Ciidanka Booliska Somaliland oo Shalay Gacanta Ku dhigay Wiil 12 Jir ah Iyo Haweenay la Sheegay inay Xadaysay!!

Hargaysa 06. September 2017 (SDN/QJ):-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay wiil 12 jir ah oo bishii august horaanteedii ay qoyskoodu waayeen. Wiilkan oo magaciisa lagu sheegay Cabdirisaaq Axmed Cabdi, ayay qoyskoodu hore u baafiyeen, ka dib markii ay waayeen. Hase yeeshee ciidamada Booliska ee magaalada Hargeysa ayaa shalay wiilkaas gacanta ku soo dhigay…

Read More

Marwo Faadumo Siciid oo Ka Hadashay Waxa ka Jira inay Ka Baxayso Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani & Eedo ay Soo Jeedisay DAAWO

Hargaysa 06. September 2017 (SDN/QJ):- Marwo Faadumo Siciid Ibraahin la Taliyaha Gaarka ah ee Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani C.raxmaan Cirro ayaa ka hadashay Warar Sheegaya inay ka baxayso Xisbiga Waddani. Marwo Faadumo Siciid Waxay eedayn Culus u Jeedisay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan oo ay Sheegtay inay ku fashilantay wax ka…

Read More

Wefti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye & Mas’uuliyiin Wehelisa oo Maanta Lagu Soo dhaweeyay Degmada Tog-Wajaale SAWIRO/DAAWO

Tog-wajaale 06. September 2017 (SDN/QJ):-Dadweynaha ku dhaqan degmada Tog-wajaale ee Gobolka Gabiley, ayaa taageero u muuqaal eeg mahrajaan ku soo dhaweeyey  wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi maanta oo socdaal ku maraya gobollada gableed ee dalka.   Weftiga Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo isugu jira masuuliyiin sarsare…

Read More

Siyaasi Cali Sandule oo Jawaab adag ka Bixiyey Hadal Quudhsi ah oo ka Soo Yeedhay Gudoomiyihiisa Xisbiga Kulmiye Iyo Garnaqsi uu Soo Bandhigay DAAWO

Hargaysa 06. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Sandule Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland ayaa Jawaab ka bixiyey Hadal ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu ku tilmaamay inuu Quudhsaday qaabkii beeshiisa loo Siiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha. “Waxaan Is Leeyahay Haddu…

Read More

Taliska Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Xadhiga Sheekh Aadan Sune,Kooxo Dab rid ku Samaynayay Deegaanka Uubaale Iyo Rasaas Xalay ka Dhacday Hargaysa DAAWO

Hargaysa 06. September 2017 (SDN/QJ):-Taliska sare ee ciidanka booliska Somaliland ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen taliskooda waxa ay kaga warbixiyeen xaalada wadaad ka tirsan culimada caasimada oo ay xalay ku soo qabteen hawlgal ay ciidanku sameeyeen, wadaadkaas oo ay ku eedaynayaan arimo ka dhan ah xasiloonida iyo deganaanshaha dalka.

Read More

Xukuumadda Federaalka Somalia oo Markii Kowaad Shir Golaha Wasiiradu Yeesheen Kaga Hadashay Qadiyada ka Dhalatay Dhiibitaankii Qalbi dhagax ee Itoobiya

Muqdisho 06. September 2017 (SDN/QJ):-Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa ahaa arrimaha amniga Qaranka iyo dhacdadii sarkaalka Jabhadda hubeysan ee ONLF. Golaha ayaa ugu horeyn warbixin ka dhageystay hay’adaha amniga ee la xiriira xaaladaha…

Read More

Ciidanka RRU oo Xalay Gurigiisa kala Baxay Sheekh Aadan Sunne & Dhawaqa Rasaasta oo la Maqlayay

Hargaysa 06. September 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Niskii danbe ee Xalay ciidamada la dagaalanka Argagaxisada ee loo yaqaano RRU ay xabsiga dhigeen Sheekh Aadan Sunne oo kamid ahaa Culumada Caanka ah. Ciidamada ayaa xalay u dhacay guri uu magaalada Hargeysa ka degnaa Shekh Aadan Sunne, waxaana ciidamada markii ay damceen in ay xidhaan wadaadka diidmo kala kulmeen…

Read More

‘’Faysal Cali Waraabe Wuxuu Yidhi Labadii Oday ee aan Mar La Tartamay ee Rayaale Iyo Siilaanyo Way baxeen ee Ha la iga war hayo Wuu Garamay saw Ma aha Aniguse Garami maayee Mid uun baan Sheegayaa..’’ Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye DAAWO

Boorama 05. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Talada dalka haya ee kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inuu 40 Sano ka hor ka qallin Jebiyey Jaamacadda Camuud ee duleedka Magaaladda Boorama. Md. Muuse Biixi waxa uu ugu horrayn bahda aqoonyahanka ah u sharraxay sida uu Distoorka qaranku xilka…

Read More

‘’Reer Awdaloow Mar Sadexaad inaad I Ridaan Waa Idinku Ceeb ee ha I Ridina’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Boorama 05. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ahna Murashaxa Jagada madaxweyne ee Xisbigaas oo ka qayb galay Munaasibad loo Sameeyay Dufcadii 16aad ee Ka Qallin Jebisa Jaamacada Camuud ee Boorama ayaa nasiib daro ku tilmaamay inuu indhihiisa ku arkay Geel u talaabaya dhanka dalka Jabuuti. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa Kaftan Duur Xul…

Read More

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Balanqaaday inay Gidaar Ku Wareejinayaan Dhismaha Jaamacadda Camuud DAAWO

Boorama 05. September 2017 (SDN/QJ):- Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi oo ka qayb galay Xaflad loo sameeyay Dufcadii 16aad ee Ka qallin jebisa Jaamacadda Camuud oo ay ku lamaanayd 20 Guuradii ka soo wareegtay aasaaska Jaamacadda Camuud ayaa Balanqaaday inay Gidaar ku soo wareejinayaan dhismaha Jaamacadaasi. https://www.youtube.com/watch?v=7NlDJD5yMZ0

Read More

Prof Ismaaciil Buubaa oo Guul Siyaasi ah oo Waddani helay Ku Tilmaamay in Kulmiye wada yeesho Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland DAAWO

Hargaysa 05. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa guul muhiimad siyaasadeed leh ku tilmaamay in Xisbiga Waddani laga faro-maroojiyo oo lagaga guulaysto hoggaaminta Golaha Wakiillada oo ay saddexda Xubnood ee Shir-guddoonka Golahaasiba hadda noqdeen kuwo dhammaan ka soo jeedaan Xisbiga Kulmiye, ka dib markii…

Read More

‘’Afartii Lagu Ciiranlaayow Dhex ahaada (Guurtida,Maxkamadda Sare,Ciidanka Qaranka Iyo Shaqaalaha Qaranka’’ Siyaasi C.kariin Axmed Mooge!!

Hargaysa 05. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Somaliland ku soo Fool leh Doorashadda Madaxtooyadda oo ku astaysan 13 Bisha November ee Sannadkan,Waxaa la Saadaalinayaa in Doorashadani noqonayso tii ugu adkayd ee soo marta Somaliland Waxa Baqdin laga qabaa qaabka ay doorashadaasi u dhacdo iyo Sida ay Murashixiinta Guul daraystaa iyo Xisbiyadoodu u aqbalaan Natiijadda Doorashadda,Waxaa arrintaas…

Read More

“Cali Gurey Dabiirkiisii Ayuu Iibsaday” Aadan Dhoollayare oo Naqdiyey Hadallo ka soo yeedhay Madaxda Kulmiye, Kashifayna Hanti-Boobka Xukuumadda Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 05. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Aadan Axmed Cilmi Dhoollayare, ayaa dhalliilo kulul u jeediyey Madaxda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbiga Kulmiye oo uu sheegay inay si aan gabbasho lahayn ugu takrifalayaan Cashuurta Bulshada laga ururiyo iyo noocyada kale ee Hantida Qaranka, iyaga oo ugu ololaynaya Kulmiye iyo inay Dad ku iibsadaan Lacagta Dalka iyo…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ka Hadlay Sida uu ku soo Dhamaaday Kaadh Qaadashadii Gobolka Sanaag DAAWO

Ceerigaabo 05. September 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka tirsan Komiishanka Doorashooyinka Qaranka,Madax ka socda Xisbiyada Siyaasadda Iyo Maamulka heer Gobol ee Gobolka Sanaag iyo Ka Degmada Ceerigaabo ayaa ka hadlay sida ay Jiidaha kala duwan ee Gobolkaasi uga soo dhamaatay mudadii 14 ka cisho ee dheeriga ahaa ee Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha. https://www.youtube.com/watch?v=cSZB5eqhCk4

Read More

‘’Marxalada ay Somalia maanta marayso sidaad la socotaan ma Caawin Karto Jab’had,Ninka Qalbi Dhagax la dhahaana waxa uu ka Tirsanaa Ururka ONLF Markaa Qalbi Dhagax Qof kama badna ee waa Shakhsi’’ Siyaasi Salaan Cali Jeele DAAWO

Muqdisho 05. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Salaad Cali Jeele oo Xilal kala duwan ka soo qabtay Somalia ayaa ka hadlay hadal haynta ka dhalatay u dhiibitaankii Somalia ee Sarkaalkii C.kariin Xuseen Qalbi dhagax ee ay u gacan galisay Itoobiya. Waxa uu Salaad sheegay in ninkani uu ka tirsanaa Ururka ONLF isla markaana Somalia aanay marti…

Read More

“Markaad Jaamacadaha Dalka eegto waxaad Ogaanaysaa inay Camuud Jaamacad tahay…” Wasiirka Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam DAAWO

Boorama 05. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan, ayaa horumar Wax-barasho ku ammaantay Jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama marka loo eego heerkeeda Waxbarasho iyo Tayada Ardayda ka baxda, marka la barbar-dhigo Jaamacadaha kale ee Somaliland ka jira. Samsam Cabdi Aadan waxay sheegtay marka Kaamboownka Camuud Qofku galo inuu garanayo inuu Jaamacad…

Read More

“Mas’uuliyiintiisa sarsare WADDANI iyo Murrashax Cirro ayaa ka maarmay TV-ga qaranka iyo Radio Hargeysa” Dooda Wasiir Caddaani ee Dacwada Waddani ka Gudbinayo Warbaahinta Qaranka AKHRI/DAAWO

Hargaysa 05. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka  Wasaaradd Warfaafinta iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, Md.  Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa sheegay in  masuuliyiinta sarsare ee xisbiga mucaaradka ah  ee WADDANI ay  ka maarmeen warbaahinta qaranka isla markaana ay hanjabaad iyo diidmo qayaxan kala horyimaadaan marka suxufiyiinta warbaahinta qaranku u tagaan. Wasiirka Warfaafintu wuxuu jawaab adag ka bixiyey …

Read More