Raysal Wasaaraha Japan oo Dareen Cabsi leh ka Muujiyey Gantaal Nukliyeer oo Kuuriyada Waqooyi Tijaabisay Kaas oo Dhul Gariir ku Riday Dalkiisa

Japan 04. September 2017 (SDN/QJ):- Ra’isal Wasaaraha Dalka Japan Shinso Abbe Ayaa Sheegey,In Tijaabadda Niyukuleerka Ah Ee Ay Samaysay Kuuriyada Woqooyi Ay Tahay Gebi Ahaanba Mid Aan La Aqbali Karin. Ra’isal Wasaare Shinso Abbe Waxa Uu Hadalkan Ku Dhawaaqay Ka Dib Markii Dhul Gariir Quwadiisa Lagu Qiyaaay 6.3 Regter Ee Cabirka Dhulgariirka Oo Laga Dareemay…

Read More

Maraykanka oo Joojiyey Taageeradii uu Siin Jiray Koonfurta Sudan Dagaalka Sokeeye ee Afar sano ka socda oo dad shacab ah lagu laayay

Juba 04. September 2017 (SDN/QJ):- Dalka Mareykanka Ayaa Sheegey Inay Joojinayaan Taageeradii Ay Siin Jireen Dalka Koonfurta Sudaan ee uu ka socdo Dagaalka Sokeeye Ee Afar Jirsaday Kaas oo Lagu laayay Dad Rayid ah. Madaxa Wakaaladda Horuumarinta Caalamiga Ah U Qaabilsan Mareykanka Mr,Mark Gareen Oo Wada Hadal Kula Yeeshay Madaxweynaha Koonfurta Sodaan Mr,Salfakiir Magaalada Jubba…

Read More

Shinbir Siday Daroogo loo Waday Maxaabiis Ku Jirta Xabsi ku Yaala Argentina oo Boolisku Dileen

Argentina 04. September 2017 (SDN/QJ):- Booliska dalka Argentina ayaa waxa ay toogteen shimbir daroogo u wadday xabsi, waxaa sidaasi sheegay mas’uuliyiinta xabsiyada ee dalkaasi. Shimbirta ayaa waxaa lagu arkay iyadoo dul duulaysa xerada jeel ku yaal magaalada Santa Rosa ee ku taal bartamaha dalkaasi.   Wararka ayaa sheegaya in saraakiisha ay ogaadeen in shimbirtu ay…

Read More

Maraykanka oo Shaaciyey inay Cuno-qabatayn Ku Soo Rogayaan Kuuriyadda Waqooyi Kadib Markii ay Shalay Tijaabisay Gantaalkii Lixaad ee Nukliyeer ah!!

Washington 04. September 2017 (SDN/QJ):- Maraykanku waxa ay sheegeen inay cunoqabatayn cusub ku soo rogayaan dawlada Kuuriyada waqooyi ka dib markii ay shalay samaysay tijaabadeedii nuclier-ka ee ugu cuslayd. Wasiirka maaliyada ee Dalka Maraykanka Mr Steve Menuchin oo u waramayey telefishinka Fox News ayaa waxa uu sheegay inuu diyaarinayo qodobo ku saabsan nooca cunoqabataynta cusubi…

Read More

Laba Shil oo Naxdin Leh oo Ka Dhacay Berbera Iyo Deegaanka Laaleys & Tirada Dhimashada oo 5 Qof ah DAAWO

Berbera 03. September 2017 (SDN/QJ):- Laba ruux ayaa Ku Geeriyooday Bada Magaaladda Berbera oo ay Dalxiis u tageen halka Sadex Ruux oo kale ay Shalay ku Geeriyoodeen Deegaanka Laalays ee u dhexeeya Magaalooyinka Sheekh iyo Berbera Kadib markii uu la Dhacay Baabuur Noociisu yahay Noha oo ay la socdeen halka Sagaal qof oo dhaawac ah lagu…

Read More

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland iyo Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo u galbiyey Gobolka Awdal Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee loo doortay Shirguddoonka Golaha Wakiillada DAAWO/SAWIRO

Boorama 03. September 2017 (SDN/QJ):- Wefti ballaadhan oo ka kooban xisbul-xaakimka KULMIYE oo uu hoggaaminayo Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ahna Ku-simaha Madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa si cajiib ah oo aan loo kala hadhin loogu soo dhaweeyey magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal oo ay socdaal ku tageen maanta. Weftiga Madaxweyne-ku-xigeenka oo isugu jira masuuliyiinta iyo…

Read More

Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Iska Casilay Xubin-nimadii Xisbiga Kulmiye Isla Markaana Ku Biiri Doona Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Dhaliilo uu Hore uga Aamusay oo uu Maanta Soo Faqay DAAWO

Hargaysa 03. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhinbiil ayaa Maanta si rasmi ah isaga Casilay Xubin-nimadii Xisbiga Kulmiye Waxaanu Xusay inuu Ku biiri doono Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxaanu hadalkan ka sheegay Shir Jaraa’id oo uu Maanta Ku Qabtay Magaaladda Hargaysa.

Read More

“Siciid Cilmi Rooble Xildhibaannada & Xisbiga Waddani Isagaa Dhabar-jebiyey oo yidhi Kulmiyaa i dooranaya,Kulmiyena Muu Dooran” Xildhibaan Waabeeye DAAWO

Hargaysa 03. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye kana mid ah Mudanayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ugu Jira Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka hadlay Is casilaadii Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble uu Shalay kaga baxay Xubin ka ahaanshihii Xisbigaas. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, ayaa ka bixitaankiisa Xisbiga Waddani ka dambeeyey Xilka Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga oo Casuumad u Sameeyay Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Kana Hadlay Doorka Dhex dhexaadineed ee Turkiga ee Somaliland Iyo Somalia DAAWO

Ankara 03. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Turkiga ayaa Casuumad ugu Sameeyay Magaaladda Antaniya Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan). https://www.youtube.com/watch?v=cvu2nqL6wVs

Read More

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefi ka socda Dalka Jarmalka & Arrimaha ay ka wada Hadleen DAAWO

Hargaysa 03. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Md, Maxamed Aadan Qabyo-tire ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaadhan oo ka socda dalka Jarmalka, waxana waftigaasi hogaaminayey Andery Jokob oo ah madaxa mucaawimooyin ee wadanka jarmalka u qaabilsan qaarada afrika iyo sidoo kale madaxa hay’ada kfw iyo madax kale oo ah hay’ado ka shaqeeya deegaamaynta beeraha…

Read More

Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Oo Ka Hadlay Qalalaasaha Ka Taagan Dawladaha Carabta DAAWO

Jabuuti 03. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu si adag uga hadlay dhibaatooyinka iyo qalalaasaha ka taagan wadamada carabta,Waxaanu madaxwayne geele sheegay in dawlada jabuuti diyaar u tahay sidii ay wax uga qaban lahayd dhibaatooyinka ka jira wadamada carabta.

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Cali Mareexaan oo Kulan la qaatay Jaaliyadda iyo Ardayda Somaliland ee Dalka Turkiga DAWO

Istanbul 03. September 2017 (SDN/QJ):-Jaaliyada reer Somaliland ee dalka Turkiga iyo ardayda Somaliland ee wax ka barata dalkaasi ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyey Wasiirka wasaaradda hawlaha guud,gaadiidka iyo guriyeynta Somaliland Md, Cali Xasan Maxamed (cali mareexaan) oo in muddo ahba safar shaqo ku joogay dalkaasi Turkiga.

Read More

Dawlada Federaalka Somalia oo Qoratay in Ku Dhow Kun Shaqaale ah oo Qabanaya Shaqo layaab leh oo Ku Saabsan inay Baraha Bulshadda ku Faafiyaan Xayaysiinta Xukuumadda ,Sida ay u Hawlgalayaan & Mushaharkooda!!

Muqdisho 03. September 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Soomaaliya iyo hay’ado raacsan laanta fulinta ayaa la soo baxay hab cusub oo ay u la dhaqmayaan warbaahinta, waxa ay xoogga saarayaan Warbaahinta bulshada sida Facebook, iyo xarumaha warbaahinta sida Raadiyahaiyo Telefeshinka. Shaqaale gaaraya 650; qof ayay xukuumadda iyo laamaha maamul ee raacsan sida gobolka Banaadir u shaaleeyeen baraha bulshada,…

Read More

Madaxweyne Farmaajaha Somalia & Ujeeddada uu Daaaranaa Kulan uu la qaatay Qaybo ka mid ah Ciidanka Xooga Dalka DAAWO

Muqdisho 03. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo qeyb ka mid ah maalintiisa Ciidda la qaatay lana qadadeeyay Cudubyo ka tirsan Ciidan Xoogga Dalka ayaa ku ammaanay doorka Ciidamada oo isugu jira Difaaca Dalka iyo garab istaaga Shacabka. “Waxaan maanta halkan idin kugu imid in aan idin soo booqdo aan…

Read More

Afhayeenka Jab’hada ONLF oo Ka Hadlay Halka lagu hayo Cabdikarii Qalbi Dhagax oo Somalia u Gacan gelisay Itoobiya DAAWO

London 03. September 2017 (SDN/QJ):-Afhayeenka Jabhadda Xoreynta Ogaadeenia ee ONLF Cabdiqadir Shekh Xasan Hirmooge (Cadaani) ayaa sheegay In Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo kamid ahaa saraakiishii Soomaaliya, sidoo kalane kamid ah Jabhadda ONLF lagu hayo xarunta Wardoonka Ethiopia. Xarunta Qalbi Dhagax lagu hayo ayuu sheegay in badi la geeyo xubnaha jabhadooda katirsan ee Ethiopia…

Read More

Dawladda Federaalka Somalia oo Waxqabadkeedii Todobaadlaha ahaa Ka Reebtay u Dhiibistii Itoobiya ee Sarkaalkii ONLF Qalbi Dhagax

Muqdisho 03. September 2017 (SDN/QJ):-Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa isbuuc kasta maalinta Sabtida ah waxa ay soo bandhigtaa waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee Hay’adaha dowlada u qabsooma todobaadka lasoo dhaafay. Waxqabadka Dowlada ee Ibuucii tagay ay shalay soo bandhigtay Wasaarada Warfaafinta ayaan lagu soo darin Warka ku saabsan Sargaalka katirsanaa Jabhada ONLF C/kariin Qalbi Dhagax, oo…

Read More

Amiirka Guud ee Ururka Alshabaab & Nuxurka Fariin uu u diray Bulshada Soomaalida Iyo Dalalka Shisheeye ee Lugta ku leh Siyaasadda Soomaalida

Muqdisho 03. September 2017 (SDN/QJ):- Amiiirka guud ee Xarakada Al-Shabaab Sheekh Axmad Cumar Abu Cubaydah ayaa fariin maqal ah uu kusoo beegay munaasabada Iida soo diray, waxa uuna Fariintan kaga hadlayaa arimo kala duwan oo xaalada dalka kamid tahay. Fariinta uu soo diray Amiirka Al Shabaab ayuu kaga hadlay howlgalka ay qeybta ka yihiin Ciidamo…

Read More

Madaxweynihii la Riday ee Hirshabeele oo Loo Doortay inuu noqdo Madaxweyne Maamul Cusub oo lagu magacaabo Hiiraanland DAAWO

Beledweyne 03. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii dhawaan kalsoonida kala noqdeen Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo hada ku sugn magaalada Baladweyne ayaa loogu doortay in uu noqdo Madaxweynaha maamulka cusub ee Hiiraanland. Munaasabad ka dhacday shalay magaalada Baladweyne ayaa lagu taageeray Siyaasada Cali Cosoble, waxaana munaasabada kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada Baladweyne Sida Odayaal,…

Read More