Xajka ‘’Haweenay Hadh ama Hoos u Noqotay Saygeeda’’ & Sawir Dunnida Muslimka Soo Jiitay oo Saamayn Yeeshay!!!

Maka 08. September 2017 (SDN/QJ):- Muuqaal uu qaaday sawir-qaade ka mid ahaa saxafiyiinta joogay xajkii sanadkan ayaa qabsaday baraha bulshada, kaasoo muujinaya haweeney ka mid ahayd dadkii xajinayay oo saygeeda hoos u noqotay xilli uu tukunayay. Waxay ahayd maalintii 9aad ee Xajka MAALINTA CARAFA la taagnaa, marka uma maleyn sawirqaade Raa’id Alxayaani in sawirkan uu…

Read More

Taariikhda Musilmiinta Myanmar Ama (Burma), Tiradooda Iyo Sababta Ka Danbaysa Gumaadkooda (Warbixin)

Myanmar 08. September 2017 (SDN/QJ):- Myanmar ( BURMA), waa wadan ku yaala koonfur bari Aasia wuxuu xuduud la leeyahay Bangladesh, China, Laos, iyo Thailand. Cabirka dhul ahaaneed ee Myanmar waa 676,578 square kilo meter, wuxuuna ku cabir yahay wadanka France. Tirada dadkiisu a waa 52 million, Magaca Waddanku Waa Jamhuuriyada Myanmar Republic of the Myanmar….

Read More

Midowga Yurub oo Adduun Dhaqaale oo Dhan 94 Malyuun oo Lacagta Euro ugu Deeqay Waddanka Tuunis & Waxa lagu qabanayo

Tunis 08. September 2017 (SDN/QJ):- Midawga Yurub ayaa ugu deeqay dalka Tuunis Mashaariic dhinaca horumarinta ah oo ku kacaya aduun dhan  Afar iyo Sagaashan(94)Malyuun oo Euro sidaasina waxa sheegtey wakaaladda wararka dalka Sucuudiga. Mashaariicda lacagtaasi loo qoondeeyey in lagu fuliyo ayaa waxa ay kala yihiin dhinacyada Caafimaadka iy maamulka Guud  ee dalkaasi. Heshiiska mashaariicdan lagu …

Read More

Maxaad Kala Socotaa Shirkii Jaraa’id ee Caalamka Ugu Xumaa? !

Washington 08. September 2017 (SDN/QJ):- Robert Doer wuxuu ahaa siyaasi Maraykan ah, iyo Senatorka  wakiilka u ah Pennsylvania tan,  Sanadkii 1986  ayaa lagu eedeeyay inuu qaatay laaluush, kaasi oo haddii lagu helo uu xukunkiisu noqon lahaa 55 sano oo xadhig. Robert Doer ayaa shir saxaafadeed qabtay maalin ka hor markii xukunkiisa oo maxkamadda ka socday…

Read More

Khubaro ka Digtay Maydhashada Badan ee Jidhka Oo Waxyeelo ku ah Caafimaadka Maqaarka !!

Hargaysa 08. September 2017 (SDN/QJ):- Dad badan ayaa ay dhaqan u tahay in ay maalin kasta hal mar maydhaan jidhka oo dhan subaxdii ama gelinka dambe, iyaga oo aaminsan in maydhashada badani u fiican tahay caafimaadka, laakiin xeeldheerayaasha caafimaadku maydhashada waxa ay ka qabaan fikir kaas ka duwan, oo ku bilaabanaya in maydhashadu ay wax…

Read More

Somaliland:Sagaal Qof oo Galabta & Caawa ku kala Geeriyooday Gobolada Awdal Iyo Saaxil kadib shilal ka dhashay Danab Roob iyo Mid gaadiid!!

Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):-Ilaa Shan ruux ayaa Geeriyooday Laba kalena way ku dhaawacmeen Kadib Markii uu Galabta Roob Xoogan oo danab iyo dabayl wataa uu ka Da’ay Deegaano ka Tirsan Gobolka Awdal. Roob xoogan oo Mahiigan ah ayaa galabta ka da’ay Jiido badan oo ka tirsan Gobolka Awdal Warku waxa uu sheegayaa in Tuulada…

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Cisbitaalka iyo Guryahooda Ku Soo Booqday Taageerayaal Ka Tirsan Xisbigaasi oo Xaalad Caafimaad u Jiifa DAAWO

Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr/Xaaji Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka dib soo laabashadiisii safarkii uu ugu maqnaa dalka dibaddiisa iyo gudashada waajibaadka Xajka, waxa uu guryahooda iyo weli ba Cisbitaalo ku yaala gudaha Hargeysa ba uu ku soo booqday dad u jiifa xaalad caafimaad oo ka mid…

Read More

Xisbiga UCID Oo Maanta Xaflad Soo Dhawayn Ah Magaalada Hargaysa Ugu Sameeyay Ururada HALDOOR, IFTIN Iyo SAMO-TALIS Oo Ku Soo Biiray Xisbiga UCID SAWIRO

Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Xaflad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana ay soo buux-dhaafiyeen taageerayaasha laxaad-ka leh ee UCID ayaa maanta ka dhacday Hargaysa . Waxaana xafladdan lagu soo dhaweenayay, Xisbigana ku soo biiray ururada ugu miisanka culus ee ka dhisan Caasimadda Hargaysa oo kala ahaa, Haldoor, Samo-talis iyo iftin…

Read More

”Waxba Kenya Ha Ku Hal qabsanina Somaliland & Kenya Doorashadoodu way Kala Duwan Tahay” Komiishanka Doorashooyinka S.land DAAWO

Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ay Weheliyaan Saraakiil Matalaysay Xisbiyada Qaranka ayaa Waxay xaruntooda Kulan kula qaateen Xubno ka Tirsan Ururada Bulshada rayidka ah ee Somaliland.   Xubnaha ka socday Ururada bulshada Rayidka ah ayaa ku Celceliyey sidii ay Doorashadda Somaliland uga baydhi lahayd fashilkii ku yimid doorashadii waddanka Kenya.

Read More

Wefti uu Hogaaminayo Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye oo Si Diiran Loogu soo dhaweeyay Magaaladda Allay Baday Iyo Muuse Biixi oo sharraxay qodobada uu dheeryahay murrashaxiinta Kale ee Dhiggiisa ah SAWIRO/DAAWO

Allay-baday 07. September 2017 (SDN/QJ):- Wefti culus oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmadda Allay-baday iyo deegaannada Idhanka Deeroyahanka iyo Geed-ballaadh oo dhammaantooda ka tirsan Gobolka Gabiley.   Weftigan oo hawlo shaqo ku maraya deegaanno ka tirsan galbeedka dalka, kana kooban…

Read More

Xisbiga Ucid oo Sheegay in Shaqaale ka Tirsan Wasaaradda Warfaafintu aanay Mushahar Qaadan,Isla Markaana Buriyey Hadalkii Wasiir Caddaani & Gudoomiyaha Kulmiye oo ay Ku eedeeyay Meel Ka Dhac uu ku sameeyay Gobolka Sool DAAWO

Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Ucid ayaa sheegay in Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta Somaliland aanay Mudo ka badan Sanad qaadan wax Mushahar ah waxaa kale oo ay ka Jawaabeen Hadal uu Sheegay Wasiirka Warfaafinta oo xusay in  Xisbiyada Mucaaridku ay iska diideen Warbaahinta Dawlada. Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Cabdi ayaa…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Gurigiisa Kubooqday Xaaji Cabdikariim Xuseen Cabdi Waraabe Oo Xanuun U Jiifay Mudooyinkii U Danbeeyay DAAWO

Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta gurigiisa ku bookhday Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdiwaarabe) oo xaalad caafimaad u jiifay gurigiisa maalmihii u danbeeyey. Xaaji Cabdikariim ayaa madaxweynaha iyo shacbiga Somalilandba uga mahadnaqay ka warhaynta xaaladiisa, sidoo kalena waxa uu xaajigu u duceeyey qaranka iyo shacbigiisaba, dhinaca kale marwada…

Read More

Maayerka Caasimada Hargeysa oo Sheegay inaan Shaqaalaha Dawladda Hoose Laba Bilood Mushahar la Siinnin iyo Sababta Keentay DAAWO

Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Maayerka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa shaaca ka qaaday inaan Shaqaalaha Dawladda hoose ee Hargeysa muddo laba bilood ah wax mushahar ah la siinnin, taasoo ay sababtay inaanay Dadweynuhu bixin badi Cashuurta ku waajibtay, sida uu ku dooday Duqa Caasimaddu. Maayer Soltelco waxa uu sidaa ku sheegay mar…

Read More

Musharax C.raxmaan Cirro Oo Baaqii Ugu Cuslaa Maanta u Diray Beesha Caalamka Xili uu Ka Soo Laabtay Gudashada Waajibaadka Xajka DAAWO

Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani oo Saaka dalka dib ugu soo laabtey  ka dib markii  uu soo gutey waajibaadkii xajka , waxaana madaarka ku soo dhaweeyey masuulyiinta xisbiga . Musharax Ciro ayaa waxaa warbaahinta kula Hadley dibada isla markaana waxaa uu baaqii ugu adkaa uu u diray Beesha caalamka isaga oo…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Raysal Wasaare Khayre Ku amray inuu Is Casilo Iyo Raysal Wasaaraha oo Go’aan adag ka qaatay DAAWO

Muqdisho 07. September 2017 (SDN/QJ):- Warar ka soo baxaya xarunta Villa Somalia ee Muqdisho ayaa daaha ka rogay khilaaf soo kala dhex galay Madaxweynaha dawlada Federaalka Somalia Mudane Maxamed C.laahi Farmaajo iyo Raysal Wasaarihiisa Xasan Cali Khayre. Tibaaxan ayaa sheegaya in Farmaajo uu ka dalbaday in Raysal wasaare Khayre is casilo kadib dhaleecayn xoogan oo…

Read More

Murrashaxa KULMIYE oo Kulan Su’aalo iyo Jawaabo ah La Yeeshay Hablaha Aqoonyahanka ah ee Reer Awdal DAAWO

Boorama 07. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kullan ballaadhan oo su’aalo, jawaabo iyo is-xogwaraysi isugu jira la qaatay hablaha aqoonyahanka ah ee kasoo jeeda guud ahaanba gobolka Awdal. Kulankan oo lagu qabtay Hutel Saw ee magaalada Boorama, ayaa waxa guddoomiyaha ku wehelinayey guddoomiye…

Read More

”Qalbi Dhagax Intay ka Mudaharaadayaan Alshabaab May ka Mudaharaadaan” Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya DAAWO

Jig-Jiga 07. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamud Cumar ayaa ka hadlay soo dhiibitaankii Somalia ee C.kariin Qalbi dhagax oo haatan ku Jira Gacanta dawlada Itoobiya. Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo la hadlay warbaahinta dowlad deegaanka ayaa Cabdikariin ku eedeeyay in uu yahay qof dambiile ah oo dambiyo kala duwan ka…

Read More