‘’Farmaajo Ha Dhaco’’ Qaar Ka Mid ah Shacabka Muqdisho oo Banaan bax ku Cabiray Sida ay uga soo Hor Jeedaan Sarkaalkii ONLF ee Somalia u Gacan gelisay Itoobiya DAAWO

Muqdisho 02. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Caasimadda Somalia ee Muqdisho ka dhacay Banaan bax ay qaybo ka mid ah Shacabka magaaladaasi ku muujinayeen sida ay uga soo hor jeedaan Go’aankii ay dawlada madaxweyne farmaajo Itoobiya ugu gacan gelisay Cabdikariim Sheekh Muuse oo ka tirsanaa ururka ONLF. https://www.youtube.com/watch?v=d3ynTdeZtcs https://www.youtube.com/watch?v=6gRPEgZIkIU

Read More

“Reer Awdal Hadii Uu Dayn Ku Yahay Kursiga Golaha Wakiiladu Waa Naga Celis”..Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal DAAWO

Hargaysa 02. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha Iyo Isgaadhsiinta ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Mudane Maxamed Jaamac Abgaal haatana ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Bulshada Gobolka awdal ugu baaqay inay doorashadda soo socota ee Madaxtooyada Codkooda ku aarsadaan Isla markaana ay diidaan in Xisbiga Kulmiye ku soo noqon hogaaminta dalka.

Read More

‘’Dooni Mayno Farmaajo’’ Dareenka Shacabka Kismaayo Iyo Dhiibista Qalbi Dhagax ee Itoobiya DAAWO

Kismaayo 02. September 2017 (SDN/QJ):- Shacabka Magaaladda Kismaayo ayaa Banaan bax ku Muujiyey sida ay uga soo hor jeedaan talaabadii ay Xukuumadda Federaalka Somalia ugu Gacan gelisay Itoobiya Sarkaal ka tirsan Ururka Onlf kaas oo laga soo qabtay magaaladda Gaalkacayo. https://www.youtube.com/watch?v=BHF2DpOwuks

Read More

Dawlada Dhexe ee Itoobiya oo Ka Hadashay Sababaha Dawlada Federaalka Somalia Ku Ajburay inay Ku soo Wareejiyaan Sarkaal Sare oo ka Tirsan Ururka ONLF & SAWIRO laga soo Qaaday

Addis Ababa 02. September 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horreysay xaqiijisay in dowladda Soomaaliya ay u soo gacan galisay sarkaal ka tirsanaa ururka ONLF oo toddobaadkii hore la sheegay in lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo. Wasiirka arrimaha warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa wareysi uu siiyay qeybta Afka Amxaariga ee idaacadda VOA ku sheegay in dowladda…

Read More

Ururka Al Shabaab oo Soo Bandhigay Diyaarad aan Duuliye Lahayn oo Hawlo Basaasid ah ay u adeegsanayan

Jilib 02. September 2017 (SDN/QJ):- Xarakada Al Shabaab ayaa Fagaare kuyaala magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe kusoo bandhigtay Diyaarad Drones ah nuuca wax sawirada sidoo kale mararka qaarkood loo adeegsado howlaha basaasida. Diyaaradan Droneka ah ayaa lagu soo bandhigay markii salaada Ciida la dukaday fagaare lagu magacaabo macallin Aadan Xaashi Cayrow oo kuyaala magaalada…

Read More

Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland ahna Madaxweyne Ku Xigeenka oo Si adag uga Digay Cunfiga Qabyaaladeed ee Hadheeyay Doorashadda soo Socota ee Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku-xigeenkaJamhuuriyadda Somaliland, Mudane Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo shacabka kula tukaday masjid Jaamaca weyn ee Hargaysa. Madaxweyneku-xigeenka oo uu wehelinaayo Gudoomiyaha ahna Musharaxa xisbiga KULMIYE mudane Muuse biixi Cabdi ayaa bulsho weynta ku dhaqan caasimada somaliland ee hargaysa kula tukaday salaadii ciida masjid jaamaca…

Read More

Faysal Cali Waraabe oo Bogaadiyay Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu Hore eedaymo badan ugu Jeediyey DAAWO

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku bogaadiyey Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya inuu Wax ka qabtay dhaliilo uu u soo Jeediyey oo ku saabsanaa In Ciidanka Liyuu boolis ay tacadi u gaystaan shacabka Somaliland ee u safraya Itoobiya. Gudoomiye Faysal Waxaa…

Read More

Maxkamadda Sare ee Kenya oo Waxba Kama Jiraan ka Soo Qaaday Natiijadii Doorashadii uu Ku Guulaystay Madaxweyne Kenyatta Isla Markaana Amartay in Mudo 60 Cisho ah Lagu Qabto Doorasho Xalaal ah Guusha Mucaaridka & Dooda Madaxweyne Uhuru Kenyatta

Nairobi 01. September 2017 (SDN/QJ):-Maxkamadda ugu sarraysa dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday doorashadii madaxweynenimada Kenya ee dhacday 8-dii Bishii August ee la soo dhaafay. Gudoomiyaha maxkamadda sare David Maraga ayaa sheegay in ay ogaadeen in wax isdabomarinno badan ay dhaceen, Iyagoo Qaraarkooda ku amray in 60 maalmood gudahood lagu qabto doorasho xalaal…

Read More

‘’Waxaan Yarayn Doonaa Jaadkan Dalkii Waalay,Shaqo La’aanta Ayaan wax ka qaban Doonaa Boqolaal DPW Ayaan Keeni Doonaa Hadii aan Talada dalka Ku Guulaysto’’ Murashax Faysal oo Maqaaxiyo kala Shaaheeyay Shacabka & Su’aalo ad adag oo la weydiiyey DAAWO

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa isaga dab qaaday Maqaaxiyaha ku yaala caasimadda hargaysa Waxaanu la shaaheeyay Dhallinyaro badan oo weydiiyey Su’aalo kala duwan. Su’aalaha kala duwan ee ay Dhalinyarada Xaafadda Idaacadda qaarkood weydiiyeen Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo mar ay…

Read More

“Arrintan ay wadaan Xukuumadda iyo Kulmiye mid Somaliland ku wada joogi karto maaha..”  Siyaasi Aadan Dhoollayare DAAWO

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Aadan Axmed Cilmi (Dhoollayare), ayaa Dhalliilay Hab-dhaqan uu sheegay inay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye bilaabeen, kaasoo uu tilaamay dhaqan nidaamka dimuquraadiyadda Somaliland ku cusub oo ay ku kacayaan inay Dadka Xisbiyada kale taageera xidhxidhayaan oo ay cabbudhinayaan, qaarna lacag ku iibsanayaan, taasina ay dhibaato ku tahay nidaamka…

Read More

Hargaysa: Dhaqdhaqaaqii Ciidul Adxa oo aad u Hooseeya Xoolihii ay Bulshadu Udxiyeysan Jirtay oo aan Suuq helin, Shaqaale badan oo Dawlada ka waayay Mushaharkoodii si ay Qoysaskooda uga Farxiyaan Iyo Amarkii Madaxweynaha oo Buray!!!

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay magaaladda hargaysa laga dareemayay in aanay suuqyada ka muuqan dhaqdhaqaaqii iyo Saxmadii ku saabsanayd u Diyaar garowga Ciidul adxa. Waxaana loo aaneeyaa inay arrintani ku timid dhawr qodob oo ay ka mid yihiin Sicir bararka dalka ka taagan oo Saamayn ku yeeshay Farxada Ciida…

Read More

“Xataa Haddii ay (Somaliland) ku Qancayaan inaan Xilkayga ku waayo waxa iiga Muhiimsan Midnimo….” Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho 01. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wadahadal midho-dhal ah oo uu la furo Somaliland, isla markaana ka shaqeeyo midnimada Soomaaliyeed iyo isu-soo-dhawaynta Bulshada xataa haddii ay noqoto inay Walaalaha Somaliland ku qancayaan Kursiga Madaxweyne ee uu ku fadhiyo. Sidaa waxa lagu Sheegay War Kooban…

Read More

Gabadh Reer Somaliland Oo Ka Qaybgalaysa Tartanka Miss Afirka Ee Dalka Ingiriiska!!

London 01. September 2017 (SDN/QJ):- Gabadh reer Somaliland ah ayaa markii u horraysay ka qaybqaadanaysa bandhigga quruxda hablaha Miss Afrika ee dalka Britain oo la qabanayo sannadkan. Bandhigan oo ah sannadkii 7-aad, waxaa uu ka qabsoomayaa hoolka Royal Regency Hall ee magaalada London 14-ka Bisha October ee sannadkan. Miss Ayaan oo haysata dhalashada Ingiriiska, kana…

Read More

Raysal Wasaaraha Somalia oo Ku Margaday inuu Cadeeyo Sababta ay Itoobiya ugu Dhiibeen Hogaamiye ka Tirsanaa Ururka ONLF DAAWO

Muqdisho 01. September 2017 (SDN/QJ):- Raysal Wasaaraha dawladda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre ayaa Markii Kowaad waxaa wax laga weydiiyey Warar sheegaya in dawladiisu ay dalka Itoobiya u gacan gelisay Sarkaal ka tirsanaa Ururka ONLF oo lagu naanayso Qalbi Dhagax kaas oo Ciidamadda Somalia ay ka soo qabteen Magaaladda Gaalkacayo. Waxaa kale oo Raysal Wasaare…

Read More

Maareeyaha Shirkadii u Horaysay ee Somaliland ka Suurto Gelisa ka Faa’iidaysiga Tamarta Cadceeda oo Sharaxay Sababtii Keentay inay Shirkadan dalka ka furaan

Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Sayid Cali Axmed waa Maareeyaha Guud ee Shirkada Golis Solar System Waa dadkii ugu horeeyay ee Somaliland ka bilaabay Mashruuc ku shaqeeya tamarta cadceeda oo laga dhigo Laydh amase Koronto. Maareeyaha Shirkada Golis Solar System Sayid Cali Axmed wuxuu Sharaxaad ka Bixiyey Marxaladihii kala duwanaa ee Shirkadani soo Martay intii…

Read More

Telefishanka Itoobiya oo Xaqiijiyey in Dawlada Somalia ay Gacanta u Soo Gelisay C.kariin Sheekh Qalbi Dhagax oo ka mid ah Hogaamiyeyaasha ONLF DAAWO

Addis Ababa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka Dalka Itoobiya ayaa Cadeeyay in Dawlada Somalia ku soo Wareejisay Itoobiya Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka tirsan Saraakiisha Ururka ONLF Waxaanu telefishanku sheegay in Sarkaalkani Sadexdii sano ee u danbeeyay uu ku sugnaa Gudaha Somalia. https://www.youtube.com/watch?v=fwGsQToQX7U

Read More

Jab’hada ONLF oo Si ba’an ugu Dhaleeceeyay Dawladda Somalia Go’aankii ay Itoobiya Gacanta ugu gelisay Sarkaalkii ka tirsanaa Ururkooda & Xukuumada Somalia oo ka aamustay!!! DAAWO

Washington 01. September 2017 (SDN/QJ):- Jabhada Xoreynta Ogadeniya ee ONLF ee la dagaalanta dowlada Itoobiya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay ku cambaareyneyso falkii dhowaan sarkaal ka tirsanaa Jabhadaas ay dowladda Somalia ugu gacan gelisay dowlada Itoobiya. Cabdikarin Sheekh Muuse oo ka tirsanaa ONLF ayaa waxaa dhowaan degaanada degaano ka tirsan Galmudug ka soo qabtay ciidamada…

Read More