Boqolaal Soomaali Ah Oo Ka Qaxay Dalka Tirsan Qaarada Yurub Iyo Sababta Oo La Ogaaday!!
Denmark 23. August 2017 (SDN/QJ):- Ugu yaraan 350 qof oo Soomaali ah ayaa sanad iyo barkii ugu danbeeyay isaga cararay Denmark ama aan la ogeyn meesha ay ku danbeeyeen Sida uu soo daabacay wargeyska Politiken oo ka mid ah wargeysyada ugu waaweyn dalka Denmark. Qaar badan oo dadkan ka mid ah ayaa qeyb ka ahaa…
