Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Waan Waan ka Dhex Bilaabay Khilaafka Golaha Wakiiladda Isla markaana Hakiyey Shir ku Mudaysnaa inuu Beri Furmo DAAWO

Hargaysa 22. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa dhex galay Khilaaf ka dhex taagan Golaha Wakiiladda Somaliland oo u qaybiyey Golahaasi Laba Qaybood isla markaana ka dhashay Doorashadii Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Labada Garab mid kastaa aaminsan yahay in Murashaxoodii ku guulaystay Doorashadaasi. Wararka ay Helayso Shabakada Qurbejoog ayaa Sheegaya…

Read More

”C.raxmaan Cirro Waa Abaal laawe Waayo Anigoo Ku Xigeenkiisa ah ayuu Iga Codeeyay,Sidoo kale Baashe Maxamed Faarax oo 12 Sano ay is ag fadhiyeen ayuu Mar Feedhay Markii danbena Wuu Diiday inuu Noqdo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda” Siyaasi Axmed Muumin Seed DAAWO

Hargaysa 22. August 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Axmed Muumin Seed oo Mar ahaa Gudoomiye ku xigeenkii Kowaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani haatana ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa Sheegay inuu Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro inuu Yahay Abaal laawe.

Read More

Cabdi Kariin Xinif oo Jawaab ka Bixiyey Dhaliilo Xaal marineed oo Kaga Yimid Xildhibaan Mubaarik Bidhi oo Ka Dhashay Sida uu u arko Xaalada dalka DAAWO

Hargaysa 22. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdi Kariin Xinif oo ah Agaasimaha Xisaabaadka ee Komiishanka la Dagaalanka Aids ee Somaliland kana Mid ah Saraakiisha Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa ka hadlay Socdaal uu qayb ka ahaa oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ku soo mareen Gobolada bari ee Somaliland Gaar ahaan Gobolada Sool iyo Sanaag….

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo soo gaba gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay dalka Masar

Qaahira, Ogosto 22, 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay dalka Masar labadii maalmood ee la soo dhaafay. Madaxweynaha iyo wafdiga la socday oo ay weheliyaan Madaxweyinihii dowladdii ku-meel gaarka ahayd Mudane Cabdi Qaasim Salaad Xasan iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiyo…

Read More

Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Puntland DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland, ayaa ka hadashay Hanjabaado Maamul-gobolleedka Puntland ka soo yeedhay, kuwaasi oo nuxurkoodu ahaa inaan Deegaannada Sool iyo Sanaag la geyn karin Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashooyinka. Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil oo Maanta la hadlay Telefiishanka Bulsho, ayaa sheegay in Puntland oo ka mid ah maamullada ka jira Soomaaliya ay…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Cisbitaal ku Yaala Magaaladda Hargaysa Ku Booqday X.Cabdi Waraabe oo Xaalad Caafimaad la soo Deristay SAWIRO

Hargaysa 22. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku-xigeenka Ahna Ku-simaha Madaxweynaha JSL Oo Cusbitaalka International Ku Bookhday Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-waraabe) Oo Xaalad Xaafimaad U Jiifa.   Waxaanu Madaxweyne ku-xigeenku Xaajiga ALLE uga baryay inuu caafimaad taamaha siiyo kana dulqaado xanuunka, isagoo sheegay madaxweyne ku xigeenku In Xukuumadda Somaliland u diri Doonto xaajiga Dalka Imaaradka carabta…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Su’aalihii Ugu Badnaa Lagu Weydiiyey Madal ka dhacday Magaaladda Ceerigaabo & Nooca Balanqaad ee uu Bulshada u soo Bandhigayo DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa waxaa Su’aalo Lagu weydiiyey Barnaamijka Ha Hakran Dadkaaga ee ka baxa Telefishanka Saab Tv Kaas oo dadweynaha ka qayb qaadanayay ay ku sugnaayeen Xarunta Gobolka Sanaag ee Magaaladda Ceerigaabo. Waxa Gudoomiyaha Wax laga weydiiyey arrimo badan…

Read More

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Sheegay in Balanqaadkii Gudoomiye Cirro ee Mushahar u Kordhinta Ciidanka Iyo Guryo u dhiskoodu aanu ku Jirin Buuga Barnaamijka Xisbiga Waddani Iyo Dulucda Xogwaran Dhinacyo badan Leh oo uu Bixiyey DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa si Faahfaahsan uga Hadlay Marxalada Siyaasadeed ee Somaliland gashay, Hirdanka u dhexeeya Xisbigiisa Waddani iyo Xisbiga Kulmiye ee Talada dalka haya. Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan Waxaa Wax laga weydiiyey Balanqaad uu…

Read More

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Sharciyadiisa Lagu Muransan Yahay oo Ku Gacan saydhay Gudi dhex dhaxaadineed oo ka Socday Haldoorka Ururka Musdanbeedka Abwaanada Somaliland Soona Jeediyey in Xafiiska Looga Saaro DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Ururka Musdanbeedka Abwaanada Somaliland oo isu xilqaamay soo afjarida Khilaafka ka dhex oogan Golaha Wakiiladda Somaliland ee Ka dhashay Doorashadii Gudoomiyaha Lagu Muransan yahay ee golaha Wakiiladda ayaa sheegay maanta in Mudane Baashe Maxamed Faarax Gudoomiyaha Muranku ka taagan yahay Sharciyadiisu uu diiday inay Dhex dhexaadiyaan isaga iyo Garabka Kale…

Read More

‘’Beelo Ku dagaalamay Buuhoodle Ma Jiraan ee Waxaa Ciidanka Qaranka Somaliland laga Dilay 4 Askari Waxaana ka danbaysay arrintaas Punt land Wasiir Faratoona Wuu ku Khaldamay…’’ Gaashaanle Sare Abokor Sulub DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Gashaanle Sare Abokor Sulub Oo Puntland Ku eedeeyey Ciidan Qaran Oo Lagu Laayey Buuhoodle, Wasiir Faratoona U Diray Fariin, Sidoo Kalena Tacsi U Diray Qoysaskii Iyo Eheladii Ciidankaasi La laayey.

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘‘Boqortooyada Xayawaanka’’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

‘’Waxaan Halkan u imid si aan Somaliland ula dabaal dego Horumarka ay ku Talaabsatay 26 Sano ee u danbeeyay & Inaan ogaado Waxyaabaha Qaadhaan Bixiyeyaashu ka Taageeri karaan’’ Wasiirul Dawlaha Qaarada Africa ee Ingiriiska DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Wefti ka socda dalka Ingriis oo uu Hogaaminayo Rory Stewart oo ah Wasiiru dawlaha Horumarinta iyo Arimaha Debada ee qaabilsan Africa  iyo Dalalka Barwaaqo Sooranka ayaa Socdaalkiisii Kowaad tan iyo intii uu xilkan Wasiiru dawle qabtay waxa uu ku Yimid Caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Wasiiru Dawlaha Ingiriiska u qaabilsan Africa…

Read More

Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland oo Ruqsadii kala Noqotay 7 Dugsi Sare oo ku Yaala Caasimadda hargaysa & Khaladka ay Galeen Iyo Ku Nagaanshaha Mawqifka ay qaadatay Wasaaradu oo Mugdi ka Sokeeyo DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa cadaysay inay Ruqsadii kala noqotay 7 Dugsi sare oo ku yaala caasimadda hargaysa kadib markii ay u hogaansami waayeen awaamiir ka soo baxday Wasiirka Waxbarashadda. Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa Hore Waxay u Shaacisay Gaar ahaan Wasiirka Wasaaradaasi inuu…

Read More

“Col Iyo Abaar Ayaa Somaliland Ka Socda Waana Tii Laga Duceysanayay Ee Yaa U Codeyn Doona..” Suldaan Mawliid Sabayste DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Sabeyse kana mida sulaadiin reer Somaliland ayaa xukuumada xisbiyada ku dhaliilay sida ay uga caga jiidayso beelaha walaalaha ah ee dirirtu ay ku dhexmartay degmada Buuhoodle. “Xukuumada Somaliland doorkii ay ku laheyd daminta shaqaaqada labadaasi beelood kamay qaadan furinbaana laga dhigey, xukuumada iyo golayaasha Hargeysa dhexdeeda ku murmayana waxaan…

Read More