Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Kulan la Qaatay Wefti Ka Socday Ingiriiska oo uu Hogaaminayo Wasiirul Dawlaha Africa & Waxyaabihii laga wada hadlay

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Kulan muhiim ah oo uu hogaaminayay Komishaneer CabdiFatax Ibrahim Sheekh oo ka qabsoomay xarunta KDQ, Kulankan oo ahaa kulan muhiim ah waxuu KDQ la yeeshay Wafti ka socda dalka Ingriis oo uu Hogaaminayo Wasiir Rory Stewart oo ah Wasiiru dawlaha Horumarinta iyo Arimaha Debada ee qaabilsan Africa iyo Waddamada Barwaaqo…

Read More

Qaar ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Oodweyne oo Wasiiro Iyo Guddida ka soo Kabashada abaaraha ka difaacay eedaymo ku saabsan inay la Wareegeen Shaqadii Golaha Deegaanka DAAWO

Oodweyne 21. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka ee Magaaladda Oodweyne oo Kulan Warbaahineed ku qabtay Magaaladaasi ayaa ka difaacay eedaymo ay Xubno Golahooda deegaanka ka mid ahi u Jeediyeen Gudoomiyaha Gobolka Daad madheedh,Guddida Abaaraha iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo ay ku eedeeyeen inay Shaqadii golaha deegaanka Oodweyne Maroorsadeen.

Read More

Caaqil ka Mid ah Gurmadkii Gaadhay Buuhoodle Si ay Xaalada Colaadeed u Dejiyaan oo La Dilay DAAWO

Buuhoodle 21. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdixakiin Cumar Faarax (Budeeye) kana mida mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Hargeysa ayaa xaqiijiyay dilka Alle haw naxariistee Caaqil Daahir Cartan Gadhcade (Salaama) oo lagu toogtay gudaha magaalada Buuhoodle. https://www.youtube.com/watch?v=rtryt9tvt_s

Read More

“Xisbi Ahaan Waxaanu Aaminsan Nahay Haddii Aynu Doorashadaas Ku Guntano, Oo Si Nabadgalyo Ah Oo Qurux Badan Inoogu Dhacdo, In Aqoonsigu Inoogu Xigi Doono’’ Gudoomiye Ku Xigeenka Kulmiye

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan Mushaxnimada Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga UCID, oo ilaa hadda jirin,xulashada Faysal Cali Waraabe, ee Gobol Sanaag, iyo inuu ka duwanaado Kulmiye iyo Waddani, oo musharaxiintooda Madaxweyne ku xigeen ka soo jeedaan Gobolka Awdal….

Read More

Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Punt land oo Ka Hadlay Dirir Beeleedka ka Dhacay Magaaladda Buuhoodle

Garowe 21. August 2017 (SDN/QJ):-Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadashay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday tuulooyin hoostaga Magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer.   Dagaalkan ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo barakac.   Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdi xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in dagaaladaas aysan aheyn kuwo siyasadeed balse ay yihiin…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Khaatumo haatana Sheegta Madaxweynaha Ku Meel gaadhka ah ee Khaatumo oo ka Hadlay Dagaalka Beelaha Walaalaha ah ku Dhex maray Magaaladda Buuhoodle DAAWO

Buuhoodle 21. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Xilka laga Qaaday ee Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Khaatumo haatana isku Magacaabay Madaxwaynaha Kumeel Gaadhka ee Khaatumo Cabdale Cali Haybe ayaa ka Hadlay Dagaal Buuhoodle ka dhacay ee u dhexeeyay Laba beelood oo Walaalo ah.

Read More

Hargaysa: Qaabka Ay Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu U Qaabishay Imtixaan Ay Maanta 240 Jaamici Oo reer Somaliland Ah Ka Qaaday

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku dhawaad 240 Muwaadiniin reer Somaliland oo  shaqo doon ah, Hoolka Hay’adda Shaqaalaha ugu qabatay Imtixaan ay ku kala saarayso si cida Imtixaanka ku guulaysata ay uga shaqo gasho shaqooyin ka banaan Wasaaradda Dalxiiska iyo Dhaqanka ee Somaliland qaadanaysa shaqaale Cusub. Guddoomiyaha Hay’adda…

Read More

Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibedda Somaliland oo Muqdisho Ku Sugan & Kulan uu La Yeelanayo Raysal Wasaaraha Somalia

Muqdisho 21. August 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdisho waxaa lagu arkay dhawaana gaaray Wasiirkii hore ee Arimaha Dibedda Somalia Maxamed Cabdulaahi Cumar oo sidoo kale hada ah xubin sare oo katirsan Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye. Maxamed Cumar ayaa lagu arkay Hoteelo kuyaala magaalada Muqdisho iyo sidoo kale xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana masuulkan uu kulamo…

Read More

Nin Beeralay ah oo Bilaabay Qorshe uu Wax kaga Bedelayo Fikirkii Dadku ka haysteen & Dirays ku haboon Shaqadiisa oo uu Xidhay!!

Japan 21. August 2017 (SDN/QJ):- Kiyoto Saito, oo beeraley da’yar ah oo ku nool dalka Japan ayaa isku dayaya inuu badalo aragtida dadku ka heystaan howlaha beer limista iyo falka. Haddii uu kaxaynayo cagaf-cagaf ama uu ku joogo jilbihiisa, Kiyoto wuxuu aalaaba xirtaa koor iyo suut dhamaystiran iyo luqun-xir ‘tie.’ Qoyska Kiyoto waxay muddo aad…

Read More

Beesha Ciise Binu-axmed Oo Fool-xumo Aan Hadhi-doonin KuTilmaamay Faro-madhnaan Ay Awood-qeybsiga Dawladda Somaliland Ka Joogaan

London 21. August 2017 (SDN/QJ):- Qurba jooga beesha Ciise ee ku sugan wadanka Ingiriiska ayaa sheegay inay xaq u leeyihiin in loo doorto kursiga gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada somaliland. Qurba jooga beesha Ciise oo war murtiyeed ay ka soo saareen magaalada London soo gaadhsiiyey qurbejoog.com, ayaa u dhignaa sidan. “Qurba jooga Beesha…

Read More

Xujaaj Qaarkood Ka Tageen Hargeysa Oo Ka Cawday Dadkii Kaxeeyay Oo Dejiyey Huteellada Ugu Adeegga Liita Dhulka Barakaysan & Cadadka Lacagaha Laga Qaaday

Makka 21. August 2017 (SDN/QJ):- Xujaaj Soomaali ah oo ka tagay Deegaannada Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa qaarkood eedayn  u soo jeediyeen dadka ku shaqaysta inay Dadka soo gudanaya Waajibaadka Xajka kaxeeyaan isla-markaana ay geeyaan Magaalada Makka, gaar ahaan Xaramka iyo Dhulka Barakaysan ee uu ka mid yahay Masaajidka Nebiga (CSW) ee ku yaalla Magaalada Madiina….

Read More

Sagaal Ka Mid ah Xujaajta Sannadkan oo Ka Maarmay Diyaarad Iyo Gaadiid Isla Markaana Baaskiilado Ku Tegay Magaalooyinka Barakaysan ee Maka Iyo Madiina & Dalalka ay ka soo Safreen

Makka 21. August 2017 (SDN/QJ):- Sagaal Xaaji oo ka mid ah Xujaajta Ingiriiska ee sanadkan soo Gudanaysa Waajibka xajka oo Baaskeelado kaga soo ambabaxay Magaaladda London ayaa Gaadhay Magaalada Barakaysan ee Maka al-mukarama. Xujaajtan Baaskiiladaha ku tegey Xajka ayaa safarkoodu waxa uu qaatay Lix todobaad,Iyagoo socday  Masaafad dhan in ka badan Saddex kun oo Kilo…

Read More

Caasimadda Somalia ee Muqdisho: 12 Jir Ay Dishay Baaskoolad Aabbihii Leeyahay Oo Uu Ku Ciyaarayey

Muqdisho 21. August 2017 (SDN/QJ):- Wiil da’diisa lagu sheegay 12-jir, ayaa Habeen hore isku dilay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, kadib markii uu isku dhuftay Bastoolad la sheegay in uu lahaa Aabihii. Wiilka is dilay, ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cadnaan Cabdi Cali, waxaana Aabihii uu kamid yahay Saraakiisha ciidamada Dowladda, gaar ahaan kuwa Militariga….

Read More

Xukuumada  dalka Ciraaq oo Daboolka ka Qaaday Olole Dagaal Si aanay Ciidamada Daacish Dib ugu Qabsan Magaalada Tal-Cafar

Baqdaad 21. August 2017 (SDN/QJ):- Raysalwasaare Xaydar Al-Cibaadi oo khudbad ka jeediyey Television-ka ayaa ku dhawaaqay qorshaha dagaal ee cusub waxana uu sheegay in maleeshiyaadka daacish aanay u banaanayn inay is dhiibaan ama ay dhintaan mooyaane. Raysalwasaaruhu waxa uu sheegay in 400 kun oo askari oo isugu jira Milateriga wadanka, ciidamada ka hortaga argagixisada iyo…

Read More

Isbedelka Cimilada,Dhul Beereedkii oo soo Uruuraya Kaas oo Sabab u ah Khataro soo Wajaha Nolosha Reer Africa

Addis Abbaba 21. August 2017 (SDN/QJ):- Qaaradda Afrika waxaa soo waajahay khatar cunto yaraan ah oo looga cabsi qabo in sannadaha soo socda si aad ah looga dareemo qaybo badan oo ka mid ah. Sababaha keenaya oo badanna waxaa ka mid ah, isbeddelka cimilada oo dhaawaciisa ugu badan ku dhacayo qaaraddan saamiga ugu yar ku…

Read More

Booliska Hindiya oo Baadhaya Shilkii Tareen ee Ugu Xumaa ee Dalkaasi ka dhaca oo 23 Qof Ku dhinteen In Ku dhow 130 ay ku Dhaawacmeen

Delhi 21. August 2017 (SDN/QJ):- Dalka Hindiya ayaa bilaabay xaqiiqa raadin lagu samaynayo shil Tareen oo ay ku dhinteen saddex iyo labaatan(23) Qof 123, Qof oo kalena ay ku dhaawacmeen, shilkanina waxa uu noqonayaa kii afraad ee ugu xumaa ee noociisa ah  ee dalkaasi ka dhaca Sanad Gudihii. Afhayeen u hadlay dhabaha Xadiidka tareemadu ku…

Read More

Afar Ruux oo Geeriyooday iyo 11 Kale oo Ku Dhaawacmay Gantaalo lagu Garaacay Xaafado ka tirsan Caasimadda Suuriya ee Dimishiq

Dimishiq 21. August 2017 (SDN/QJ):- Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhimatay 11 kalena waa ku dhaawacmeen ka dib markii axaddii maanta gantaalo lagu garaacay xaafado ka tirsan Magaalada Dimishiq ee Xarunta Dalka Suuriya. Gantaalahan ayaa lala bartilmaameedsaday agagaarka xarunta ay ka socoto carwada caalamiga ah ee Ganacsiga qaybteedii  59-aad. Sarkaal u hadlay dawlada Suuriya…

Read More

Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Oo Shaacisay 7 Dugsi Sare oo Hargaysa ku Yaal oo ay Ruqsadii kala Noqotay iyo Sababta Keentay

Hargaysa 20. August 2017 (SDN/QJ):-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ruqsadii kala noqotay toddoba dugsi sare oo gaar loo leeyahay, kuwaasi oo dhammaantood ku yaalla caasimada Hargeysa. Sidaasna waxa shaaciyey Agaasimaha waaxda dugsiyadda gaarka loo leeyahay, Muuse Shide, ayaa ka hadlay sababta ay ruqsada looga qaaday, waxaannu ku eedeeyey dugsiyadaas inay u…

Read More