‘’Xisbiga KULMIYE Ee Aan Xubinta Ka Ahayna Waxa Uu Dedaal U Galay Oo Uu Hindisay In Gobolka Awdal uu helo Guddoomiye-ku-xigeenka Golaha Wakiillada’’ Mudane Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle DAAWO

Boorama 04. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Md. Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa Khubad Ka Jeediyey Magaaladda Boorama oo Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye ay u Galbiyeen. Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Md. Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa dareen farxad iyo qadarin leh kaga fal-celiyey soo dhawaynta baaxadda leh ee loo…

Read More

‘’Hadii aad Kursi weyday Dee Kulmiye ayaad isu Sharaxday oo Ku weyday ee Waddani Kamaad waayin ee Is weydii,Habeenkii ayaan Ku idhi Codkii 45-ka ahaa Wuxuu Inaadeerkaa Muuse Biixi u wadaa Nin Guda biirsi ah’’ Xigtada Xildhibaan Siciid oo Xaal Bixiyey DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maalintii Sabtidii si Rasmi ah Isaga Casilay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ahaa Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ugu Jira Xisbiga Waddani,Waxaanu Sababta is casilaadiisa ku Sheegay Kadib Markii Xisbiga Waddani aanu u cumaamadin Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda,Waxaa kale oo…

Read More

Xusuusaha Jacayl ee Fanaanka Caanka ah ee Axmed Cali Cigaal ee Beri Samaadkii DAAWO

Nairobi 04. September 2017 (SDN/QJ):- Axmed Cali Cigaal Waa mid ka mid ah Xidigaha Fan masraxeedka soomaalidu aad u jeceshahay waa fannaan ilaahay hibo u siiyey Cod Toolmoon,Luuq Macaan iyo inuu qabsado dhegaha iyo dhaayaha cid kasta oo Heesihiisa dhagaysta amase daawata,Waxa uu Sidoo kale yahay Fannaan qabsada Masraxa uu wax ka dhigayo. Hadaba Fanaan…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta Dalka Dib ugu Soo Laabtay,Soo Dhawayntii Loo Sameeyay Iyo Afhayeenka Madaxtooyadda oo Warbaahinta La Hadlay DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo muddo socdaal ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana si balaadhan loogu soo dhoweeyey caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Oo Maxkamada La Tiigsanaya Tv-Ga Qaranka Iyo Radio Hargaysa & Dulucda Dacwad ay Gudbinayaan DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa sheegay in Telefishanka Qaranka Somaliland iyo Idaacadda Radio Hargaysa oo Miisaaniyad ka badan 7 Wasaaradeed lagu Masruufo ay Ku Guul daraysteen Madaxda wasaaradda warfaafintu sidii ay Shacabka uga haqab tiri lahaayeen Barnaamijyo wadcigooda kor u qaadaya taas badalkeedana ay…

Read More

Somaliland ha ku Xisaabtanto Xigmada David Maraga, Xarbiga Raila Odinga & Xaaladda Uhuru Kenyatta!!

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Dalka Kenya ayaa soo jiitay indhaha beesha caalamka oo dhan Jimcihii (1.9.2017) oo maxkmadooda sare soo saartay qaraar ay ku tirtirtay natiijadii doorashadii madaxtinimada ee waddankaas ka qabsoontay 8-dii Ogost oo ay bayaamisay in doorashadaasi aan loo qaban hannaan waafaqsan sharciga doorashooyinka isla markaana madmow jiray. Kenya waxay noqotay dalkii…

Read More

Prof Ismaaciil Buubaa oo Ka Hadlay Sida aanay Suurto gal u ahayn in Somaliland laga Wareejiyo Hawadeeda

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, kana tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay Maamulka Hawada Somaliland iyo Somaliya, oo lagu wareejinayo Dawladda Somaliya. Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay Doorashada Madaxtooyada ee fooda inagu…

Read More

‘’Waxaa Muuqata in arrinka Citiraaf Raadintu aanu ahayn Mid aad looga shaqeeyay Waxaana cad in la bilaabo Dedaal Aqoonsi Waayo iminka ma Jiro Dhaq-dhaqaaq Aqoonsi’’

Sweden 04. September 2017 (SDN/QJ):- 31 Aguast oo ahayd khamiistii toddobaadkan ayaa waxa baarlamaanka Sweden su’aalo ku saabsan qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland iyo doorka dawladda Sweden lagu weydiiyay golahaas wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Sweden Margot Wallström. Fadhigan oo qabsoomay markii ay xildhibaanadu ka soo noqdeen fasaxii xagaaga ee sannadkan, ayaa waxa wasiirka khaarajiga Sweden su’aalo…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood ‘’Waxaad u Baahan Tahay Lamaane Aad Ku Tiirsanaato’’ Kala Soco Qurbejoog.com DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

Cadayn Muujinaysa in Cabdi Kariin Qalbi Dhagax aanu Isagu Si Iskii ah Isugu Dhiibin Dawlada Itoobiya Balse Loo Gacan Geliyey DAAWO

Addis Ababa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Itoobiya oo ka jawaabeyso codsigii RW Kheyre ee ahaa in G/Sare Cabdikariin Qalbi dhagax uu isaga iskii isku soo dhiibay kaddib markii aay ku qancisay dowladda Soomaaliya. G/Sare Qalbi dhagax ayaa si xoog ah looga kaxeeyay magaalada Muqdisho inta aanan la gelin gacanta Itoobiya. Dowladda Soomaaliya ayaa heshiiska…

Read More

Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Khayre oo Lagu Ajburay inuu Is Casilo,Diidmo uu kala Hor Yimid iyo Jahawareer Ka Dhex Bilowday Xarunta Villa Somalia!!

Muqdisho 04. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa jira dadaallo dheer aay wadaan saaxiibada labada garab ee Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre oo aay isku dayayaan in xal loo helo gafkii weynaa ee dowladda aay ku gacan gelisay Cabdikarin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) kaasoo iminka ku xiran xabsi aay leeyihiin sirdoonka Itoobiya sida uu sheegay afhayeenka ururka…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo Sheegay in Dawlada uu Ka Tirsan Yahay ay Heshay Sir Culus oo Ku Saabsan Ururka Alshabaab

Muqdisho 04. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuuamadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa faahfaahin ka bixiyay qoraal uu u diray dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ku dalbatay taageero Milateri iyo ciidamo Mareykanku u soo diro Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegayin dowladda Soomaaliya in codsiga dowladda Soomaaliya ay kaliftay xog sir ah oo ku saabsan al-Shabaab oo…

Read More

“Itoobiya Ayaa Loo Gacan Galiyey Adis Ababa Ayaa Laga Dejiyey Thaabit Ayaa Raacay Ayaa nalagu Yidhi, Haddee Waa La Iibsaday Itoobiya Ayaa Laga Gatay” Xaaska Hogaamiyihii ONLF

Muqdisho 04. September 2017 (SDN/QJ):- Khadro Maxamed Cabdi  oo ah xaaska Qalbi-dhagax iyo Fartun Cabdikarim Muuse oo ah gabadhiisa ay dirayaan waa kii ugu dambeeyay baaqyo isdaba joog ah oo laga codsanaayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre in ay ka hadlaan sababta muwaadinka Cabdikarim Muuse(Qalbi-dhagax) loogu gacan-geliyay Cadawga Itoobiya. Villa…

Read More

Sheekh Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar oo ka faallooda arrimaha Islaamka oo Falanqeeyay Sababta Loo Gumaadayo Muslimiinta Myanmar DHAGAYSO

London 04. September 2017 (SDN/QJ):- Kumannaan kun oo ka mid ah Muslimiinta dalka hadda loo yaqaano Myanmar balse la oran jiray Burma ayaa gaaray dalka Bangladesh kadib marki ay guryahoodii kasoo barakiciyeen ciidamada dalka Myanmar. Arrintan ayaa waxaa ay keentay cambaareyn caalami ah oo loo jeedinayo xukuumadda Myanmar oo lagu eedeynayo in ay sameyneyso isir…

Read More

Jaaliyadda Turkiga ee Jarmalka oo Noqday Kuwii ugu Horeeyay ee Ka Gilgisha Xasuuqa Lagu hayo Muslimiinta Rohinga ee Burma

Berlin 04. September 2017 (SDN/QJ):- Jaaliyadda Turkiga Ee Ku Dhaqan Dalka Jarmalka Ayaa Mudaharaad Ka Hor sameeyey Safaaradda Miyanmaar Ay Ku Leedahay Caasimadda Dalka Jarmalka Ee Berlin Iyaga Oo Ku Muujinaya Sida Ay Uga Soo Horjeedaan Gumaadka Iyo Barakicinta  Lagu Hayo Muslimiinta Rohingyiinta Dalkaasi. Mudaharaadayaashan Oo Ay Weheliyaan Ururada Rayidka Ah Ayaa Waxa Ay Siteen…

Read More

Beesha Habar-Gidir Iyo Dawladda Federaalka Somalia Oo Isla Qaatay Qodobo ku Saabsan Sidii Loo Aasi lahaa Dad Todobaadkii Hore Lagu Laayay Weerar Diyaaradeed

Muqdisho 04. September 2017 (SDN/QJ):- Dhacdadii lagu xasuuqay dad shacab ah usbuucii hore ayaa sii kicisay farqiga siyaasadeed ee u dhexeeyay beesha Habargidir iyo dowladda Federaalka ah. Haddaba si loo duugo meydadkii dadkii lagu xusuuqay Bariire, ayaa dowladda iyo Beesha Habargidir waxaa aay kala saxiixdeen heshiis dhowr qodob ka kooban, Qurbejoog.com oo heshay nuqul ka…

Read More

40 Kun oo Qof oo Qaxoonti Qoomiyada Rohinga oo Todobaad Gudihii Gaadhay Dalka Bangladesh Kadib Markii ay Naftooda Kala Carareen Dalkooda Hooyo ee Myanmar!!

Myanmar 04. September 2017 (SDN/QJ):- Qaramada Midoobey waxa ay sheegeysaa in ku dhawaad 40 kun oo qof oo qaxooti ah oo ka tirsan qowmiyadda laga tirada badan yahay ee Rohingya ee dalka Myanmar ay isbuucii la soo dhaafay oo kaliya u tallaabeen dhanka dalka deriska ah ee Bangladesh. Qaxootigan ayaa u badan carruur iyo dumar,…

Read More

Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisay Gantaalkii Lixaad oo Xambaari Kara Hubka Khatarta ah ee Nukliyeerka,Cuno-qabataynta Qaramada Midoobay Iyo Canbaaraynta Maraykanka

Pyongyang 04. September 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Mareykanka ayaa codkeeda ku dartay cambaareynta loo soo jeedinayo Kuuriyada Waqooyi taas oo tijaabisay wax ay ku sheegtay hub nukliyeer ah oo si fiican loo horumariyay. Pyongyang ayaa sheegtay in ay si guul ah u tijaabisay bam nukliyeer ah oo ay xambaari karaan gantaalada ridada dheer. Madaxweynaha waddanka Mareykanka,…

Read More