Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta & Ku Xigeenkiisa Willima Ruto oo Budhcad ku Tilmaamay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Diiday Guusha Doorashadoodii

Nairobi 03. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ee doorashadiisa la diiday ayaa weerar afka ah ku qaaday garsooreyaasha Maxkamada sare ee dalkaasi oo natiijada doorashadii uu ku guuleestay waxbo kama jiraan kasoo qaaday. Uhuru Kenyatta oo taageerayaashiisa kula hadlay suuqa Burma ee magaalada Nairobi ayaa burcad ku tilmaamay guddomiyaha maxkmadda sare dalka Kenya,…

Read More

Maraykanka oo Sheegay inay Khaarajiyeen Mid ka mid ah Hogaamiyeyaasha Ururka Alshabaab & Mid la Dhaawacay

Washington 03. September 2017 (SDN/QJ):-War kasoo baxay Taliska ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ayaa lagu sheegay in duqeyn diyaaradahooda dagaalka ka fuliyeen duleedka magaalada Baraawe lagu dilay sargaal sare oo katirsan Kooxda Al Shabaab.   Duqeyntan ay fuliyeen Diyaaradaha dagaalka nuuca aan Duuliyaha laheyn ee dowlada Mareykanka ayaa lagu dilay Sargaal katirsan Al Shabaab mid…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ruushka oo Si adag uga Falceliyey Cuno-qabataynta Maraykanku ku Soo Rogay iyo Qunsuliyadii Sanfaransiisko oo Albaabada loo laabay

Moscow 03. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Ruushka Mr: Sergay Lafaroof ayaa si cadho ku jirto ugu dhawaaqay in dawladiisu jawaab ka bixin doonto cunaqabataynta maraykanku ku soo rogay dalkiisa iyo Qunsulyada Ruushku ku lahaa magaalada Sanfaransiisko oo albaabada loo xidhay . Mr: Sergay Lafroof, waxa uu intaasi ku daray in dawlada…

Read More

Isbahaysiga Maraykanka oo Xaqiijiyey inuu Nool yahay Hogaamiyihii Ururka Daacish & Halka uu ku Sugan yahay

Baghdad 03. September 2017 (SDN/QJ):-Taliyaha ciidamada Isbahaysiga mulatariga ee maraykanku hogaamiyo ee ka dagaalama ciraaq iyo suuriya Jenaral Istiifan Tawsan ayaa ku dhawaaqay in uu nool yahay madaxii ciidaamda Daacishka Mr: Abu Bakar Al-Baqdaadi, taas oo uu ku sheegay in uu ku dhuumanayo dooxada wabiga Furaat ee dalka Ciraaq.   Jeneral Istiifan Tawsan waxa uu…

Read More

Hogaamiyihii la Sheegay in la Dilay ee Ururka Daacish Abubakar Al baqdaad oo Hadana la Sheegay inuu Nool Yahay

Hargaysa 03. September 2017 (SDN/QJ):-Waxaa suuragal ah in hogaamiyaha ururka la baxay Khilaafada Islaamka uu weli nool yahay, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka mid ah ciidamada Mareykanka. Hadalkaas wuxuu khilaafayaa mid horey uu u sheegtay Ruushka oo ahaa in ciidankooda ay dileen Abubakar Al-Baqdaadi, ka dib weerar bishii May ka dhacay Suuriya.  …

Read More

Hay’adda Xuquuqda Aadamaha ee Human Right Watch oo ka Hadashay Xadgudubyo Xasuuq oo Loo Gaystay  Qoomiyada Rohinga ee Dalka Purma AKHRI

New York 03. September 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda Human Right Watch oo ka hawlgasha difaacida xuquuqda aadanaha ayaa sheegtay in sawiro cusub oo dayax gacmeedku soo qaaday muujinayaan in la gubay illaa 700 oo guri oo ku yaallay tuulooyinka ay degaan dadka u badan muslimiinta ee Dalkaasi Purma. Warbixinta Hay’adani  waxa ay ku soo beegantay iyadoo…

Read More

Madaxweyneyaasha Maraykanka & Koonfurta Kuuriya oo Xidhiidh Telefoon kaga arrinsaday Xiisada ay Sababtay Waqooyiga Kuuriya

Washington 03. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynayaasha marayakanka iyo koonfurta kuuriya ayaa xidhiidh dhinaca tilifoonka ah oo ay yeesheen ku heshiiyey in wado hadal diblomaasiyadeed lala yeesho xukuumada waqooyiga kuuriya, iyadoo ay saaran tahay cunaqabataynta adag ee lagu soo rogay. Afhayeen guriga cad ee looga taliyo maraykanka u hadashay Miss: Haarison oo heshiiskan ku dhawaaqaday waxa…

Read More

“Wiilka Badda ku Dhintay Laashka ayuu iska Tuuray, inta kale haddaan loo Gurmanna Yemen buu la tegi-laa..” Badhasaabka Saaxil – Waraysi DAAWO

Berbera 02. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed, ayaa sheegay in Wiil ku dhintay Badda Berbera Maanta uu iska Tuuray Laash ay isaga iyo Lix Wiil oo kale oo Badda ku galeen, ka dib markii uu khalkhalay ama naxay ee Laashkaas oo aan Matoor shaqaynayaa ku xidhnayni Bad-weynta la dhex-galay, markii ay Dabayshu kaxay…

Read More

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Xisbiga Waddani Isaga Casilay Kadib Markii Xisbigaasi ku Taageeri waayay Hankiisii ahaa inuu Noqdo Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda & Doodiisa Maanta DAAWO

Hargaysa 02. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ah Mudane ka Tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland Isla markaana Xubin ka ahaa Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay guud ahaanba xisbigaas. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble waxa uu sheegay inaanu muddo siddeed habeen iyo siddeed maalmood ku…

Read More

“Axmed-Yaasiin Sh. Cali Ayaanle Waxaanu Kula Talinaynaa Inkastoo Hadalo Laga Sheeg-sheegayey In Aanu Ku Milmin Xisbiga, Haduu Xisbiga U Shaqayn Jiray Imika Xildhibaanada Ayuu Hoggaamiye U Yahay” Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde DAAWO

Hargaysa 02. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Ku-Meelgaadhka ah ee xisbiga Waddani, Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa sheegay in sababtii loo joojiyey Guddi Hawleedyadii xisbiga Waddani uu soo saaray dhawaan ay ahayd in guddiyadu aanay dhamaystirnayn, isla markaana iyagoo qabyo badani ku jiro la soo saaray. Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, waxa uu intaa ku daray in markii…

Read More

“Ummaddu Dareen Bay Ka Qaadatay Komiishanka Doorashooyinka, Markay..” Sheekh Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 02. September 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland u soo jeediyey Talooyin ku saabsan Doorashada Madaxtooyada ee Dalka ka dhacaysa 13-ka bisha November ee Sannadkan 2017-ka. Sheekh Aadan-Siiro oo khudbad u jeediyey Dadweyne tiro badan oo uu Salaaddii Ciidda Carrafo ee shalay uu ku tukiyey Garoonka…

Read More

Guddoomiye Baashe oo Saxaafadda Madaxa-bannaan Ka Raalli-geliyey Go’aan lagaga Hor-istaagay Golaha Wakiillada Kuna Baaqay in Laga Waantoobo Qabyaalada Xiligan adag ee Somaliland Gashay DAAWO

Hargaysa 02. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa waxa uu ka hadlay heerka ay qabyaaladu marayso,isaga oo shacabka ugu baaqay inay ka waantoobaan qabyaaladda. Sidoo kalena, waxa uu Saxaafadda Madaxa-banbnan ka raalli-geliyay go’aankii Axaddii toddobaadkii hore loogu diiday inay ka qaybgalaan Fadhigii lagu doortay Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee…

Read More

Madaxtooyada Somaliland Maxay Ka Tidhi in Md. C.raxmaan Saylici Saxeexa ka Joojiyey 25 Agaasime & Xaaladda Caafimaad ee Md. Siilaanyo? DAAWO

Hargaysa 02. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadashay warar soo if baxaya oo sheegaya in madaxwayne ku xigeenka Somaliland uu saxeexii ka joojiyay 25 Agaasime oo ka tirsan Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Xukuumadda iyo xaaladda caafimaad ee madaxwayne Siilaanyo.

Read More

Hooyada dhashay Muwaaddin Xukuumadda Siilaanyo u Gacan-gelisay Jabuuti oo Codsi u dirtay Madaxwayne Geelle & Kana Warantay Dhacdooyin Murugo leh oo ay la kulmeen DAAWO

Gebiley 02. September 2017 (SDN/QJ):- Qoyska Muwaaddin Cabdillaahi Sheekh Cabdiraxmaan oo Xukuumadda Somaliland hore ugu gacan-gelisay Jamhuuriyadda Jabuuti,  ayaa Codsi qiiro leh u diray Madaxweynaha Jamhuuriyaddaas Ismaaciil Cumar Geelle, kaasoo ay ka codsadeen inuu Wiilka ka xidhan ee Xukuumadda Siilaanyo ku wareejisay u soo daayo oo xorriyaddiisa ugu soo celiyo si Soomaalinnimo leh. Hooyada dhashay…

Read More

‘’Markaa Qaran Soomaaliyeed in qof Soomaali ah oo aan waliba dambi lagu cadayn intay qaadaan ay gacanta u geliyaan Khayre iyo Farmaajo waa dambi weyn oo ay galeen ee Soomaaliyi ha ogaato’’ Prof Cabdi Ismaaciil Samatar DAAWO

London 02. September 2017 (SDN/QJ):- “Dawlada Ethiopia muddo 100 sanno ku dhaw ayay ku talo jirtay in ay Soomaali kala dirto, markaa Qaran Soomaaliyeed in qof Soomaali ah oo aan waliba dambi lagu cadayn intay qaadaan ay gacanta u geliyaan Khayre iyo Farmaajo waa dambi weyn oo ay galeen ee Soomaaliyi ha ogaato!. Haddii ninkaasi…

Read More

”Fikir ahaan kuma qanacsani go’aanka kasoo baxay Maxkamada sare , balse waxaan xushmad u hayaa xukunka maxkamada ” Madaxweynaha Guushiisa la Laalay ee Kenya Uhuru Kenyatta DAAWO

Nairobi 02. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka hadlay go’aankii kasoo baxay Maxkamada sare ee dalkaasi ee lagu laalay doorashadii uu ku geestay ee dhawaan ka dhacday dalkaasi. Waxa uu sheegay Madaxwenaha in uu kasoo horjeedo go’aanka ee Maxkamada sare ku baabi’isay guusha uu gaaray, balse uu ixtiraamayo una hogaasami doono go’aanka…

Read More

Eng. Maxamed Xaashi, Prof. Bulxan iyo Dr. Axmed Sheekh Cismaan oo Ku Kulmay Dood Cilmiyeed & Qadiyada ay ka hadleen DAAWO

Hargaysa 02. September 2017 (SDN/QJ):- Dood Cilmiyeed Kulmisay Aqoonyahan Tiro Badan Iyo Weedhihii Eng” Maxamed Xaashi Cilmi, Prof” Bulxan Iyo Dr. Axmed Sheekh Cismaan Nuur. Dooddaas oo lagu qabtay magaalada Hargeysa, isla markaana qodobbo muhiim ah lagaga dooday, siday u dhacday, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Read More

Sababaha Dhabta ah ee Maxkamadda sare ee Kenya Ku Baa’bisay Dib u Doorashadii Madaxweyne Uhuru Kenyatta!!

Nairobi 02. September 2017 (SDN/QJ):- Toddoba xaakim ayaa tiro aqlabiyad ah ayaa jimcihii Shalay ku go’aamiyey in guddiga doorashada uu ku guul darraystay inuu qabto doorashooyin waafaqsan dastuurka iyo sharciga doorashooyinka. Sababaha “Doorashooyinku ma aha dhacdo ee waa geeddi socod. Ka dib markii aan ka baaraan degnay caddaymaha oo dhan, waxaan ku qanacnay in doorashooyinka…

Read More