogu sameeyay Wefti uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada madaxweyne ee Xisbigaas waxa uu sheegay in Maanta hadhuudhkii Gebilay uu sida Ciidanka u safan yahay isagoo…

Read More

Madaxweynihii Hore ee Gal Mudug oo Iftiimiyey Heshiis uu Hore ula Saxeexday Itoobiya oo ay Dawlada Federaalku daliishatay DHAGAYSO

Muqdisho 07. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Mudane C/Kariin Xuseen Guuleed ayaa goordhaw ka hadlay go’aankii maanta kasoo baxay Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ee ku aadanaa Kiiska C/Kariin Muuse Qalbi Dhagax.   War-Saxaafadeedka Xukuumada soo saartay ayaa waxaa ku xusnaa in Madaxweynihii hore ee Galmudug isaga oo matalaya Soomaaliya uu saxiixay in…

Read More

Lacag Abaal Marin Ah Oo Lagu Bixinayo Cida Keenta Xogta Hogaamiye iyo Xubno Kale Oo Ka tirsan Ururka Al Shabaab

Nairobi 07. September 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Kenya ayaa baadi goob xoogan ugu jirta soo qabashada ama dilka dagaalyahano iyo hogaamiyaal katirsan kooxda Al Shabaab , waxa ayna inta badan xubnahan kasoo jeedaan dalka Kenya. War kasoo baxay booliiska dalka Kenya ayaa lagu balan qaaday lacag abaal marin ah oo la siinayo cidii keenta xog lagu…

Read More

Hogaamiyaha Mucaaridka Waddanka Kenya oo Ku Hanjabay Inuu Qaadici doono Ka Qayb galka Doorashada Madaxtinimo & Damaanad uu u Baahan yahay

Nairobi 07. September 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku hanjabay in aanu ka qeyb geli doonin doorashada madaxtinnimada ee ku celiska ah ee bisha oktoobar dhici doonto. Wuxuu sheegay inuu u baahan yahay dammaanad qaad dhinaca dastuurka ah mana uusan ka bixinin sharraxaad arrintaasi. Isbuucii la soo dhaafay ayaa maxkamadda ugu sarreysa…

Read More

Hogaamiyaha Waddanka Myanmar oo Madaxweynaha Turkiga kala hadashay Sidii loo Dejin lahaa Xiisada ka dhalatay Xasuuqa ay la Kulmeen Dadka Rohinga ah ee laga tirada badan  yahay

Myanmar 07. September 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Waddanka Myanmar, Aung San Suu Kyi ayaa sheegtay in Warar been abuur ah laga faafinayo rabshadaha ka socda gobolka Rakhine ee dalkaas, kuwaas oo Sababay in 125,000 oo ah muslimiinta laga tirada badan yahay ee Rohingya ay naftooda kula carareen una qaxeen dalka deriska ah ee Bangladesh. Bayaan ay…

Read More

Qaramada Midoobay oo Sheegtay in  Dad Gaadhaya 123 Kun Iyo Lix Boqol oo Ruux oo ka Tirsan Qoomiyada Rohinga ka qaxeen dalka Myanmar

New York 07. September 2017 (SDN/QJ):- Qaramada midoobay ayaa sheegtey in tirada Muslimiinta Rohingya ee ka qaxay dalka Purma ee u tallaabay dhinaca dalka Bangaladaash ay haatan marayaan Boqol iyo Saddex iyo Labaatan Kun iyo Lix boqol oo qof. Qaramada midoobay waxa ay sheegty in afar iyo labaatankii saacadood ee ugu danbeeyey Todoba iyo Sodon…

Read More

Warbixin Idaacada BBC-du ka Diyaarisay u Dhiibistii Qalbi Dhagax ee Itoobiya inuu Gilgilay Quluubta Shacabka Soomaalida

Muqdisho 07. September 2017 (SDN/QJ):- Magaciisu waa Cabdikariim Sheekh Muuse, waxaana lagu naanaysaa Qalbi-Dhagax , taas oo malaha loogu bixiyey calool adeygiisa, balse toddobaadkan wuxuu ruxey quluubta Soomaalida intooda badan, isaga oo noqdey shaqsiga loogu hadal heyn badanyahay baraha bulshada iyo qalabka warbaahinta intuba. Haddii ay kuu tahay markii koowaad ee aad maqlaysid magaca Qalbi…

Read More

Xiisada u Dhaxaysa Quwadaha Adduunka oo sii Kordhaysa Iyo Ruushka Iyo Maraykanka oo Cudud Mileteri Isugu Hanjabay

Moscow 06. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee dalka Ruushka Sergei Ryabkov ayaa ku dhawaaqay in haddii uu Maraykanku nidaamka gantaalaha THAAD ku rakibo Kuuriyada Koonfureed iyo Jabbaan ay dawladda Ruushku ku qasbanaan karto in iyaduna ay qaaddo tallaabo jawaab ah oo milateri si ay u ilaaliso isu dheellitirnaanta milateri ee iyaga iyo…

Read More

Heshiis la Yaab Leh Oo Markii Ugu Horeysay Dhexmaray Kooxaha Xisbullaah iyo Daacish

Lubnan 07. September 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Hezbollah ee taageerta ciidamada dowlada Siiriya iyo kooxda la dagaalameysa ee Daacish ayaa markii ugu horeysay isla gaaray heshiis xeer jajab ah. Hoggaamiyaha kooxda Hezbollah ayaa sheegay inuu la kulmay madaxweynaha Syria Bashar Assad, si uu ugala xaajoodo heshiis boqolaal ka tirsan xoogaga Daacish looga daadgureeyey xuduudda Syria iyo…

Read More

Qalab si Toos ah Looga arkayo Gudaha Uur Ku Jirta Bani aadamka oo la soo Saaray SAWIRO

Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Seynisyahano ayaa soo saaray qalab cusub oo kaamiro ah taasi oo lagu arki karo waxa ku jira gudaha jirka bini’daamka, waxaana loogu talogalay in loo isticmaalo sababo caafimaad. Kaamiradan ayaa waxaa lagu rakibay illeysyo iyo diirado sahlaya in la arko gudaha ubucda bini’aadamka. Wixii hadda ka horeeyay, shaqaalaha caafimaadka ayaa…

Read More

Gabadh Uur Leh Oo Ku Hanjabtay Inay Iska Soo Ridayso Ilmaha Caloosheeda ku Jira haddii aysan helin Arrin la Yaab Leh!!

Florida 07. September 2017 (SDN/QJ):- Dad badan ayaa la argagaxay aragtida haweeney xaamilo ah oo ku goodinaysa inay iska soo ridayso ilmaha uurkeeda ku jira haddii aysan helin like badan. Haweeneyda reer Florida oo isugu yeerta Saipanting barteeda Twitter-ka, ayaa sheegtay inay leedahay uur afar bilood ah.   Maalintii Arbacada, waxay iska qaaday sawir ‘selfie’…

Read More

Maraykanka oo Doonaya In Waqooyiga Kuuriya Laga Qaado Talaabooyin aanay Abidkood ka soo Waaqsan!!

New York 07. September 2017 (SDN/QJ):- Safiirka Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Nikki Haley ayaa ka hadashay shirkii New York ee lagaga arrinsanayey xiisada cusub ee ka soo kordhay gacanka kuuriya, waxa aanay carrabka ku adkaysay in waqooyiga Kuuriya aan loogu dulqaadan ficiladan ay ku kacayaan. Waxa ay sheegay inay naafoobeen dhammaan taalaabooyinkii dublamaasiyadeed, wakhtigu…

Read More

Dawlada Koloombiya ayaa sheegtay inay xabbad joojin ku meel gaadh ah la gaadhay jabhada mucaaradka ee ELN

Kolonbiya 07. September 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Kolonbiya ayaa Shaacisay inay Gaadheen Jab’hada dalkaasi ka dagaalanta ee Magaceeda loo soo Gaabiyo ELN heshiis Xabad Joojineed. Dhinacooda jabhada ELN ayaa xaqiijisay jiritaanka heshiiskaasi.  Waa xabbad joojintii ugu horaysay ee labada dhinac ay gaadhaan in badan muddo 50 sanno ah oo khilaaf ka taagnaa. Xabbad joojinta ayaa timid…

Read More

Ceel-Afweyn:Heshiis La Dhex Dhigay Beelo Colaaddoodu Raagtay, Deegaanno Ay Wada Yeelanayaan & Cadadka Magaha Loo Kala Xukumay DAAWO

Ceel Af-weyn 06. September 2017 (SDN/QJ):-Waxa Go’aamo laga soo saaray Shaqaaqo Dhowr jeer soo noqnoqotay oo ka dhacday Deegaanka Dararweyne ee Degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag, taasi oo u dhexeysay labada Beelood oo Walaalo ah. Wada-hadallo Nabadeed oo Guddi Golaha Guurtidu u diray halkaasi ay ka dhex wadeen Labada Beelood, ayaa aakhirkii waxa Shalay…

Read More